Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

DEG DEG. Shaqaale Shidaal ka baaraayay Bariga Gobolka Togdheer oo Rasaas ooda looga qaaday iyo Gawaari ay la socdeean oo la la’yahay .

war deee(maantasomaliland):-Shaqalihii Shirkada Shidalka Baadhaysa ee Ganell Energy Oo Rasaas Ooda Lagaga Qaaday Degaanka Gunbur Libax Ee Bariga Gobolka Togdheer .

Wararka naga soo gaadhaya Degaanka Gunbur libaax Ee Bariga Gobolka Togdheer ayaa shegaya in Shaqaale ajaanib ah iyo Waliba Howlwadenadii kale Ee Shirkadaasi ay Tacshirad rasaas ooda kaga qadeen Maleshiyo ku sugan Degaankasi.

Shaqalahani ka socday Shirkada Baadhaysa Shidalka Ee Ganel Energy ayaa Subixii Hore u Boqolay Degaanadaasi ay ka wadeen Howlaha Sahaminta Shidalka waxay si Kadis ula kulmeen Maleshiyo Hubaysan waxaanay Tahli kari wayeen inay gutaan howlahooda shaqo ka dib markii ay is hortageen Maleshiyo beledkaasi isla markasna Rasaas ku Cashariyeen.

Waxayna wararku intaasi ku darayaan in qaar ka mid ah Gadiidkii ay Saarnayeen Shaqalahaasi Aan lahayn Meel ay Jaan iyo Cidhib Dhigeen ka dib markay Dhex Jibaxeen Kaaymaha Waawayn Ee Degankasi Gunbur libaax.

Dhinaca kale waxa Degankaasi isla saakaba u baxay Badhsabka Gobolka Togdheer Xamarji iyo Taliyaha Ciidank
xuseen xarbi
maantasomaliland
hargaysa/office
email/xuseenxarbi@gmail.com
tel:0634052413

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com