Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Dhalinyaro Soomaali Oo Dhac Iyo Boob Ka Geysatey Dalka Mareykanka Oo Maxkamad La Hor Keenay (DAAWO)

(maantasomaliland):-Dhalinyaradaan Soomaalida ah oo lagu kala magacaabo Cabdulqadir Axmed, Najib Aaden iyo Xasan Cabdirisaaq ayaa waxaa la sheegay in dhawaan la horkeenay maxkamad kutaala magaalada Seattle ee dalka Mareykanka, dhalinyaradaas Soomaalida ayaa waxaa lagu soo eedeeyey budhcadnimo iyo inay dadka magaalada dhac u geysanayeen, dhalinyaradaan ayaa waxay ku tuureen dhulka islamarkaana ay madaxa ka saareen bistoolad haweeney waxaanay qasab kaga qaateen waxy haysatay, sidoo kale ayey waxay ka dhaceen haweeney kale boorsadeedii ay wadatey.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com