Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Aragti (Page 57)

Natiijada Ciyaartii Saaka Boorama Ku Dhex Martay Xulalka Saaxil VS Salal iyo Hawd VS Buuhoodle

Natiijada Ciyaartii Saaka Boorama Ku Dhex Martay Xulalka Saaxil VS Salal iyo Hawd VS Buuhoodle

Ciyaar xiiso badan oo u dhexaysa xulalka Saaxil iyo Salal ee group B-da ku wada jira ayaa saaka ciyaari sideedii subaxnimo uga bilaamatay garoonka Xaaji Daahir Stadium ee Boorama. Ciyaaraha ayaa markii u horaysay galinka hore la qabtay kadib arrimo amaan darteed, waxaana 10:00 subaxnimo bilaamaysa ciyaar adag oo u dhexaysa Hawd iyo Buuhoodle. Ciyaarta […]

Xukuumadda oo hakisay wareejinta Haamaha Shiidaalka Berbera oo cabsi ka abuurtay Gobolka

Xukuumadda oo hakisay wareejinta Haamaha Shiidaalka Berbera oo cabsi ka abuurtay Gobolka

Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegayaa inay shalay Berbera u dirtay wefti ka kooban Wasiiradda Arrimaha Gudaha, Ganacsiga, iyo wasiir ku-xigeenka Wershadaha, waxaana soo baxaya inay la shir tageen in la hakiyo go’aankii lagu wareejin lahaa Haamaha Shiidaalka Berbera. haamahaXukuumaddu war cad kamay soo saarin arrintan hase yeeshee kulamo hoose oo ay wasiiraddani la yeesheen masuuliyiinta […]

Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland ayaa caawa go’aan ay ka soo saareen ciyaartii rabashaduhu hadheeyeen ee galabta garoonka Xaaji Daahir Stadium ee Magaaladda Boorame ee dhex martay goboladda Awdal iyo Maroodi-jeex.

Ciyaartan oo qeybtii hore ku gab0-gabowday hal iyo eber ay ku hoggaaminaysay xulka kubadda cagta ee gobolka Maroodi-jeex, ayaa qeybtii labaad markii la iskugu soo noqday waxa rikoodhe loo dhigay xulka Gobolka Awdal, waxase diiday oo la dagaalamay garsoorihii ciyaarta dhex dhexaadinayay xulka gobolka maroodi-jeex arrintaasi oo sababtay inay rabsho ka dhacaan garoonka. Xoghayaha Xidhiidhka […]

MADAXWEYNE-SIILAANYO IYO BEESHIISAAY HADDII MURASHAXA ARAB EE KIJAANDHE IDINKA DHAADHICI-WAAYO WAXA KA IMANAYSA KALA KICII GURDUMI” MUJAAHID OOTO BIIXI”

Mujaahid Maxamed Biixi Caalin (Ootoo), ayaa waxa uu tallo u-jeediyay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo qoyskiisa. ooto biixiSidaa waxa uu ku sheegay Mujaahod Ooto-Bixii Qoraal Caawa soo saaray kaas oo u dhignaa sidan: Mujaahid Maxamed Biixi Caalin (Ooto), oo la hadlaya Madaxweyne Axmed-SIILAANYO waxa uu yidhi “Mujaahid Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (SIILAANYO), […]

Xildhibaan Jaamac Xasan Aadan oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay weerarkii dhawaan lagu qaaday Badhasaabka Gobolka Awdal, waxaanu sheegay in Weerarkaas lagu soo qaaday Somaliland, balse ay Xukuumadda iyo Ciidamada Somaliland kaalintoodii ka qaateen, kuna amaanayo.

Xildhibaan Jaamac Xasan Aadan oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay weerarkii dhawaan lagu qaaday Badhasaabka Gobolka Awdal, waxaanu sheegay in Weerarkaas lagu soo qaaday Somaliland, balse ay Xukuumadda iyo Ciidamada Somaliland kaalintoodii ka qaateen, kuna amaanayo. Xildhibaan Jaamac Xasan Aadan oo Wargeyska Geeska Afrika wareysi gaar ah siiyey ayaa sidoo kale […]

Xulka kubada cagta ee Hawd ayaa galabta saddexdii dhibcood ka qaatay dhigiisa maroodi jeex oo ay iskaga horyimaadeen ciyaar ku tirsanayd isreeb-reebka ciyaaraha gobolada Somaliland.

Xulka kubada cagta ee Hawd ayaa galabta saddexdii dhibcood ka qaatay dhigiisa maroodi jeex oo ay iskaga horyimaadeen ciyaar ku tirsanayd isreeb-reebka ciyaaraha gobolada Somaliland.

Xulka kubada cagta ee Hawd ayaa galabta saddexdii dhibcood ka qaatay dhigiisa maroodi jeex oo ay iskaga horyimaadeen ciyaar ku tirsanayd isreeb-reebka ciyaaraha gobolada Somaliland. Ciyaaryahanada Ayaanle Good, Amiin Axmed Cali iyo Kabtan Cabdiraxmaan Ilkacase ayaa u kala dhaliyay goolasha Gobolka Hawd qaybtii hore ee ciyaarta, halka qaybtii dambe ee ciyaarta goolka madiga ah uu […]

Xulka Gobolka Awdal Oo Mari-waayay Buuhoodle, Daadhmadheedh Iyo Xaysimo Oo Barbaro Ku Kala Baxay

Xulka Gobolka Awdal Oo Mari-waayay Buuhoodle, Daadhmadheedh Iyo Xaysimo Oo Barbaro Ku Kala Baxay

Xulalka gobolada Awdal iyo Buuhoodle oo maanta ku wada ciyaaray garoonka Xaaji Daahir ee Magaalada Boorama, ayaa waxay ku kala baxeen 1:1, kuwaas oo labada kooxoodba ay soo badhigeen ciyaar raaligelisay daawadashaadii kala taageerayay labada xul. Dhinaca kale waxa iyaguna galabta garoonka Burco ee Alamzay ku wada ciyaaray xulalka Xaysimo iyo Daadmadheedh, waxaana gool ku […]

RABSHADO KA DHACAY BOORAMA, WIIL LA DILAY IYO XULALKA SALAL IYO GABILEY OO BARBARO KU KALA CALAF QAADAY

RABSHADO KA DHACAY BOORAMA, WIIL LA DILAY IYO XULALKA SALAL IYO GABILEY OO BARBARO KU KALA CALAF QAADAY

Ciyaartii dhex maraysay labada xul ee Gabiley iyo salal ayaa maanta sahayatay nolosha wiil dhalinyaro ah.Somaliland_Ciyaaro_7 Kulankan labada xul oo ku tirsanaa isreeb-reebka ciyaaraha gobolada ee guruubka labaad ee ku wada ciyaaraya Magaaladda Boorama ayaa waxa ay ku kala baxeen 0-0, waxaana ka dhashay buuq iyo qaylo. Ciidamada booliska ayaa rasaas nool u adeegsaday kala […]

Ugaaska guud ee beelaha Arab Ugaas Axmed Maxamed Siciid (Cali Mahdi) ayaa sheegay inuu aad u soo dhawaynayo hanka musharaxnimo ee xildhibaan kijaandhe

Ugaaska guud ee beelaha Arab Ugaas Axmed Maxamed Siciid (Cali Mahdi) ayaa sheegay inuu aad u soo dhawaynayo hanka musharaxnimo ee xildhibaan kijaandhe

Ugaaska guud ee beelaha Arab Ugaas Axmed Maxamed Siciid (Cali Mahdi) ayaa sheegay inuu aad u soo dhawaynayo hanka musharaxnimo ee xildhibaan kijaandhe ugaaskaugaaska oo la soo xidhiidhay Xarunta Baligubadlemedia ee Hargeysa ayaa sheegay inuu Aad U Taageersanyahay Musharaxnimadda madaxwayne ee xildhibaan kijaandhe isagoo madaxwaynaha somaliland ugu baaqay inuu dhex u Noqdo Musharaxiinta Ku loolamaysa […]

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa waxa uu sharaxaad ka bixyey Siyaasada iyo sida ay dadku u haystaan, waxana uu tilmamaay inaanay Siyaasadu colaad ahayn ee ay la mid tahay Kubada Cagta.

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa waxa uu sharaxaad ka bixyey Siyaasada iyo sida ay dadku u haystaan, waxana uu tilmamaay inaanay Siyaasadu colaad ahayn ee ay la mid tahay Kubada Cagta. Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa isaga oo ka hadlayay munaasibad lagu daah furayey Jaamacada cusub ee Maroodi-jeex International University ayaa sidoo […]

MUUSE BIIXI OO 21 SANO KA DIB U-JID BIXIYAY WEEDH XANAF LEH OO SUUQA U GASHAY

MUUSE BIIXI OO 21 SANO KA DIB U-JID BIXIYAY WEEDH XANAF LEH OO SUUQA U GASHAY

Guddoomiyaha Xisbiga Talada Haya ee Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horeysay u-jid bixiyay weedh dhawr iyo labaatan sano ka hor laga guntay.muuseeee Weedhan oo ahayd “Aniga Oo Wax Dilli Kara Duco Qaadan Maayee, Degta Qorigu Ha I jaro” ayaa waxa uu iskaga moosay wasiirka wakhtigan ee warfaafinta Somaliland cabdilaahi maxamed daahir cukuse […]

Cali Guray Oo Iftiimiyay Fursado Xildhibaan Kijaandhe Ugu Guulaysan Karo Musharaxa Kulmiye

Cali Guray Oo Iftiimiyay Fursado Xildhibaan Kijaandhe Ugu Guulaysan Karo Musharaxa Kulmiye

Mujaahid Cali Guray, ayaa ku dooday inaan la yaraysan karin musharaxnimada Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo shalay ku dhawaaqay inuu u sharaxan yahay musharaxnimada madaxweyne ee Kulmiye. Cali Guray ayaa rumaysan inuu Kijaandhe ka dhex faa’iidaysan karo musharaxiinta loolamaya oo aan iyagu isku tanaasulayn, islamarkaana aan wali ku kala guulaysan taageerada beeshooda “Wax walba ka […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com