Home » Entries posted by MaantaSomaliland (Page 50)

Mudanayaasha Wakiiladda Oo Loo Qaybiyey Qoraal Baanku Ku Codsanayo Ogolaanshaha Inuu Soo Daabaco 5000 Iyo 1000 SL.Sh, Oo Isku Yaala

Hargeys)(maantasomaaliland) – Mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta loo qaybiyey qoraal maamulka baanku ku dalbanayaan in loo ogolaado inay soo daabacaan lacag cusub. Qoraalka maanta loo qaybiyey xildhibaanada golaha wakiilada ayaa baanku ku sheegay inay doonayaan inay soo daabacaan lacag cusub isla-markaana ka duwan tii hore loo isticmaali jiray oo ah 5000 (shan kun oo […]

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Ku Dhawaaqay Inuu Taageersan Yahay Loolanka Cali Warancade Ugu Jira Muraxshaxnimada Xisbiga UDUB Ee Doorashada Madaxwaynenimo.

Hargeysa (maantasomaliland)- Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa maanta shaaca ka qaaday in uu taageerayo murashaxnimada uu ku dhawaaaqay siyaasiga Cali Maxamed Warancade. Suldaanka oo maanta ka hadlayay munaasabad soo dhaweyn ah oo loo sameeyay Md Cali Maxamed Warancade oo ah siyaasi ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee UDUB oo maanta […]

Laba Qof Oo Shaqaale Dawladeed Ah Oo Ku Dhintay Shil Baabuur Oo ka Dhacay Tuulada Adhi Caddeeye

Laascaanood (maantaSomaliland.)- Alle ha u naxariistee laba qof ayaa maanta ku dhintay shil baabuur oo ka dhacay duleedka tuullada Adhi caddeeye oo 28 Km dhinaca galbeed kaga beegan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Ka dib markii gaadhi Surf ah oo baanka Laascaanood lahaa oo ay wateen kula qalibmay halkaasi. Waxa shilkaasi ku dhintay Qasnajigii […]

Badhasaabka Badhan oo Beeniyay In Gobolkaasi ka Baxay Gacanta Somaliland‏

Hargeysa (maantaSomaliland)- Badhasaabka Gobolka Badhan C/Xakiin Axmed Maxamuud, ayaa beeniyay warar sheegayay in Gobolka Badhan uu ka baxay gacanta Somaliland oo ay qabsatay Puntland. “Waxaan Beeninayaa war ku soo baxay Khamiistii Wargeyska Waaheen oo sheegayay in Gobolka Badhan uu u gacan galay Maamul goboleedka Puntland oo uu ka baxay faraha Somaliland. Arrintaasi waxba kama jiraan. […]

Waxgaradka Degmada Taleex Oo Sheegtay Inay Si Buuxda Uga Qeyb Qaadanayaan wada hadalada Nabadda

Hargeysa(maantaSomaliland.)- Odayaasha iyo waxgaradka degmada Taleex ee gobolka Sool ayaa shir ay ku yeesheen magaaladaasi ka dib waxay soo saareen bayaan ay ku shaaciyeen inay ka qeyb galayaan wada hadalada nabadda ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo ugu baaqay waxgaradka gobolka Sool, Buuhoodle iyo Sanaag-bari. Waxa kale oo ay odayaasha iyo waxgaradka Taleex shirkaasi ka soo saareen […]

Madaxwayne Axmed Siilaanyo Oo La Sheegay Inuu Soo Saaray Liiska Xubnaha Komiishanka Xuquuqal Iisaanka Qaranka Oo Uu Ku Jiro Wasiir Ka Tirsanaan Jiray Xukuumaddii Daahir Rayaale.

Madaxwayne Axmed Siilaanyo Oo La Sheegay Inuu Soo Saaray Liiska Xubnaha Komiishanka Xuquuqal Iisaanka Qaranka Oo Uu Ku Jiro Wasiir Ka Tirsanaan Jiray Xukuumaddii Daahir Rayaale. Hargeysa (maantasomaliland) –Mar.24, 2011 – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa la sheegay inuu soo saaray liiska Magacyadda dadka uu u xushay inay noqdaan Komiishanka xuquuqal iisaanka […]

Ciidamada Ilaalada Xeebaha gobolka Sanaag ayaa Shalay Galab Gacanta ku dhigay lix nin oo Budhcad Baddeed ah

Hargeysa (maantasomaaliland) – Ciidamada Ilaalada Xeebaha gobolka Sanaag ayaa Shalay Galab Gacanta ku dhigay lix nin oo Budhcad Baddeed ah, taas oo ay ka qabteen Biyaha Rabshiga oo 30 Km dhinaca Bari ka xiga Degmada Maydh, sida uu sheegay Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha gobolka Sanaag Maxamed Yuusuf Otor. Taliyaha Ciidanka Ilaada Xeebaha gobolka Sanaag Mr […]

Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Saylici, ayaa cambaareeyay mudaharaad ay dhawaan ka dhigeen dalka Ingiriiska kooxo taageera nabad-diidka SSC ee taageerada ka hela maamulka budhcad-badeeda Garoowe.

Hargeysa, March, 23, 2011-(maantasomaliland)- Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Saylici, ayaa cambaareeyay mudaharaad ay dhawaan ka dhigeen dalka Ingiriiska kooxo taageera nabad-diidka SSC ee taageerada ka hela maamulka budhcad-badeeda Garoowe. Madaxweyne-ku-xigeenka oo waraysi siiyay laanta af-soomaaliga idaacadda BBC-da, ayaa farriin uu u diray kooxaha mudaharaadka ka dhigay dalka Ingiriiska oo ku andacoonayay in dawladda Britian […]

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Xaflad Loo Sameeyay Shay-baadh Loo Keenay Jaamacada Hargeysa

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Xaflad Loo Sameeyay Shay-baadh Loo Keenay Jaamacada Hargeysa March 22nd, 2011 Hargaysa (maantaSomaliland.com)- Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil, ayaa maanta ka qeyb galay xaflad loo sameeyay shaybaadh casri ah oo shirkada Isgaadhsiinta ee Nation links Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdiraxmaan Ismaaciil (Saylici), oo […]

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Xaflad lagu xusayay maalinta biyaha adduunka 22-ka March, ayaa maanta lagu qabtay xarunta wasaarada Macdanta, Biyaha iyo Tamarta ee magaalada Hargeysa.

March 22nd, 2011 Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Xaflad lagu xusayay maalinta biyaha adduunka 22-ka March, ayaa maanta lagu qabtay xarunta wasaarada Macdanta, Biyaha iyo Tamarta ee magaalada Hargeysa. Waxa xafladaasi ka soo qeyb galay masuuliyiinta wasaarada macdanta iyo biyaha, Maareeyaha Wakaalada Biyaha iyo saraakiil kale ka socday xukuumadda Somaliland. Agaasimaha Guud ee Wasaarada Macdanta iyo Biyaha Axmed […]

Guddoomiyaha Shirkadda Dhismaha Ee UNIECO Oo Ka Waramay Hawlaha SHirkadaasi

      waxaanu barnaamijka ganacsiga ku boqoonay shirkadda UNIECO CONSTRACTION oo magaalada Hargeysa iyo gobllada dalka ka hirgelisay dhismayaasha casriga iyo dib u habaynta dhiska duuga haddabba mar aanu xafiiskiisa Mr C/qaadir Iimaan oo ah Injineer ka hawlgala shirkadaasi, ayaa faahfaahin ka bixiyay adeega ay shirkadani qabato iyo aasaaska xilligii la bilaabay waxaanu yidhi […]

laba Mashruuc oo lagu Fulinayay Garoonka Diyaaradaha Berbera oo maanta Xaflad loo Sameeyay.

laba Mashruuc oo lagu Fulinayay Garoonka Diyaaraha Berbera oo maanta Xaflad loo Sameeyay.   xafladaa manta furay Maamulaha Garoonka diyaaradaha ee berbera Axmed Maxamed Cawaale Xaflada si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa manta lagu qabtay Garoonka caalimiga ah ee ay diyaaraduhu ka haadaan ee magaalada berbera xafladan oo xadhiga lagaga jrayay mashaariic laba […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com