Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Badhasaabka Gobolka Awdal Biladbuu Qaranka Ka Mudanyahay

cabdoo-axmed-aayer(maantasomaliland):-Tan iyo inii Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland isku badalka ku sameeyey badhasaabada  dalka waxey dadweynuhu aad u soo dhaweyeen fikirka ah inaan badhasaabku gobolka uu u dhashay aan lugu garan kareen wax qabadka uu soo kordhiyey waayo waxaa asturayey madaama uu joogo deegaanka uu kasoo jeedo.

Hadaba badhasaabka gobolka awdal Mudane Cabdoo Axmed aayer oo ahaa mujaahidiintii u soo halgamey halgankii dheeraa ee dib u xoreenta dalka JSL oo isagu fikirkaan ku dhaliyey Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Silanyo)

isagoo Madaxweynuhu laqaatey.

Wuxuuna noqday shaqsi ey mahdiyeen rer awdal una muujiyey wax qabat an lasoo koobikaren hadey noqoto dhinaca  fayadhoorka iyo nabad galyadaba. guntii iyo gabagabdiiba barasaabka awdal  bilad qaran ayuu mudanyahay.

Maxamed Yuusuf

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com