Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Bayaan Taageero Oo Beesha Baha Muse U Dirayso Shirka Hoodaale Ee Sacad Muse

P1030286-400x300(maantasomaliland):-Shirka Hoodaale ee Beesha Sacad Muse uga Furmay Deegaanka Agabar ee Gobolka Gabilay oo mudo dheer  laga dhursugayey inuu qabsoomo ee  shalay oo taariikhdu ahayd 23.09.2013 uu furay Suldaanka Guud ee beelaha Subeer Awal, Shirkaas oo ay kaga tashanayaan Sacad Muse danahooda gaarka ah ee xaga Horumarka, Midnimada, Deegaanka iyo arimo badan oo beesha khuseeya mudo dheerna la saadaalinayey inuu suuragal noqdo anaguna hadii aanu nahay beesha Baha Muse aanu mudo dheer u ducaynaynay inuu shirkaasi si wadajir ah u taabo qaado oo ilahay u suuragaliyo ugu danbayntiina  ilaahay suura galiyey.

hadaba anaga oo  ah Madax dhaqameedka,Cuqaasha, Abwaanada,  Aqoonyahanka , Dhalinyaradda, iyo Xildhibaanada Beesha Baha Muse kuna hadlayna magaca guud ee Beesha Baha muse waxaanu hanbalyo halkan uga gudbinanayaa Shirka uga socda Beesha Sacad Muse Deegaanka Agabar Shirkaas oo aanu rajaynayno inay ka soo baxaan wax dan u ah beesha Sacad Muse gaar ahaan iyo guud ahaan beesha Subeer Awal iyo Somalilandba.

Hadaba anagoo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoranyihiin waxaanu ku boorinaynaa beel waynta Sacad muse in shirkoodaasi sidaas wanaagsan ee uu u furmay ku dhamaado guul iyo gobonimo iyo ujeedadii shirka loogu talo galay oo ilahay ku guuleeyo.

Magacyada Shirka Hanbalyeyna.

  1. Xildhibaan Xaashi Cabdi Shiil (Maaya Khaarij)
  2. Xildhibaan Cumar Ali Obsiiye
  3. Chief Caaqil Ismail Cumar Xassan
  4. Caqil Baaruud Cumar Cabsiiye
  5. Caaqil Adam Madar Bulaale
  6. Caaqil Khadar Aw Yusuf Magan
  7. Caaqil Cumar Hawsi
  8. Abwaan Adam Jamac Sooyaan (Sheekeeye)
  9. Abwaan Muse Madar Cawale
  10. Oday Cali Yonis Sabban
  11. Oday Mahamed Aw Muse Habane
  12. Oday Iid Adam Awaleh
  13. Oday Khadar Cismaan Habbane
  14. Oday Budul Muhumed Ismail
  15. Oday Cumar Aw Axmed Faarax
  16. Oday Cumar Faarax Ismaaciil
  17. Oday Cali Yusuf Odowaa
  18. Oday Cabdi Muxumed Aw Cali
  19. Oday Dayib Axmed Ciise
  20. Oday Shacayb Muuse Geedi
  21. Oday Xassan Ismail Muhumed Shiine
  22. Sheikh Ismail Sheikh Cabdilahi Isse
  23. Shiekh Abdirahman Ahmed Ciise
  24. Shiekh Maxamoud Cabdi
  25. Shiekh Maxamed Geedi Cabsiiye
  26. Cumar Hussein Cumar Shugri
  27. Mustafe Xassan Maxamoud Amiirka
  28. Khadar Xussen Ahmed
  29. Engineer Cabdiraxman Maxamed Cumar
  30. Engineer Adam Xussein Xarbi
  31. Engineer Siciid Maxamoud Sheikh
  32. Ganacsade Shucayb Xassan Maxamud
  33. Siyaasi Ahmed Xaashi Cabdi
  34. Siyaasi Ahmed Xassan Yusuf
  35. Yusuf Cabdi Diiriye
  36. Maxamed Cumar Xassan Oday
  37. Cabdixakiim Cabdilah Gudawayne
  38. Axmed Xusseen Yonis
  39. Sheikh Hassan Mahamoud
  40. Dr. Mahamed Haji Daahir Cabdi
  41. En. Mahdi Hussein Abraar
  42. Mujahid Yaxye Abdirahman Ciise
  43. Ahmed Xussein Cumar Jabhad
  44. Mujahid Abbiib Hassan Ahmed

XIGASHO WAHEEN

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com