Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Kudbadii Iyo Jawaabihii Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Noqotay Tii Ugu Wanaagsanayd Abid Gaar Ahaan Wasiiradii Hor Iman Jiray Golaha (Faalo)

sidii shacbiga somaliland u dareemeen khudbada wasiirka iyo jawaabihiisa

xx(maantasomaliland):-khudbadii wasiirka madaxtooyada iyo suaalihii baarlamanka iyo jawaabtii wasiir xirsi oo noqotay tii ugu wanaagsanayd tobankii sano ee u danbeeyay wasiirada hor taga
baarlamanka
wasiir xirsi oo ah wasiir dhalinyaro ah oo badanaa dadka taageersan siyaasad mucaaridnimo ee dalku ay aad carabka ugu daan had iyo jeer ayaa kadib markii
uu baarlamanka hortagay mudo laba cisho laga joogo halkaasi khudbad dheer ka hor akhriyay golaha baarlamanka isla markaana suaalo iyo jaawaab lays wadaarsady .ayaa waxy u
muuqatay mid uu wasiirku kalsooni buuxda oo uu iska qabo aad u macaaneed taasi oo uu ku faahfaahiyay waxqabadka kala duwan ee xukuumada silaanyo intii talada ay haysay
ku talaabsatay ,sidaasi awgeedna wxaa ay baarlamanku waydiiyeen suaalo kala duwan isagoo wasiirku si dhib yar uga qanciyay suaalaha la waydiiyay isagoo ku hadlaayay
hadal hiufan
wasiirka madaxtooyada somaliland ayaa hadaladiisa dadkii daawanyay shaashadaha tv yada ay aad ula dhaceen nuxurka iyo kasoonida masuulnimo ee wasiir xirsi ka soo yeedhay
dad badan oo mucaarid ku ahaan jiray wasiir xirsi ayaa waxay yidhaahdeen ( waa nin isku kasoon waayo jawaabta dhibta yar ee shcbi iyo baarlamaan qancisay ayaad ka garan
kartaa) sidaa waxaa yishi koox dhalinyaro ah oo ku daawanaysay meel meherad ah tv ga qaranka waxany la yaabeen
oo ay yidhaahdeen waar maxaa loo lahaaa xirsi waa caynakan iyo caynkan  walaahi waa nin raga  ,qaar kalana ay lahaayeen waar waxaa uu uqlmaa madaxwayne
sidaa waxaa yidhi qaar ka mida dhalinta xaafada axmed dhagax oo markii hore boqolkiiba konton loo tirin jiray mucaarid xag jira

dhinaca kale dadka  waawayn ee ayaad moodayasay inay daawanayaan madaxwaynihii qaranka halkaasi oo aad ka garan karto miisaanka
siyaasadeed ee wasiirka madaxtooyada somaliland leeyahay isgoo mudo yar ku dhex jiray saaxada siyaasada
hadaba qof walba waxaa la sheega libintiisa oo lama xaqiro ee wasiir xirsi waxaa uu noqday wasiirkii ugu hdalka wanagsanaa uguna jawaabo wanaagsanaa mudadii somaliland jirtay
xulafada mucaaridka  ee xisbiyada kala duwan ayaa aad moodaa taargetkoodu inuu yahay wasiir xirsi halka ay madaxwaynahii ay doorteen taargetkoodu ahaa lana xisaabtami lahaayen ee had iyo jeer aad arkayso iyagoo
carabka ku haya wasiirka madaxxtooyada waxaa lala yaabo ah daacadnimada iyo dhisida dalka ee wasiir xirsi kow ka yahay oo markhaati kaaga tahay hadalkiisii iyo jawaabihiisii
la soco qaybta labaad

xussen cabdi muxumed xarbi

maantasomaliland
hargaysa/office
email/xuseenxarbi@gmail.com
tel:0634052413

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com