Home » Posts tagged with » WARKII UGUDANBEEYAY

QAAR KAMIDA DHALINYARADDA IYO WAXGARADKA GOBOLKA TOGDHEER OO WASIIRKA MACDANTA KU EEDEEYAY EEX IYO MUSUQMAASUQ

QAAR KAMIDA DHALINYARADDA IYO WAXGARADKA GOBOLKA TOGDHEER OO WASIIRKA MACDANTA KU EEDEEYAY EEX IYO MUSUQMAASUQ

Dhallinyarada iyo waxgaradka kasoo jeedaa deegaannada  Xagal, Balli-dhiig iyo Dhoqoshay ee gobolka Togdheer, ayaa eedo culus ujeediyey wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland,  Md. Xuseen Cabdi Ducaale, waxana ay sheegeen inuu deegaannada ay kasoo jeedaan kula kacay eed iyo kala qoqobid dhinaca shaqaalaysiinta deegaannada shidaalka laga sahaminayo. Dhallinyaradan oo warbaahinta la hadlay, ayaa wasiirka macdanta uga […]

Roobab lagu diirsaday oo ka da’ay qaar ka mida Gobolada dalka iyo Gobolka saaxil oo wali ay abaartii hayso.

April,29,(maantasomaliland.com)- Waxaa labadii maalmood ee u danbeeyay ka da’ayey gobalka saaxil ay abaartu sida xun u saamaysay roobab aad loogu diirsaday inkastoo xoolahii wali aanay helin baad maadama oo wali aanay biyahii roobku si fiican u gaadhin dhulka, hadana dadka xoolo dhaqatada ah ayaa aad ugu farxay raxmadan horta leh Eebe abaarti ugu badelay. Abaarta […]

Ururka Dhalinyaradda SOSYA Oo Badhasaabka Saaxil Ugu Baaqay In Uu Dib Uga Noqdo Guddida Uu U Magacaabay Jaamacadda Berbera, Oo Ay Ku Tilmaameen Kuwo Aan Waxba Kala Socon Duruufaha Jaamacadu Soo Martay.

Ururka  Dhalinyaradda SOSYA Oo Badhasaabka Saaxil Ugu Baaqay In Uu Dib Uga  Noqdo Guddida Uu U Magacaabay Jaamacadda Berbera, Oo Ay Ku Tilmaameen  Kuwo Aan Waxba Kala Socon Duruufaha Jaamacadu Soo Martay.

Hargeysa maantasomaliland.com) Apr.27, 2011 – Ururka dhalinyaradda reer Saaxil ee Hargeysa ku nool oo magaciisu yahay (Somaliland Saaxil Youth Associtaion), ayaa waxa ay ka hadleen khilaafka ka dhaxeeya badhasaabka gobolka Saaxil iyo Maamulka Jaamacadda Berbera. Ururka ayaa war-saxaafadeed uu shalay soo saaray isla-markaana uu ku saxeexnaa afhayeenka Ururkaas Mr Axmed Jaamac Ismaaciil, ayaa waxa ay […]

QM oo ka deyrisay xaaladda carruurta Soomaaliya Hooyo Carruur Soomaaliyeed oo nafaqo-darreysan ku heysa isbitaalka Banaadir

QM oo ka deyrisay xaaladda carruurta Soomaaliya [SlideDeck id=’1950′ width=’100%’ height=’570px’] Hooyo Carruur Soomaaliyeed oo nafaqo-darreysan ku heysa isbitaalka Banaadir Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in heerka nafaqo darada carruurta Soomaalida heysata ay tahay kuwa ugu daran dunida, taasi oo ay ugu wacan tahay iyadoo abaaro ay saameeyeen waddanka oo dhan. Sarkaal ka tirsan barnaamijka cuntada […]

Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose oo ay weheliyaan saraakiil ka tirsan Wasaaradaasi ayaa maanta duhurkii si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag.

April 20th, 2011 [SlideDeck id=’1943′ width=’100%’ height=’370px’] Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose oo ay weheliyaan saraakiil ka tirsan Wasaaradaasi ayaa maanta duhurkii si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag. Weftiga Wasiirka Arrimaha Gudaha waxa Tuuladda Yufle oo 30km dhinaca galbeed ka xigta magaalada Ceerigaabo kaga hortagay Guddoomiyaha […]

Guddida Tallo Bixinta Furashada Ururada Siyaasada Oo Ka Hadlay Xiliga Ay Gudbinayaan Go’aankooda

Guddida Tallo Bixinta Furashada Ururada Siyaasada Oo Ka Hadlay Xiliga Ay Gudbinayaan Go’aankooda April 6th, 2011 “Waxa Yuusuf Tallaabo Caadaystay Inaanu Qarin Sirta Guddida Waxaanu khal khal geliyay Shirarkii” Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Guddoomiyaha Guddida Tallo-bixinta ururada siyaasada ee Madaxweynaha Somaliland dhawaan magacaabay Md. Saleebaan Yuusuf Cali (Koore), ayaa sheegay in dhammaadka bishan ay tallo bixinta hawsha loo […]

Odey Saleebaan Maxamuud Aaden Oo Dhexda U Xidhay Inuu Ka Faa’ideysto Fursada beesha Ee Uu baneeyay Madaxwaynuhu oo Uu ururkii ASAD dib boodhka uga tumo una arko inuu abaal beesha u Dhigtay”

Odey Saleebaan Maxamuud Aaden Oo Dhexda U Xidhay Inuu Ka Faa’ideysto Fursada beesha Ee Uu baneeyay Madaxwaynuhu oo Uu ururkii ASAD dib boodhka uga tumo una arko inuu abaal beesha u Dhigtay” Hargey)(maantasomaliland) – Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Md Saleebaan Maxamuud Aaden, ayaa la sheegay inuu ku hawlan yahay sidii uu ugu dhawaaqi lahaa urur […]

Agaasimaha Guud Ee Idaacada Raadhiyow Hargeysa Oo CID-du U Yeedhay Si Wax Looga Waydiiyo Hees Lid Ku Ah Dawlada Itoobiya Oo Idaacada Laga Sii Daayey Iyo Golaha Wasiirada Oo Arintaas Ka Wada Hadlay.

Agaasimaha Guud Ee Idaacada Raadhiyow Hargeysa Oo CID-du U Yeedhay Si Wax Looga Waydiiyo Hees Lid Ku Ah Dawlada Itoobiya Oo Idaacada Laga Sii Daayey Iyo Golaha Wasiirada Oo Arintaas Ka Wada Hadlay. Hargeysa (maantasomaliland) March,27,2011- Agaasimaha guud ee Idaacadda Raadhiyow Hargeysa Mr Maxamed Siciid Muxumed ayaa looga yeedhay xarunta CID-da ee Magaaladda Hargeysa. Agaasimaha […]

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Xaflad lagu xusayay maalinta biyaha adduunka 22-ka March, ayaa maanta lagu qabtay xarunta wasaarada Macdanta, Biyaha iyo Tamarta ee magaalada Hargeysa.

March 22nd, 2011 Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Xaflad lagu xusayay maalinta biyaha adduunka 22-ka March, ayaa maanta lagu qabtay xarunta wasaarada Macdanta, Biyaha iyo Tamarta ee magaalada Hargeysa. Waxa xafladaasi ka soo qeyb galay masuuliyiinta wasaarada macdanta iyo biyaha, Maareeyaha Wakaalada Biyaha iyo saraakiil kale ka socday xukuumadda Somaliland. Agaasimaha Guud ee Wasaarada Macdanta iyo Biyaha Axmed […]

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com