Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 2)

Degdeg:Digreeto ka soo baxday Qasriga Madaxtooyada,Masuuliyiin xilalkii laga qaadey,Qaar la bedelay & Kuwo cusub oo la magacaabay

Degdeg:Digreeto ka soo baxday Qasriga Madaxtooyada,Masuuliyiin xilalkii laga qaadey,Qaar la bedelay & Kuwo cusub oo la magacaabay

WAREEGTO MADAXWEYNE: 29 /06/2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadoodu kala tahay JSL/XM/XKQ/222/1-530/062020 iyo JSL/XM/WM/222-531/062020, uu xilalkii kaga qaaday kuwa kalena ugu magacaabay gudoomiyeyaasha Gobolada Dalka qaar ka mida, sidoo kalena uu ku sameeyey bedel. Waxaanay u dhignaayeen Wareegtooyinkaasi Madaxweynuhu Sidan:- Wareegto Madaxweyne Ku: Yaasiin Maxamed Shide Ibraahim;Guddoomiyihii […]

WE CAN PERSUADE SOMALIA TO RECOGNIZE SOMALILAND, INSTEAD OF ARGUMENTS AND FIGHTING

WE CAN PERSUADE SOMALIA TO RECOGNIZE SOMALILAND, INSTEAD OF ARGUMENTS AND FIGHTING

Ahmed Ismail Mire.Public Advocate and Lawye Persuasion is a form of social influence, and it is the process of guiding the Opponent toward the adoption of a new idea, attitude, or action. That sounds similar to some of Somaliland’s responsibilities to gain Recognition?When you’re in a Critical Situation Like This Talks Between Somaliland and Somalia, […]

Xukumada Somaliland oo war cusub ka soo saartay Xayiraadey saartay Tv-yada Universal & Star

Xukumada Somaliland oo war cusub ka soo saartay Xayiraadey saartay Tv-yada Universal & Star

Wasaarada Caafimaadka Oo Burco Kasoo saartay Xogta Xaaladihi Udanbeyay Ee COVID 19

Wasaarada Caafimaadka Oo Burco Kasoo saartay Xogta Xaaladihi Udanbeyay Ee COVID 19

Xidigaha Geeska | Lyrics Riyo iyo dhalanteed Ka Dheer Gobanimo Hees Cusub 2020 Muuqaal

Xidigaha Geeska | Lyrics Riyo iyo dhalanteed Ka Dheer Gobanimo Hees Cusub 2020 Muuqaal

Xidigaha Geeska | Lyrics Riyo iyo dhalanteed Ka Dheer Gobanimo Hees Cusub 2020 Muuqaal

Qaabkii Golaha Wakiiladu U Ansixiyey Xubnaha Cusub Ee Kominshanka Ee Xisbiyada Mucaaridka + [ Muuqaal ]

Qaabkii Golaha Wakiiladu U Ansixiyey Xubnaha Cusub Ee Kominshanka Ee Xisbiyada Mucaaridka + [ Muuqaal ]

DAAWO;-GOLAHA WAKIILLADA OO COD AQLABIYAD AH KU ANSIXIYEY LABADII XUBNOOD EE KOMINSHANKA DOORASHOOYINKA U MATALAAYEY XISBIYADA MUCAARIDKA.

DAAWO;-GOLAHA WAKIILLADA OO COD AQLABIYAD AH KU ANSIXIYEY LABADII XUBNOOD EE KOMINSHANKA DOORASHOOYINKA U MATALAAYEY XISBIYADA MUCAARIDKA.

Golaha wakiillada Somaliland oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyey labadii xubnood ee Kominshanka doorashooyinka qaranka Somaliland u matalaayey xisbiyada Mucaaridka ee UCID iyo WADDANI. Md Maxamuud Siciid Dalmar Xubinta xisbiga WADDANI waxaa ogolaadey 51 xildhibaan , cid diiday ma jirto halka hal xildhibaan ka aamustey. Md Cabdifataax Ibraahin Sheekh xubinta xisbiga UCID waxaa ogolaadey 49 […]

XILDHIBAAN INGIRIIS AH OO SHEEGTAY INAANU INGIRIISKU RAALI KA AHAYN MIDNIMADII AY SOMALILAND LIXDANKII LA GASHAY SOMALIYA.

XILDHIBAAN INGIRIIS AH OO SHEEGTAY INAANU INGIRIISKU RAALI KA AHAYN MIDNIMADII AY SOMALILAND LIXDANKII LA GASHAY SOMALIYA.

Magaalada London ee Caasimadda boqortooyada Ingiriiska waxa lagu qabtay Munaasibad loogu dabbaal-degay Xuska lixdan Guurada Xornimada Somaliland, taasi oo Somaliland iyo guud ahaan Dalalka Dunida ee Shacabka Somaliland ku nool laga xusay Jimcihii la soo dhaafay. Xafladda London oo lagu qabtay Xarunta Safaaradda Somaliland ku leedahay Magaalada London, ayaa waxa Dadka ka qayb-galay ka mid […]

suxufi Yuusuf Cabdi Gaboobe iyo suxufi Xuseen Xarbi ooXukumada Ku Tageeray Xayiraada Telefishanka universal. iy

suxufi Yuusuf Cabdi Gaboobe  iyo suxufi Xuseen  Xarbi ooXukumada Ku Tageeray Xayiraada Telefishanka universal. iy

FALANQAYN:-SUURTO GAL MA TAHAY IN LA ANSIXIYO LABADA XUBNOOD EE MUCAARIDKA U METALAYEY KOMISHANKA OO MARKALE MAALINTA BARI AH LA HORKEENAYO GOLAHA WAKIILADA?

FALANQAYN:-SUURTO GAL MA TAHAY IN LA ANSIXIYO LABADA XUBNOOD EE MUCAARIDKA U METALAYEY KOMISHANKA OO MARKALE MAALINTA BARI AH LA HORKEENAYO GOLAHA WAKIILADA?

Labada xubnood ee xisbiyada mucaaridka umatalaya komishanka doorashooyinka somalilad ayaa marlabaad maalinta bari ah la filayaa in la horkeeno xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland Hadaba suurtogal matahay in golaha wakiiladu ay ansixin doonaan labada xubnood ee kamid noqonaya 7xubnood ee komishanka qaranka Somaliland oo guud ahaan hawl qabadkii gudida komishanka doorashooyinku uxaniban tahay HALKAN KAGA BOGO […]

Diyaar-Garowga Xaflada Lagu Soo Afmeerayo Takoorkii Shanta QARNI Lagu Hayey Beesha Madhibaan

Diyaar-Garowga Xaflada Lagu Soo Afmeerayo Takoorkii Shanta QARNI Lagu Hayey Beesha Madhibaan

Waxeynu Marqaatiga Qarniga Ka nahay xaalmarinta, Marxabeysiinta, Raali-gelinta loo sameyndoono 4-7-2020  Beesha Madhibaan ee Maxamed- Gorgaarte. Qoraalkani wuxuu cabiri doona  sidii ku bilaabmey takoorka lagu hayey Beesha Madhibaan, dadaaladii la sameeyey sidii loo joojin lahaa takoorkaa, iyo muhimada laga baran karo guud ahaanba sidii loola dagaalami lahaa takoorka bulsho ee Somalida dhexdeeda ka jira. Hadii […]

Xukuumadda Somaliland Oo Shirkadaha Laydhka Ku Amartay In Ay Qiimaha Jabiyaan

Xukuumadda Somaliland Oo Shirkadaha Laydhka Ku Amartay In Ay Qiimaha Jabiyaan

Xukuumadda Soomaaliland ayaa Saddex ka mid ah shirkadaha Bixiya adeega Laydhka oo ka hawl gala gobolada Dalka Qaarkood ku amartay in ay jabiyaan qiimaha. Magaalooyinka Boorama, Laascaanood iyo Ceergaabo oo ay ka hawl galaan shirkadahani ayay xukuumaddu sheegtay in qiimaha shiidaalka ee hoos u dhacay iyo cabashadda dadkaasi ka soo yeedhay labadaas oo is biirsaday […]

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com