Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Gobalka Hawd Caasimadiisa Bali Gubadle Oo Laga Hirgaliyay Xafiiska Cashuurha Bariga We Wsaarada Maaliyada

war deee(maantasomaliland):-magaalada baligubadle ee xarunta gobalka hawd ayaa laga higaliyay xafiiska cashuuraha bariga ee wasaarada maaliyada
waa markii u horaysay ee xafiiska cashuuraha bariga laga hirgaliyo gobalkaasi hawd
sida uu ku soo waramayo wariyahayagagosi hawd ee shabakada maantasomaliland.com waxaa uu sheegay
in maamulaha kastamka hawd mudane maxamed cabdi ismaaciil uu xadhiga ka jaray isagoo u mahad celiyay shacbiga deegaankaasi sida
wanaagsan ee ay ula shaqeeyeen. wxaanu ugu baaqay shacbiga deegaankaasi in cashuuraha kala duwan ee bariga ay ku soo xarayn doonaan
xafiiska
cashuuraha bariga ee gobalkaasi.sidookale odayaasha aqoonyahanada iyo waxgardka deegaankaasi
ayaa umahad celiyay iyan maamulaha kastamka gobalka hawd soona dhaweeyay xafiiskan
iyagoo sheegay inay shacbiga ku wacyigalin doonaan cashuur bixinta bariga

xuseen xarbi
maantasomaliland
hargaysa/office
email/xuseenxarbi@gmail.com
tel:0634052413

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com