Home » Entries posted by MaantaSomaliland (Page 48)

Laba Mudane Oo Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Isku Maandhaaafay Su’aalo La Waydiinayay Guddoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland.‏

Hargeysa (maantasomaliland)Mar.29,2011- Laba Mudane oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland, ayaa isku maandhaafay su’aalo ay xildhibaanadu waydiinayeen guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland Md Cabdi Dirrir Cabdi oo maanta mar kale hortagay golaha wakiilada. Labadan xildhibaan ayaa kala ah Marwo Baar Siciid Faarax oo ka mida laba haween ah oo golaha ku jira iyo xildhibaan Axmed […]

Xukuumadda Somaliland Oo Mar Kale Caalamka U Soo Bandhigtay Furitaanka Jeelka Hargeysa

Hargeysa (maantSomaliland.com)- Xukuumadda Somaliland ayaa maanta beesha caalamka u soo bandhigtay furitaanka Jeelka weyn ee caasimada Hargeysa, oo dhawaan dib loo furay, waxaana xaflad labaad maanta loogu sameeyay Huteelka Ambassador ee Hargeysa, waxaana ka qeyb galay Wefti ka socday Ha’yada qarammadda midoobay u qaabilsan daroogadda iyo budhcad badeedda oo iyadu maal gelisay dhamaystirka dayactir balaadhan […]

Hogaanka Dhaqanka Ee Degmada Xudun Oo Maanta Taageeray Baaqii Madaxweyne Siilaanyo Gogosha Nabada Ugu Fidayay Beelaha Gobolada Buhoodle Iyo Sool.

Xudun (maantasomaliland) Hogaanka dhaqanka beesha degmada Xudn ee gobolka Sool, ayaa maanta sheegay in ay si rasmi ah u taageerayaan gogoshii nabadeed ee Madaxweyne Siilaanyo u fidiyay beelaha gobolada Sool iyo Buhoodle. Odayaashan oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaalada Xudun, ayaa sheegay in ay ayidsan yihiin qorshe kasta oo mabad loogu dhamaynayo colaadaha ka jira […]

Badbaadada Xisbiga UDUB Waa Laba Qodob Oo Aan Mid Sadexaad Lahayn”afhayeenka xisbiga udub mr cali guray‏

“Nimanka Basaska Is Dabo-gelinaya,Waxaan Leeyahay Lacagta Biyo-Dhaamiska Kaga Qeybgala” “Badbaadada Xisbiga UDUB Waa Laba Qodob Oo Aan Mid Sadexaad Lahayn” Afhayeenka Xisbiga UDUB Hargeysa(maantaSomaliland.com)- Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee UDUB Md. Cali Maxamed Yuusuf (Cali-guray) ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay siyaasiyiin ka tirsan xisbigiisa oo maalmihii la soo dhaafay shaaciyay inay isu soo taagi […]

Wefti Wasiirro Somaliland Ah Oo U Kicitimay Dalka ingiriiska maanta

Hargeya (maantaSomaliland.com)- Sadex Wasiir oo ka tirsan xukuumadda Somaliland, oo uu Hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa maanta u kicitimay dalka Ingiriiska oo ay sheegeen inay kulamo kula yeelan doonaan masuuliyiin ka tirsan dawlada Britain. Waxa kale oo weftigan xubno ka ah Wasiirrada Macdanta, Biyaha iyo Tamarta Xuseen Cabdi Ducaale iyo Wasiirka Duulista, Hawada iyo […]

Xisbiga Taladda Dalka Haya Ee KULMIYE Oo Umadda Roob Ugu Duceeyay, Maamulada Degmooyinka Iyo Goboladana Baaq U Diray.‏

Hargeysa (maantasomaliland) – Xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE ayaa maamulada degmooyinka iyo gobolada ugu baaqay inay kordhiyaan dadaalka biyo dhaaminta ee ay ka wadaan deeganadooda, maadaama oo abaarta dalka ka jirta marayso meel halis ah. Xisbiga KULMIYE ayaa bulshada ILAAHAY uga baryey inuu soo qaboojiyo oo uu u shubo raxmaadkiisa oo ah ka kaliya […]

Madaxweyne Siilaanyo Oo Qaabilay Wefti ka Socday UNDOC Iyo Dawlada Secyc heles

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka xarunta madaxtooyadda ku qaabilay Wefti ka socday Ha’yada UNDOC iyo saraakiil ka tirsan dawlada Seycheles, kuwaasi oo socdaal ku yimid dalka si ay u soo eegeen jeelka weyn ee Hargeysa oo dhawaan dib loo furay. Ka dib markii ay dhamaystirka dayactirkiisa maal gelisay Qarammadda […]

Guddoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Maanta Hortagay Golaha Wakiilada, Soona Bandhigay Qorshaha

  Guddoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Maanta Hortagay Golaha Wakiilada, Soona Bandhigay Qorshaha Ay Xukuumadu Wax Kaga Qabanayso Mushkilada Dhaqaalaha. Hargeysa (maantasomaliland)Mar.29, 2011 – Guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland Md Cabdi Dirrir Cabdi, ayaa shalay hortagay golaha wakiilada Somaliland si uu faahfaahin ugu bixiyo qorshaha ay xukuumadu ku doonayso in ay soo daabacato lacag cusub […]

Odey Saleebaan Maxamuud Aaden Oo Dhexda U Xidhay Inuu Ka Faa’ideysto Fursada beesha Ee Uu baneeyay Madaxwaynuhu oo Uu ururkii ASAD dib boodhka uga tumo una arko inuu abaal beesha u Dhigtay”

Odey Saleebaan Maxamuud Aaden Oo Dhexda U Xidhay Inuu Ka Faa’ideysto Fursada beesha Ee Uu baneeyay Madaxwaynuhu oo Uu ururkii ASAD dib boodhka uga tumo una arko inuu abaal beesha u Dhigtay” Hargey)(maantasomaliland) – Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Md Saleebaan Maxamuud Aaden, ayaa la sheegay inuu ku hawlan yahay sidii uu ugu dhawaaqi lahaa urur […]

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Furay Shirweyne Lagaga Hadlayay La Da) ayaa maanta Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa ka furay shirweynihii koowaad ee culimadda Somaliland, kaasi oo lagaga hadlayo sidii bulshada loogMadaxweyne Ku Xigeenka Oo Furay Shirweyne Lagaga Hadlayay La Dagaalanka Argagixisadda Iyo Cunfiga

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Furay Shirweyne Lagaga Hadlayay La Da) ayaa maanta Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa ka furay shirweynihii koowaad ee culimadda Somaliland, kaasi oo lagaga hadlayo sidii bulshada loogMadaxweyne Ku Xigeenka Oo Furay Shirweyne Lagaga Hadlayay La Dagaalanka Argagixisadda Iyo Cunfiga Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan C/Raxmaan Ismaaciil (Saylici) ayaa […]

Hargeysa (maantaSomaliland)- Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta ansixiyay xeerka Ha’yada Abaabul kasaarka qaranka oo muddo hor yaalay.

Hargeysa (maantaSomaliland)- Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta ansixiyay xeerka Ha’yada Abaabul kasaarka qaranka oo muddo hor yaalay. Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada oo uu Guddoominayay Guddoomiye C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) waxa madasha fadhiyay 55 Xildhibaan oo ka mid ah 82-ka Mudane ee Golahaasi ka kooban yahay. Waxa ogolaaday meel marinta xeerka Ha’yada abaabul ka saarka […]

Agaasimaha Guud Ee Idaacada Raadhiyow Hargeysa Oo CID-du U Yeedhay Si Wax Looga Waydiiyo Hees Lid Ku Ah Dawlada Itoobiya Oo Idaacada Laga Sii Daayey Iyo Golaha Wasiirada Oo Arintaas Ka Wada Hadlay.

Agaasimaha Guud Ee Idaacada Raadhiyow Hargeysa Oo CID-du U Yeedhay Si Wax Looga Waydiiyo Hees Lid Ku Ah Dawlada Itoobiya Oo Idaacada Laga Sii Daayey Iyo Golaha Wasiirada Oo Arintaas Ka Wada Hadlay. Hargeysa (maantasomaliland) March,27,2011- Agaasimaha guud ee Idaacadda Raadhiyow Hargeysa Mr Maxamed Siciid Muxumed ayaa looga yeedhay xarunta CID-da ee Magaaladda Hargeysa. Agaasimaha […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com