Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

– Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa maanta gaadhay Magaaladda London ee Carriga dalka Ingiriiska.

Sida aanu ka soo xiganay Bogga Xisbiga UCID Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa dhisi doona Rukumada Xisbiga UCID uu ku yeelan doono

London (MSL) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa maanta gaadhay Magaaladda London ee Carriga dalka Ingiriiska.

Taageereyaasha Xisbiga UCID iyo masuuliyiin sarsare ayaa si heer sare ah ugu soo dhaweeyay Guddoomiyaha UCID Magaaladda London, waxaanay u galbiyeen dhinaca hudheelka uu ka degi doono Magaaladda London mudada uu halkaasi ku sugnaan doono.

Faysal Cali Waraabe ayaa lagu wadaa in uu kulamo kala duwan la yeesho inta uu halkaasi ku sugan yahay Jaaliyada reer Somaliland iyo waliba taageereyaasha xisbigaasi uu ku leeyahay Dalka Ingiriiska isaga oo uga warami doono xaalada guud ee Somaliland iyo waliba ta xisbigiisa.

justify;”> Sida aanu ka soo xiganay Bogga Xisbiga UCID Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa dhisi doona Rukumada Xisbiga UCID uu ku yeelan doono Dalka Ingiriiska, kuwaas oo sida uu qorshuhu yahay laga rabo in ay dardar geliyaan hawlaha xisbigaasi.

Si kastaba ahaatee Guddoomiyaha xisbiga UCID ka anbo baxay Magaaladda Hargeysa ee Somaliland ka dib markii uu shalay ka qayb galay Munaasibad lagu qaabilayay Taageerayaashii ugu badnaa ee ka soo goostay Xisbiga Taladda Dalka Haya ee Kulmi

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com