Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Ogaysiis Muhiim Ah

dhamaan akhristayaasha shabakada caalamiga ah ee maantasomaliland waxaa loogu bushaaraynayaa in shabakada dub u casriyayn balaadhan laguugu sameeyay oo xataa aad si dhib yar aad kala socon karto wararkeeda facebookaaga oo aad ku darsan karto maanta somalilan iyadoo laguu sameeyay barta intarnetka qaybtiisa facebooka adoo like garayn doona
waxaa kaleeto oo aanu idiin soo gudbin doonaaa barnaamijyo kala gadisan sida ciyaaraaha caalamka ee maaalinkasta brnaamijka suugaanta barnaamijka caruurta ee maaweelada oo vidio hadaba nagala soo xidhiidha contac kayaga anagoo heegan idiinla ah dhacdooyinka gudaha iyo dibadaba
sidoo kale waxaanu idiin soo dayn doonaa habeenkasta wararkii maanta oo aad ka dhagaysandoontaan shabakada

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com