Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

QM oo ka deyrisay xaaladda carruurta Soomaaliya Hooyo Carruur Soomaaliyeed oo nafaqo-darreysan ku heysa isbitaalka Banaadir

QM oo ka deyrisay xaaladda carruurta Soomaaliya
[SlideDeck id=’1950′ width=’100%’ height=’570px’]
Hooyo Carruur Soomaaliyeed oo nafaqo-darreysan ku heysa isbitaalka Banaadir

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in heerka nafaqo darada carruurta Soomaalida heysata ay tahay kuwa ugu daran dunida, taasi oo ay ugu wacan tahay iyadoo abaaro ay saameeyeen waddanka oo dhan.

Sarkaal ka tirsan barnaamijka cuntada adduunka ee Qaramada Midoobay, (Grainne Moloniy) ayaa BBC u sheegtay in gabi ahaanba aanay jirin wax miro ah oo ka soo go’ay koonfurta, dad badana ay xoolahoodii ku le’deen abaarta.

Waxa ay sheegtay in dad gaaraya laba milyan iyo bar ay saameysay abaartu, oo qaar badan oo ka mid ah ay u guureen magaalooyinka Soomaaliya ama Kenya iyo Yemen.

Soomaaliyaa sidoo kale waxa jira dagaal kaasi oo labaatankii sano ee u danbeeyay sababay barakac aad u balaaran.
BBC

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com