Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 840)

Boqorada Holland Oo Baahisay In Hadraawi Lagu Maamuusi Doono Bilad-Sharaf.

Boqorada Holland Oo Baahisay In Hadraawi Lagu Maamuusi Doono Bilad-Sharaf.

        Hargaysa(msl)-Abwaan Maxamed Ibraahim Hadraawi ayaa ku guulaystay abaalmarinta Prince Claus Awards, oo sannad walba lagu bixiyo dalka Netherland, sida guddida qabanqaabadu sheegtay. Warkan oo lagu baahiyey mareegta wasaarada Arrimaha Dibedda Itoobiya ayaa lagu sheegay in 11 abaalmarinood sannad walba la siiyo shaqsiyaadka, ururada, khubarada loo aqoonsado in shaqadoodu saamayn balaadhan ku […]

Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Oo Si Adag Uga Hadlay Eeddo Ku Xidhiidhiyey Muqdisho, Hawl Galada Ciidamada Ammaanka, Hadalka Ka Soo Yeedhay Maxamed Xaashi Iyo Xaalada Dalku Marayo

Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Oo Si Adag Uga Hadlay Eeddo Ku Xidhiidhiyey Muqdisho, Hawl Galada Ciidamada Ammaanka, Hadalka Ka Soo Yeedhay Maxamed Xaashi Iyo Xaalada Dalku Marayo

Hargeysa (msl) Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa si adag uga hadlay xaalada Siyaasadeed ee dalku wakhtigan marayo iyo eedaymo uu dhawaan Xisbigaasi u jeediyey Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi. Afhayeenka Xisbiga Waddani Ibraahim Mahdi Buubaa oo wareysi gaar ah siiyey shalay Wargeyska Saxansaxo, ayaa sidoo kale si weyn u dhaliilay Siyaasadda Arrimaha dibeda […]

Shacabka Reer Jabuuti Oo Jimcaha Barri U Dareeraya Doorashada Baarlamaanka Oo Markii Ugu Horeysay

Shacabka Reer Jabuuti Oo Jimcaha Barri U Dareeraya Doorashada Baarlamaanka Oo Markii Ugu Horeysay

  Doorashada baarlamaslanka dalka Jamhuuriyada Jabuuti, ayaa loo dareerayaa 22-ka bishan February oo ku beegan Jimcaha Bari. Doorashada baarlamaanka Jabuuti oo ay ku tartamayaan saddex xisbi siyaasadeed oo laba Mucaarad yihiin, ayaa waxa shalay soo gabogabeeyay ololihii doorashada oo soo socday in muddo ah.   Doorashada baarlamaanka Jabuuti oo ah doorashadii ugu horeysay ee ay […]

War-saxaafadeed: Guddoomiyihii Hore Ee Hay’adda Qurba-joogta Somaliland Oo Isku Sharaxay Jagada Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Kulmiye

War-saxaafadeed: Guddoomiyihii Hore Ee Hay’adda Qurba-joogta Somaliland Oo Isku Sharaxay Jagada Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Kulmiye

Hargeysa (msl) Guddoomiyihii hore ee  hay’adda qurba-jooga Somaliland Saleebaan Maxamed Faarax, ayaa ku dhawaaqay inuu u tartamayo xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye. War-saxaafadeed uu maanta soo saaray oo soo gaadhay Xafiiska Wararka ee Ramaasnews, ayuu ku sheegay inuu u taagan yahay Musharaxnimada xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye isla-markaana uu ka dhex raetami doono shirka golaha […]

Hadalhaynta Reer Somaliland iyo loolanka ee ka dhex taagan hogaanka sare ee xisbiga Kulmiye

Hadalhaynta Reer Somaliland iyo loolanka ee ka dhex taagan hogaanka sare ee xisbiga Kulmiye

  Hargeysa (msl)- Shacabka reer Somaliland ayaa si balaadhan u faaqidaya maalmahan dambe arrimaha loolanka ee ka dhex taagan hogaanka sare ee xisbiga Kulmiye iyo xukuumadda uu xisbigu ku abtirsado. Loolankan oo soo shaac baxay maalmihii u dambeeyey ayey dadweynuhu si weyn ugu dhag taagayaan halka uu sal dhigan doono, iyada oo dadweynaha qaar arintani […]

Agaasimihii Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha Oo Is Casilay

Agaasimihii Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha Oo Is Casilay

Hargeysa (msl) Agaasimihii xafiiska xidhiidhka dadweynaha Cismaan Cabdi Cismaan (Cismaan Awr Liqe) ayaa maanta xilkii iska casilay. Agaasimaha ayaa is casilaadiisa ku shaaciyey shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Hargeysa, isaga oo aan cadayn sababta keentay in uu iskaga tago xilkii uu dawladda ka hayey. Nuqulka warqadiisa iscasilaada ayuu u gudbiyey wasaaradda Madaxtooyada, iyada […]

Wasiirka Qoyska Iyo Arimaha Bulshada Oo Ka Hal-Celiyey Hadal Wasiir Ku Xigeenka Amnigu Wax Kaga Sheegay Reer Awdal “Reer Awdal Maaha Dad Niyad Xun oo ..”

Wasiirka Qoyska Iyo Arimaha Bulshada Oo Ka Hal-Celiyey Hadal Wasiir Ku Xigeenka Amnigu Wax Kaga Sheegay Reer Awdal “Reer Awdal Maaha Dad Niyad Xun oo ..”

Hargeysa (msl) Wasiirka Wasaarada qoyska iyo arimaha bulshada Somaliland Maxamuud Axmed Garraad, ayaa ka hal celiyay hadal uu sheegay inuu dhawaan ka soo yeedhay Wasiir ku xigeenka amniga ee Wasaarada arimaha gudaha Cabdilaahi Obokor Cismaan, kaasi oo uu ku sheegay inuu ahaa hadal aan reer Awdal qabban. Wasiirka qoyska oo maanta ka hadlayay Magaalada Burco, […]

Agaasime Ku Dhawaaqay In Uu U Taagan Yahay Jagada Guddoomiye Ku Xigeenka

Agaasime Ku Dhawaaqay In Uu U Taagan Yahay Jagada Guddoomiye Ku Xigeenka

(msl)Agaasimaha maamulka iyo lacagta ee Komishanka xakamaynta HIV AIDS-ka C/kariim Axmed Maxamed (Xinif) ayaa ku dhawaaqay in uu u taagan yahay jagada guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee xisbiga Kulmiye. Mr. Xinif oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Hutel Xaraf ee magaalada Hargeysa ayaa faahfaahin ka bixiyey damaciisan uu ku doonayo in loo doorto gudduumiye ku […]

Wasiirka Gashaandhiga Oo Guurtidda Warbixin Ka Siiyey Hawlaha Wasaaraddiisa Iyo Ciidamada Dalka.

Wasiirka Gashaandhiga Oo Guurtidda Warbixin Ka Siiyey Hawlaha Wasaaraddiisa Iyo Ciidamada Dalka.

(msl Hargeysa) Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland   ayaa maanta mudanayaashu Golaha Guurtidda Warbixin ku saabsan Wasaaradiisa iyo xaaladda Ciidamada Qaranka siiyey. Fadhigii Maanta ee Golaha Guurtida Somaliland oo uu shir gudoominayey Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Guurtida  Siciid jaamac Cali. Wasiirka Gaashaandhiga Axmed X. Cali Cadami waxa uu sheegay in guddi saraakiil ah oo ciidan loo […]

Mujaahid Maxamed Kaahin Oo Caddeeyay Inuu u Tartamayo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye.

Mujaahid Maxamed Kaahin Oo Caddeeyay Inuu u Tartamayo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye.

Hargeysa (msl  Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed, ayaa maanta caddeeyay inuu ka mid yahay Musharixiinta u tartamaya Guddoomiyenimada xisbiga Kulmiye. Maxamed Kaahin Axmed, waxa uu sheegay in tartanka shirwaynaha xisbiga Kulmiye aanu ku koobnayn oo kaliya Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdicasiis Samaale, balse ay loolanka Guddoomiyaha […]

“Waa Dastuuri In Madaxwayne Siilaanyo Mar Kale Isa Sharixi Karo, Muuse Biixi-na Waa Inankiisii” Jaamac Shabeel.

“Waa Dastuuri In Madaxwayne Siilaanyo Mar Kale Isa Sharixi Karo, Muuse Biixi-na Waa Inankiisii” Jaamac Shabeel.

Hargeyss (msl) Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cigge (Jaamac Shabeel), ayaa caddeeyay inay dastuuri tahay in Madaxwayne Siilaanyo, mar labaad u tartamo jagada Madaxwaynenimo ee dalka. Jaamac Shabeel oo maanta warbaahinta kula hadlay Hargeysa, ayaa sidoo kale sheegay in Guddoomiyaha Kulmiye ee wakhtigan Muuse Biixi Cabdi uu yahay Wiilkii Siilaanyo, sidaa daraadeedna […]

Cabdicasiis Samaale Oo Hadhi-sharafeed Jawaab U Ah Casuumadii Muuse Biixi Maanta U Sameeyay Beeshiisa Sacad Muuse

Cabdicasiis Samaale Oo Hadhi-sharafeed Jawaab U Ah Casuumadii Muuse Biixi Maanta U Sameeyay Beeshiisa Sacad Muuse

Hargeysa (msl) Loolan adag oo u dhexeeya madaxda sare ee xisbiga KULMIYE, ayaa labadii maalmood ee u dambeeyay si weyn looga dareemay magaalada Hargeysa, kaas oo salka ku haya guddoomiyenimada xisbiga KULMIYE. Loolankan oo hordhac u ah shirweynaha xisbiga KULMIYE oo qabsoomi doona bisha March ee soo socota, waxa uu u dhexeeyaa guddoomiyaha xisbiga KULMIYE […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com