Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

War-Deg Deg Ah:Maleeshiyaad Hubaysan Oo Deeganka Oog Rasaas Ku Furay Ciidamada Qaranka Ee Ku Sugan Agii Ay Ku Dagaalameen Labada Beelood Iyo Bandaw Lagu Soo Rogay Cawa.

2Oog(maantasomaliland):-Wararka hada naga soo gaadhaya deegaanka oog ayaa sheegaya in ay halkaasi ka jirto xaalad kacsanaan ah ,taas oo ay sababtay ka dib markii meleeshiyaad hubaysani ay rasaas ooda kaga qaadeen ciidamada qaranka Somaliland ee ku sugan aagii ay labada beelood ku dagalameen dhawaaan,maleeshiyaadkan soo weeraray ciidanka ayaa la sheegay in ay markiiba gacanta ku soo dhigeen ciidanku meleeshiyaadkan oo watay baabuur,wararka kale ee ay helayso shabakada wararka ee Ramaasnews ayaa intaasi ku daraya in deegaanadaa caawa lagu soo rogay bandaw.

xuseen xarbi
maantasomaliland
hargaysa/office
email/xuseenxarbi@gmail.com
tel:0634052413

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com