War-Deg deg ah: Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo Ka Hadlay Darajada Ciidamada Qaran Sheegayna in Colaadda Ka Aloosan Barigu Ay Caqabad Ku Tahay.
Hargeysa (maantasomaliland) Mar.13., 2011 – Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Mudane Axmed X. Cali Cadami oo maanta hor yimi golaha wakiilada Jamhuuriyada Somaliland ayaa ka waramay xaalada ciidanka qaranka iyo halka ay marayso balanqaadkii loo sameeyay ciidamada in darajo loo samayn doono. Waxa uu wasiirku sheegay in ay wasaaradiisu dadaal ugu jirto sidii ay u […]
Taliyaha Booliska Oo Ka Hadlay Dambi La Sheegay In Loo Haysto Agaasimaha Guud ee Waxbara shada
Hargeysa (maantaSomaliland)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Gen. Cilmi Rooble Furre, ayaa ka hadlay talaabo a ciidanka boolisku ay Xarunta CID-da uga yeedheen Agaasimaha Guud ee Wasaarada waxbarashada Cali Maxamed Cali (Cali Caliyow) oo ay kulan xog waraysi ah kula yeesheen oo uu sheegay in wax laga weydiinayay eedayn culus oo loo hayso agaasimahaasi. Taliyaha […]
Warsaxaafadeed ka soobaxay xarunta madaxtooyada Somaliland
Madaxweynaha JSL Mudane. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu soo saaray Xeer Madaxweyne oo lagu Dhaqan gelinaayo Miisaaniyad Sannadeedka 2011 saaka JAMHUURIYADDA SOMALILAND Republic of SOMALILAND Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL Date: 10/03/2011 War-Saxaafadeed Madaxweynaha JSL Mudane. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu soo saaray Xeer Madaxweyne oo lagu Dhaqan gelinaayo Miisaaniyad Sannadeedka 2011-ka ka dib […]
Wasiirka Gaashaandhiga Oo Ku Dhawaaqay Abaaro Iyo Biyo La’aan Ba’an Oo Ka Jirta Deegaanada Bariga Sanaag, Baaqna U Diray Hay’adaha, Ganacastada Gobolka iyo Xukuumad.
Ceerigaabo (maantasomaliland) Mar. 10, 2011 – Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Md Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa sheegay in ay abaaro baaxad weyni ka jiraan deegaano badan oo ka tirsan gobolka Sanaag, gaar ahaan Bariga gobolkaas. Md Cadami oo ugu waramayey warbaahinta magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa sheegay in abaar ba’ani ka […]
Lix qof oo ku dhaawacmay shil baabuur oo ka dhacay dawga sheekh laguna dawnaayo cusbitaalka berbera
Sheekh(maantasomaliland) Mar.09, 2011 – Lix qof oo saarnaa gaadhi noociisu yahay Toyota Surf, ayaa shalay abaaro 11-kii barqanimo dhaawacyo kala duwani ka soo gaadheen, kadib markii uu ku qalibmay jidka Dawga Sheekh ee gobolka Saaxil. Rakaabka gaadhigaa ayaa waxa soo kala gaadhay dhaawacyo kala duwan, waxaana Lixda qof Saddex kamid ah soo gaadhay dhaawacyo burbur […]
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Qaabilay Wefti Ka Socday Sanduuqa Horumarinta Faransiiska
Hargeysa (maantasomaliland.Org)-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday sanduuqa horumarinta wadanka Faransiiska iyo Baanka BCIMR oo socdaal hawleed dalka ku yimi. Madaxweyne Ku Xigeenku wuxuu u sheegay weftiga in uu ku farax sanyahay inuu arko maal gashadeyaal caalami ah oo maal gashi ka […]
Marwada madaxweynaha Somaliland iyo wasiiro ka tirsan xukumada oo xalay ka qayb galay xaflad lagu maamuusaayo maalinta haweenka addunka oo lagu lagu qabtay maansoor hotel
Hargeisa (maantasomaliland )-xaflad aad u Balaadhan oo lagu maamuusaayey Maalinta Haweenka Aduunka 8 march ayaa xalay lagu qabtay Hotel Maansoor ee Magaaladda Hargeisa, Xafladaasi oo ahayd mid si heer sare ah loo soo qaban qaabiyay ayaa Waxaa ka soo Qayb galay Marwadda Koowaad ee Madaxwaynaha Somaliland Marwo Aamina Waris, Wasiirka Diinta iyo Aw qaafta Sh.Khaliil […]
‘Reer Puntland Waxaan Leeyahay Faraha ayaad Kaga Guban Doontaan Dagaalka Qabiilka’ Guddoomiyaha Xisbiga UCID
Hargeysa (maantasomaliland)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa maamul goboleedka Puntland uga digay inay joojiyaan dagaalka qabiilka ku dhisan ee ay doonayaan inay ka ridaan Sool, Sanaag bari iyo Buuhoodle, haddii kale ay faraha kaga guban doonaan. Faysal Cali Waraabe waxa uu sidaas ku sheegay shir jaraa’id oo maanta […]
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Qaabilay Wefti Ka Socday Sanduuqa Horumarinta Faransiiska
Hargeysa (maantasomaliland)-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday sanduuqa horumarinta wadanka Faransiiska iyo Baanka BCIMR oo socdaal ku yimid Somaliland. Madaxweyne Ku Xigeenku wuxuu sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu arko maal gashadeyaal caalami ah oo maal gashi ka sameynaya Somaliland si kor loogu qaado […]
Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Oo Ka Soo Laabtay Socdaal Uu Ku Tagay Shiinaha
Hargeysa(maantaSomaliland.)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu soo dhamaystay socdaal shaqo ku tagay markii u horaysay wadanka Shiinaha. Waxa sidaasi lagu sheegay war saxaafadeed ka soo baxay xafiiska xidhiidhka saxaafada ee wasaarada arrimaha dibada Somaliland waxaanu qoraalkaasi u qornaa sidan:- “Waxaa […]
Warsaxaafadeed uu soo saaray af hayeenka madaxwaynuhu
Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland oo xafiiskiisa ku qaabilay Wefti balaadhan oo ka socda Sanduuqa Horu-marinta ee Wadanka France iyo Baan ka BCIMRMadaxweyne ku xigeenku waxa uu Weftiga uga waramay xaalada Guud ee Dalka Gaar ahaan Dhinacyada Maalgashiga i Madaxweyne Ku xigeenka JSL Mudane. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wefti balaadhan oo […]
Qiimaha dollarka oo maraya 5000 iyo maciishada oo aan waxba iska bedelin iyo danyarta oo ku hoos dulman
hargeisa (maantasomaliland):- Bilihii u danbeeyey ee sannadkan waxa guud ahaanba hoos usii dhacayay magaalooyinka Somaliland sarrifka qiimaha Dollar-ka maraykanka. Tusaale ahaan halka Dollar ayaa lagu sarrifayay dabayaaqadii sannadkii hore 6800 SL SH (shilinka Somaliland) iyadoo wakhtigan xaadirka ahna uu marayo halkii Dollar 5000 SL SH. Qiimahan hoos udhaca dollar-ka oo maraya heer-kii ugu hooseeyey […]