Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Lamaane Ku Heshiiyay Inay Isku Dhigaan Gaari Xamuul Ah.

yyuyuyuuy(maantasomaliland):-Warbaahinta Caalamka ayaa hadal haaya, Dhacdo Jaceyl oo ka dhacday Dalka Mali, kadib markii Lamaane is qabay Muddo Seddex Sanno ay isla meel dhigeen inay isu dhigaan Gaari xamuul ah.

Dhacdadaani, ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday Magaallo madaxda dalkaasi waxaana la soo warinayaa in dhacdadaasi ay aheyd mid walaac ku beertay Lamaanayaasha is-qaba ee qaaday Jaceyl ka weyn noloshooda.

Lama sheegin Magaca lamaanahaasi, balse waxaa la sheegay in Lamaanahaasi ay ahaayen kuwa Dhimirkoodu yahay 100%, isla markaana sababtu aheyd in aan la kala geyn Jaceylkooda taasina ay sababtay inay isu dhigaan Gaari xamuul ahaa oo siday shamiindo.

Ugu dambeyntii, Dhacdadaasi ayaa waxa ay Cabsi ku beertay Dowladda Mali oo iyadu ka cabsaneysa in dhacdadaasi ay ku baahdo dalka isla markaana ay dhaqan gishtaan inta badan dadka isqaba iyo kuwa is jecel.
by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com