Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Muwaadinkii aan xiirin tinmihiisa intii uu kulmiye hayey talada dalka Maxamed Cali Cumar

Hargaysa(maantasomaliland) muwaadinkii aan xiirin tinmihiisa intii uu kulmiye hayey talada dalka maxamed cali cumar oo ahaa xildhibaanadii hadhay doorashadii golaha deegaanka ee dhawaan ka dhacday dalka ayaa dhamaan shacabka somalilannd tahniyad u diray ciidal fidriga awgeed isagoo ilaahay uga baryay inuu uu sanadka sanadkiisa ku gaadhsiiyo caafimaad qab iyo cimri dharer.muwaadinkan oo isgu aqn kala qayb qaadan xxirimaadka ciida bulshada somaliland waxaa uu sheegay inay ka goan tahay inaanu xiiran intuu halgankiisa mudaharaadka shakhsiysdeed uu guul ka gaadhayo1081112_10151551051716272_343789179_n
dhinaca kale bulshad somaliland ayaan hore loogu arag mucaaridnimo ku kooban shakhsiyada nftiisa oo kalya base aanay cid kale la wadaagin taasi oo markii laba todobaad ka hor uu shaaca ka qaaday bulshada somaliland saamayn wayn iyo dareen ku yeeshay sida dalalka caalamka
sikastaba ha ahatee maxamed cali siyaasada waxaa uu ku soogaly dardar wayn oo mar kaliya ay dhgaha shcbiga reer somaaliland ay kow u ahyd isgoo taageero badan ka helay dhamaan shacbiga ku nool gobalada iyo dibadaba iyagoo taageeradooda usoo mariyay barta internetka ee facebook sidaa waxaa uu goor dhwayd noogu waramay xafiiskayaga maantasomaliland.com isgoo ku soo gaba gabeeyay in uu ku ciidaayo timihiisa.

xuseen xarbi
maantasomaliland
hargaysa/office
email/harbi_31@hotmail.com
tel:0634052413

2 Responses to Muwaadinkii aan xiirin tinmihiisa intii uu kulmiye hayey talada dalka Maxamed Cali Cumar

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com