Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 689)

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa Xaqiijiyay inuu Isagu dhalay Wiil ku biiray Kooxda Daacish ee ka dagaalamaysa Ciraaq iyo Suuriya

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee  Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa Xaqiijiyay inuu Isagu dhalay Wiil ku biiray Kooxda Daacish ee ka dagaalamaysa Ciraaq iyo Suuriya

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa Xaqiijiyay inuu Isagu dhalay Wiil ku biiray Kooxda Daacish ee ka dagaalamaysa Ciraaq iyo Suuriya. Kooxda Daacish ayaa Muuqaal ay Inankan oo Magaciisa ku Sheegay Abu Shucayb Al-Somali oo ay ka duubeen soo galiyay Barta Internet-ka ee Youtube. Waxa uu ku sheegay Muuqaalka inuu […]

XILDHIBAAN MUBAARIG CABDI MALAW OO AH WAKIILKA GOLAHA DEEGAANKA EE DAGMADA AXMED DHAGAX IYO 31MAY AYAA MAANTA DHALINYARADA WAAXAHAASI KULAN LAYEESHAY SIDII NADAAFADA KOR LOOGU QAADI LAHAA GAAR AHAAN BACAHA YARYAR EE DARIIQYADA BUUX DHAAFIYAY IYO WALIBA KA QAYB QAADASHAD FAYO DHAWRKA IYO SIDII AY ISKOOD ISU DIRI LAHAAYEEN

XILDHIBAAN MUBAARIG CABDI MALAW OO AH WAKIILKA GOLAHA DEEGAANKA EE DAGMADA AXMED DHAGAX IYO 31MAY AYAA MAANTA DHALINYARADA WAAXAHAASI KULAN LAYEESHAY SIDII NADAAFADA KOR LOOGU QAADI LAHAA GAAR AHAAN BACAHA YARYAR EE DARIIQYADA BUUX DHAAFIYAY IYO WALIBA KA QAYB QAADASHAD FAYO DHAWRKA IYO SIDII AY ISKOOD ISU DIRI LAHAAYEEN

XILDHIBAAN MUBAARIG CABDI MALAW OO AH WAKIILKA GOLAHA DEEGAANKA EE DAGMADA AXMED DHAGAX IYO 31MAY AYAA MAANTA DHALINYARADA WAAXAHAASI KULAN LAYEESHAY SIDII NADAAFADA KOR LOOGU QAADI LAHAA GAAR AHAAN BACAHA YARYAR EE DARIIQYADA BUUX DHAAFIYAY IYO WALIBA KA QAYB QAADASHAD FAYO DHAWRKA IYO SIDII AY ISKOOD ISU DIRI LAHAAYEEN XILDHIBAANKA OO HALKAASI KA HADLAY AYAA […]

Salaada Sunaha ee Salaatul Laylku waa Imisa Rakcadood ugu yaraan iyo ugu badnaan? Saacadee ayaana ugu haboon inaad tukado salaatu Laylka? Xidhashadu se waa maxay inaad tidhaahdo? Jawaab Sh. Maxamed Sh Cumar Dirir

Salaada Sunaha ee Salaatul Laylku waa Imisa Rakcadood ugu yaraan iyo ugu badnaan? Saacadee ayaana ugu haboon inaad tukado salaatu Laylka? Xidhashadu se waa maxay inaad tidhaahdo? Jawaab Sh. Maxamed Sh Cumar Dirir

Salaada Sunaha ee Salaatul Laylku waa Imisa Rakcadood ugu yaraan iyo ugu badnaan? Saacadee ayaana ugu haboon inaad tukado salaatu Laylka? Xidhashadu se waa maxay inaad tidhaahdo? Jawaab Sh. Maxamed Sh Cumar Dirir Bismilaah Alxamdulilaah: “ Horta Salaatu Layl dhawr arimood oo magacyadooda sharci aad ku maqasheen baa isku mid uun ha; sida Salaatulayl, Qiyaamu […]

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Ibraahin Siyaad Yoonis ayaa sheegay inay Biyaha Hargeysa laban laami doonaan sanadka 2015-ka, wakhtigaasi oo ay dhamaanayaan Mashaariic hadda socda oo biyaha lagu horumarinayo. waxa uu sidoo kale ka hadlay Mashruuc 4 Milyan oo Doolar ku baxayso oo si gaar ah biyo loogu galinayo Degmada Maxamuud Haybe iyo Axmed Dhagax.

  Hargeysa(maantasomaliland) Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Ibraahin Siyaad Yoonis ayaa sheegay inay Biyaha Hargeysa laban laami doonaan sanadka 2015-ka, wakhtigaasi oo ay dhamaanayaan Mashaariic hadda socda oo biyaha lagu horumarinayo. waxa uu sidoo kale ka hadlay Mashruuc 4 Milyan oo Doolar ku baxayso oo si gaar ah biyo loogu galinayo Degmada Maxamuud Haybe iyo Axmed […]

Garyaqaan Ibraahim Khadar Siciid “Saxaafaddu Weel Wax Lagu Shubto Maaha”

“Maanta inla Tumo Durbaan Habar Magaadle ma taalo meesha..Doorashooyinka Dawladdi Shaqo Kuma Leh Ee Waxaa Masuuliyadda Leh Komishanka Madaxa banaan” Siyaasi Cabdillaahi Jawaan

Xisbiga Mucaaridka ee UCID ayaa Beeniyey War lagga baahiyey oo ku saabsanaa in Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali waraabe sheegay in Xisbiga Waddani aanu doonayn in doorasho dhacdo

Xisbiga Mucaaridka ee UCID ayaa Beeniyey War lagga baahiyey oo ku saabsanaa in Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali waraabe sheegay in Xisbiga Waddani aanu doonayn in doorasho dhacdo

Xisbiga Mucaaridka ee UCID ayaa Beeniyey War lagga baahiyey oo ku saabsanaa in Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali waraabe sheegay in Xisbiga Waddani aanu doonayn in doorasho dhacdo, waxayna sheegen warkaasi in uu yahay mid been abuur ah oo Guddoomiyahooda laga sameyey oo aanu odhan hadalkaasi, Sidaasi waxa sheegay Af-hayeenka Musharixiinta Xisbiga Ucid Naasir Bedel […]

Waxaa maanta lagu daah furay Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa Mashruuca horumarinta Somaliland kaasoo ah kii ugu horreeyay ee noociisa ah ee dalka Somaliland laga hir galiyo

Waxaa maanta lagu daah furay Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa Mashruuca horumarinta Somaliland  kaasoo ah kii ugu horreeyay ee noociisa ah ee dalka Somaliland laga hir galiyo Ugu horrayn Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka  Sacad Cali Shire oo ka hadlay Mashruuca horumarinta Somaliland ee  shalay la daah furay wa uu kaga duwan yahay kuwii hore ee […]

Guddoomiyeeyeyaha Madasha Wada-tashiga Somaliland Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa isbarbar dhig ku sameeyey Afartii Madaxweyne ee dalka iskaga damb.

Guddoomiyeeyeyaha Madasha Wada-tashiga Somaliland Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa isbarbar dhig ku sameeyey Afartii Madaxweyne ee dalka iskaga damb. waxaanu sheegay in ALLE ha u naxaxiiste labadii Madaxweyne ee Somaliland ugu horeeyey Cabdiraxmaan Axmed Cali iyo Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ay ahaayeen laba Madaxweyne oo Umadda daacad u ahaa, oo aan wax Guryo iyo Hantiya […]

Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta SOLJA oo Magacaabay Guddida qaban-qaabadda shirweynaha shanaad

Hargeysa(MSL) Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA Xasan Maxamed Yuusuf ayaa manta magacaabay Guddida qaban qaabada Shirweynaha 5aad ee Ururka oo ku began bishan sideedaad. Guddoomiyaha SOLJA isagoo ka duulaya sharciga iyo Dastuurka Ururka oo Awood u siinaya magacaabisat guddida qaban qaabada waxa uu si rasmi ah manta u soo saaray liiska Toddoba xubnood oo ka […]

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo socdaal nasasho ah ku maraya Ingiriiska, ayaa kulan la yeeshay Guddida xisbiga KULMIYE ee UK

LONDON (MAANTASOMALILAND)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo socdaal nasasho ah ku maraya Ingiriiska, ayaa kulan la yeeshay Guddida xisbiga KULMIYE ee UK, kaasi oo ay iskaga xog-waraysteen waxqabadka xukuumadda ka dhalatay xisbigaasi iyo sidii loo sii xoojin lahaa mashaariicda wax-qabad ee xukuumaddu ka waddo dalka. Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa […]

Shirkada Sharaabka ee SBI Cocacola ayaa maanta deeq lacageed oo uu xaddigeedu dhan yahay $14,300 oo Dollar (Afar iyo toban kun iyo Saddex Boqol oo dollar) ku wareejisay Xarumaha Caruurta Agoomaha lagu daryeelo oo ku kala yaala Gobolada Somaliland iyo Puntland.DAAWO SAWIRADA

Shirkada Sharaabka ee SBI Cocacola  ayaa maanta deeq lacageed oo uu xaddigeedu dhan yahay $14,300 oo Dollar  (Afar iyo toban kun iyo Saddex Boqol oo dollar) ku wareejisay Xarumaha Caruurta Agoomaha lagu daryeelo oo ku kala yaala  Gobolada Somaliland iyo Puntland.DAAWO SAWIRADA

Hargeysa(MAANTASOMALILAND) Shirkada Sharaabka ee SBI Cocacola  ayaa maanta deeq lacageed oo uu xaddigeedu dhan yahay $14,300 oo Dollar  (Afar iyo toban kun iyo Saddex Boqol oo dollar) ku wareejisay Xarumaha Caruurta Agoomaha lagu daryeelo oo ku kala yaala  Gobolada Somaliland iyo Puntland. Shirkada SBI Cocacola  ayaa sheegtay in lacagtan lasiinayo Xarumahan Agoomaha iyo Cisbitaalka Dhimirka […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com