Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Sarkaal Sare oo ka tirsan ciidanka amaanka oo been aan sal iyo raad toona lahayn ku tilmaamay war ay qoreen saxaafada qaarkeed

wardegdegah-midyar(MAANTASOMALILAN)sarkaaal sare oo u hadlay ciidamada booliska ayaa shaaca ka qaady war aan sal iyo raad toona lahayn oo ay qoreen warbaahinta qaarkeed oo ay ku shegeen
in maalintiina ay ciidanka boolisku magaalada hargaysa ka taliyaan habeenkiina ciyaal xaafo taasi oo ah ayuu yidhi been aan sal iyo raad toona lahayn
sarkaalkan u hadlay ciidamada amniga somaliland waxaa uu yidhi
(ciidanka amaanku waa kuwa habeenkii shacbigu ku seexdaan maalintiina ay shaqadooda qof kastaa ugu foofo sidaasi darteed wax laga xumaado oo gef ku ah qofkii qoray weeyaan. sidaasi dartteed saxaafadu waxaasi qoraysaa waa in ay ka waantoobaan borobagaandaha

ay ciidanka amaanka ku hayaan wxaana waajib ku ah qof kasta oo muwaadin ah in uu ciidamada amaanka la shaqeeyo

hargaysa oo caasimadii ah dalka maaha in la yidhaahdo habeenkii ciyaal xaafo ayaa ka taliya.sarkaalkan oo qoral kooban na soo gaadhsiiyay waxaa uu sheegay in ay ceeb inagu tahay waxaa fadeexada ah ee lagu borobagaandeenayo askariga habeen iyo maalin cadceed iyo qabaw u taagan sugida nabadgalyada umadiisa

xuseen xarbi
maantasomaliland
hargaysa/office
email/harbi_31@hotmail.com
tel:0634052413

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com