Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo Fariin kulul u diray Madaxweyne Obama

index2(maantasomaliland):-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa shir jaraaid oo uu qabtay sabtidii, waxa uu dhigiisa dalka Maraykanka Barack Obama ka codsaday inuu cadayn, buuxda oo la xidhiidha in xukuumada Madaxweyne Asad ee dalka Suuriya Adeegsatay Hubka Kimikalka ah soo hor dhigo golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay.

Vladimir Putin oo si gaar ah fariin ugu diraya Madaxweyne Obama ayaa yiri, [Obama waxaan ku odhan lahaa ha hilmaamin, in aad ku guulaysatay abaal marinta nabada Nobel Peace

Press, garan kari maayo wax kale oo aan idhaahdo, waanu ka tagi doonaa xukunka, laakiin imisa jeer ayaynu ogayn dagaalada iyo duulaanada Maraykanku galiyay dunida labaatankii sanadood ee u danbeeyay.] Ayuu yidhi Madaxweynaha Ruushku.

Putin ayaa tusaale u soo qaatay dalalka Ciraaq iyo Afghanistan waxaanu sheegay in dalalka Reer Galbeedku ku doodi jireen, in dumuqraadiyad iyo barwaaqo ay ka dhalinayaan, laakiin dadka waddamadaasi wax wanaagsan aanay arag.
xuseen xarbi
maantasomaliland
hargaysa/office
email/xuseenxarbi@gmail.com
tel:0634052413

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com