Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Maraakiibtii Ugu Danbaysay Ee Ruushku U Diro Suuriya Oo Ka Gudbaya Gacanka Basfor Ee Magaalada Istanbul(Daawo)

(maantasomaliland):-Tan iyo intii dawlada Maraykanku sheegtay in ay duulaan ku qaadayso dalka Suuriya, iyada oo sida Madaxweyne Obama Sheegay u ciqaabaysa, hub kimikal ah oo Dimishiq u adeegsatay dad Rayid ah, waxa dhinaca kale Xukuumada Ruushku dalkaas iyo xeebihiisa ku sii daabulaysaa ciidamo iyo awood milatari oo aan tan iyo intii burburkii midowgii soofiyeeti ka danbaysay, aanu dalkaasi ka samayn dunida.Waxa kamaradaha telefishanka laga leeyahay dalka Ruushka ee Russian Today uu soo gudbiyay muuqaalada Maraakiib dagaal tii ugu danbaysay ee Ruushku u diro Suuriya oo ka gudbaya, gacanka Basfor ee magaalada Istanbul oo isagu ah ka kala qaybiya, qaaradaha Eeshiya iyo Yurub.


xuseen xarbi
maantasomaliland
hargaysa/office
email/xuseenxarbi@gmail.com
tel:0634052413

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com