Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Waa Kuma Afhayeenka Madaxwaynuhu ?

AXMED-SALEEBAAN-DHUXUL-298x300(maantasomaliland):-hayeenka madaxwaynaha jamhuuryada somaliland mudane dhuxul waa nin suxufi ah oo ruug
cadaa ah oo mudo dheer ka soo shaqeenayay wasaarada warfaafinta sida wasiirka warfaaafinta
cabdilaahi cukuse   uu usoo ahaa min wariye ilaa maanta oo uu wasiirka warfaafinta uu yahay.
hadaba hadaan waxyar oo kooban ka sheego waa nin shaqada uu maanta
madaxwaynuhu u igmaday ku haboon taasi oo aanu ku
hanbalyaynayno madaxwaynaha jamhuuryada somaliland xilkan uu u igmaday mudane dhuxul

oo ah afhayeenka madaxwaynaha jamhuuryada somaliland
mudane dhuxul oo waxaa uu la soo shaqeeyay aabayaashii saxaafada somaliland oo ka mid ahaa
suxufigii macalinka u ahaa suxufiyiinta ugu caansan somaliland maanta ee cabdi muxumed xarbi
waxaa shaqada lagaga eryay barnaamij sax ah oo uu idaacada redio hargaysa uu ka sii daayay
waqtigii maamulkii riyaaleisaga iyo marxuum axmed sheekh xuseen
.ka dib waxaa uu halgan dheer ugalay xisbulxaakimka kulmiye isagoo madax ka ahaa
idaacadii redio horyaal waxaanu ku mutay dhawr jeer xadhig ay dawladii riyaale xidhay waxaan u
qoraalkayagan ku soo gababaynaynaa dhuxul waa afhayeenkii ugu wanaagsanaa ee somaliland madaxwaynayaasheeda soo mara ISAGOO SOO MARAY XILKA AGAASIMAHA TELFISHANKA QARANKA
jaamac cali faarax
muuse maxamed nuur
eng.cabdilaahi xasan aw yooni

wxaananau leenahay ilaahay ha kula qabto
ardyda jaamacadaha hargaysa

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com