Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Xildhibaann C/casiis C/laahi Oo Ka Mid Ah Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Oo Sheegay Inaan Gobolka Gabiley Laga Aqoon Madashada Wada Tashiga Balse Badhasaabku Taageero Uga Raadinayo Gobolka

casiisGabiley(maantasomaliland):-ildhibaan c/casiis c/laahi ismaaciil oo ka mid aha golaha deegaanka degmada gabiley ahna gudoomiyaha gudida Nabadgalyada golaha deegaanka degmada gabiley ayaa maanta jawaaab adag ka bixiyey halkasoo yeedhay Badhasaabka gobolka gabiley yuusuf ibraahin geedi, oo maalmihii u danbeeyey khilaaf soo kala dhexgaley isaga iyo xubno ka mid ah golaha deegaanka, hadaba xildhibaan c/casiis oo goordhaweyda shirja,aaid ku qabtey magaaladagabiley. waxaan ka mid ahaa hadaadiisii hadaladiisii ka mid ahaa “waxaan aad uga xumahay hadalka kasoo yeedhay badhasaabka gobolka gabiley yuusuf ibraahin geedi ee uu leeyahay golaha deegaanka gabiley ayaa ku jira madashada wada Tashiga , waxaan habeen hore ka hadley oon sheegay ina badhasaabku falal amni daro ka wado gobolka , waxaanan u arkaa ina badhasaabku iska horkeenayo shicibka gobolka iyo xukuumadood, waxaan ayaan daro ah inaad tidhaahdo golaha deegaanka gabiley ayaa ku jira madashada wadatashiga , waxaan kuu shegayaa xaashe eh inaan golaha deegaanku galeyna madashada wadatashiga ,Aanagu hadii aanu nahaya 21ka xildhibaan ee golaha deegaanka degmada gabiley waxaanu garabtaaganahay madaxweynaha iyo xukuumadiiisa , waxaanku dhaqmeynaan mowqifka ay ka qaataan marwalba wixii dastuurka kasoo horjeeda. Hadii badhasaabku isleeyahay golaha deegaanka gabiley iyo xukuumada iska horkeen Taasi dhicimayso.” Ayuu yidhi xildhibaanku
Mar uu xildhibaanku ka hadlayeya halka ay ka taagan yihiin wixii dastuuska ka soo horjeeda ayaa waxa uu yidhi “ Anagu waxaanu aaminanahay inaanu nahay Tiirka mmid ah tiirarka xukuumada somaliland,anaga ayaa xukuumada uga masuul gobolka, sidii goluhhu hore u sheegay waxkasta oo ka hor imanaya dastuurka qaranka waanu kasoo horjeednaa, waxan u sheegyaa cidkasta oo jecel nabad iyo horumarka gobolka gabiley lagama yaqaano gobolkeena waxa la yidhaa Madashada wadatashiga ka gole ahaan ma naqaano. Hore ayaa u sheegay ina badhasaabku falal amni daro gobolka ka wado , tana waa tii labaad qofkii ugu horeeyey ee Tvga ka sheeega madashana waa isaga , Hadii uu badhasaabku arimaha uu faraha kula jiro kala bixiwaayo u aqoonsan mayno masuul qaran ee waxaanu u aqoonsan shakhsi magaalada iska jooga.” Ayuu yidhi Gudoomiyaha gudida amni golaha deegaanka degmada gabiley
Si kastaba ha ahaatee waxaa mudooyinkii u danbeeyey khilaaf soo kala dhxgaleyxubno ka mid ah golaha degaanka degmada gabiley , waxaaney maalmihii u danbeeyey hadalo isku marinayeen warbaahinta.
C/raxamaan Xaaji

xuseen xarbi
maantasomaliland
hargaysa/office
email/harbi_31@hotmail.com
tel:0634052413

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com