Home » Entries posted by MaantaSomaliland (Page 2)

Dareenka Shacabka Somaliland

Ayaxa Ku Habsaday Somaliland

Ayaxa Ku Habsaday Somaliland

Dagayso: Wasiirka Beeraha Somaliland Prof Geedoole oo kawaramaya arintaas oo waraysi siiyaya VOA Somali iyo Halkan guji oo dhagayso waraysigaa voa Somali ee Ayaxa 

Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Wada Hadaladii Turkiga, Doorashooyinka Soo Socda Iyo Rajada Uu Ka Qabo Inay Isaga Iyo Xisbigiisa Waddani Ku Guulaystaan

Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Wada Hadaladii Turkiga, Doorashooyinka Soo Socda Iyo Rajada Uu Ka Qabo Inay Isaga Iyo Xisbigiisa Waddani Ku Guulaystaan

Hargeysa:-Guddoomiyaha Golaha wakiilada ahna guddoomiyaha xisbiga Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka hadlay wada hadaladii u dambeeyay ee dhex maray Somaliland iyo Somaliya, doorashada madaxtooyada, rajada xisbigiisa iyo inuu noqdo madaxweynaha dambe ee Somaliland iyo arrimo kale. Md. Cirro, wuxuu sheegay sida ay u haboontahay inay xukumaddu shacbiga iyo baarlamaanka uga xog-waranto wada […]

WAREYSI:-CALI MAXAMED WARANCADE WASIIRKA ARRimaha GUDAHA SOMALILAND

WAREYSI:-CALI MAXAMED WARANCADE WASIIRKA ARRimaha GUDAHA SOMALILAND

BANDHIGA SOMALI CHANNEL iyo Xussen Maxamed Bisad

BANDHIGA SOMALI CHANNEL  iyo Xussen Maxamed Bisad

DOODA TVGA HCTV Shirkii Turkiga ee Somaliland iyo Somalia

DOODA TVGA HCTV Shirkii Turkiga ee Somaliland iyo Somalia.

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo Madaxweynaha ka Difaacay Eedo ay Mucaaridku u jeediyeen.

“Taariikhda intii uu jiray Madaxweynuhu laguma sheegin Musuqmaasuq iyo Qabyaalad midna .”  Wasiir Ku-xigeenka wasaarada Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyigalinta Somaliland Cabdiwaaxid  Cabdiqaadir Cabdiraxman  ayaa jawaab ka biixiyey eedeymo musuqmaasuq oo ay madaxweynaha ujeediyeen Xisbiyada mucaaridku. Cabdiwaaxid waxa uu sheegay in labba Shay uu madaxweyne Siilaanyo  in uu ka bari yahay oo kala ah Musuqmaasuq iyo […]

“Axmedoow [Madaxweynaha] Waxba Kuu Tari Maayaan Milyaniska Maanta Aad Adiga Iyo Qoyskaagu Meel Dhiganaysaan, Waar Abtiyoow Ha Aakhiro Seegin”

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax, oo mar ahaa guddoomiye xigeenkii xisbiga KULMIYE , ayaa Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay inay isaga iyo qoyskiisu malaayiin Dollar dunida ku urursanayaan. Md. Cabdiraxmaan, wuxuu sheegay inuu Madaxweyne Siilaanyo ku kacay waxyaabihii uu ku eedayn jiray xukuumadii Daahir Rayaale Kaahin, kuwaas oo ay ka mid yihiin cabudhinta saxaafadda, musuqa, xadhiga iyo […]

Kulankii ugu horeeyey ee Baarlamaanka Somaliland yeesho

Kulankii ugu horeeyey ee Baarlamaanka Somaliland yeesho

Kulankii ugu horeeyey ee Baarlamaanka Somaliland yeesho 22/2/1960-kii iyo Magacyada Xubnaha.W/Q: Cali Cabdi Coomay. Baarlamaanka Somaliland waxa la doortay 17/2/1960-kii. 19/2/1960-kii ayey maxkamada sare dhaarisay xubnihii la soo doortay. Ka dib wuxuu kulan yeeshay 22/2/1960-kii. Kulankan ayaa ka dhacay xarunta maxkamada sare ee dalku tahay maanta. Waxay doorteen shir guddoon iyo xoghayn. Waxay guddoomiye u […]

Eng. Maxamed Xaashi Oo Si Adag Uga Hadlay Natiijada Wada Hadalkii Turkiga, Shirkadda Doonaysa Maamulka Dekeda Berbera Iyo Arrimo Kale

Eng. Maxamed Xaashi Oo Si Adag Uga Hadlay Natiijada Wada Hadalkii Turkiga, Shirkadda Doonaysa Maamulka Dekeda Berbera Iyo Arrimo Kale

Wasiirkii hore ee maaliyada Eng.Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa gafweyn oo ay galeen gudidii wada hadalda u matagalaysay Somaliland ku tilmaamay in la simo xansuuqii ku dhacay shacbiga Somaliland iyo qabaa’ilkii dagaalamay markii dawladii Siyaad Bare meesha ka baxday. Eng.Maxamed Xaashi waxa uu xukuumadda madaxweyne Axmed Siilaanyo ugu baaqay inay meesha ka saarto qalafsanaanta, isla markaasna […]

Durba Miyaad Ilowdeen: Waar Hooy Dadkaygow

Durba Miyaad Ilowdeen: Waar Hooy Dadkaygow

Waar hooy dadkaygow, Nin ku dagay markii hore, Oo ku diley markii xigay, Ka digtoonidiisay, Dooddani ku faraysaa. Maansadii Dir-sooc ee Ibraahin-gadhle, 6/4/1990kii, Jiidihii hore ee halgankii hubeysnaa, 23/1/2014ka, Hargeysa, cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com Heesta Haamo-dhowr Ka rog oo mid kale saar. Bal maantana aan u digo-roganno xagga suugaanta, innaga oo u duur-xulayna siyaasadda, gaar ahaan maalmahan […]

Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland ayaa Sheegay inay Si Wadda jir Ah Ugu Heshiiyeen Qabashada Shirka

Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland ayaa Sheegay inay Si Wadda jir Ah Ugu Heshiiyeen Qabashada Shirka

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com