Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland C/laahi Maxamed Daahir Cukuse Ayaa Xilkii Ka Qaaday Wariye Xamse Cali Bulbul Oo Ahaa Madaxa Wararka Telefishanka Qaranka Somaliland.

u_109563d_2013-9-2-12-30-39f_xamse(maantasomaliland):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland C/laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa xilkii ka qaaday Wariye Xamse Cali Bulbul oo ahaa Madaxa wararka Telefishanka Qaranka Somaliland. Si cad looma oga sababta Wariye Xamse Cali Bulbul Xilka looga xayuubiyay, balse markii uu warkaasi soo baxay ayaanu la xidhiidhnay Wariye Xamse Cali Bulbul oo si Kooban noogu xaqiijiyay.Kaalintii laga qaaday Madaxa Wararka ayaa waxa loo magacaabay Maxamed Siciid Muxumed oo hore u ahaan Jiray Agaasimaha Idaacadda.

hore ayaa kaalinta hadda laga qaaday Wariye Xamse Cali Bulbul waxa ugu magacaabay Maareeyaha Telefishanka qaranka somaliland

xuseen xarbi
maantasomaliland
hargaysa/office
email/xuseenxarbi@gmail.com
tel:0634052413

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com