Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

xog dhab ah oo naga soo gaadhay war ku soo baay mareegta Waaheen oo ku saabsanaa in Cali mareexaan iyo Salaadiin la siiyey qayb ka mid a Tiyaatarka Hargeysa ayaa cadeeyey in Madaxweyne Axmed Siilaanyo siiyey laba Suldaan ee kala ah Suldaan saleebaan Boqor Cismaan Xasan iyo Suldaan C/raxmaan C/laahi Aw Good.

xog dhab ah oo naga soo gaadhay war ku soo baay mareegta Waaheen oo ku saabsanaa in Cali mareexaan iyo Salaadiin la siiyey qayb ka mid a Tiyaatarka Hargeysa ayaa cadeeyey in Madaxweyne Axmed Siilaanyo siiyey laba Suldaan ee kala ah Suldaan saleebaan Boqor Cismaan Xasamn iyo Suldaan C/raxmaan C/laahi Aw Good.

Sida ay noo sheegeen ilo wareedyo rasmi ah oo u dhun daloola Digreetadii lagu siiyey Salaadiintaas ayaa sheegaya Madaxweyne Siilaanyo inuu u cuskaday siinta dhulkaasi Codsi uga yimi labada Suldaan isla markaana markii arkay maamuuska ay mudan yihiin in uu u siiyey Dhulkaasi.

Mareegta Waaheen waxa ay ka cudur daaranaysaa isla markaana Raaligelin ka siinaysaa labada Suldaan ee Dhulkaas ka siiyey Eray ku jiray warkaas oo ahaa in Xildhibaan Cali Mareexaan iyo Salaadiin uu ku shaqaysto dhulkaas la siiyey, kaasoo ah mid aan ku haboonayn labada Suldaan.

Sidoo kale, Xildhibaan Cali Mareexaan oo aanu warka ku xusnay in Dhulkaas la siiyey isaga iyo labada Suldaan ayaa Waaheen ahaan xaqaiijinay in aanu dhulkaas ku jirin ee ay labada Suldaan iyo Madaxweynaha uun ay ka dhaxaysay siinta Dhulkaasi.

xigasho waaheen

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com