Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Markab Kuwa xoolaha qaada ah oo laga leeyahay dalka Suuriya ayaa ku shuf beelay meel wax u yar jirta Dekeda Berbera.Marka laga yimaado hal qof oo uu dhaawac ka soo gaadhay dabkaasi,

wardegdegah-midyarBerbera (maantasomaliland):- Markab Kuwa xoolaha qaada ah oo laga leeyahay dalka Suuriya ayaa ku shuf beelay meel wax u yar jirta Dekeda Berbera.Marka laga yimaado hal qof oo uu dhaawac ka soo gaadhay dabkaasi, ma jirto khasaare kale oo soo gaadhay hawl wadeenaddii markabkaasi.

Sida uu ku soo waramayo Wariyaha Hadhwanaagnews ee Berbera, hawl wadeenada Dekeda Berbera ayaa u gurmaday soo samato bixinta hawl wadeenada Markabkaasi, laakiin waxa gabi ahaanba burburay isla
markaana uu dabku khasaare soo gaadhsiiyay markabkaasi.

Dabka ka kacay Markabkaasi ayaa la sheegay in uu ka dhashay cawskii la siin lahaa xoolo uu markabkaasi sugayay.

xuseen xarbi
maantasomaliland
hargaysa/office
email/xuseenxarbi@gmail.com
tel:0634052413

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com