Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 694)

Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) ayaa sheegay in Citiraaf Raadinta Somaliland dib u dhigtay hawlo badan iyo Horumar dadka iyo dalku qabsan lahaa. Waxa uu sheegay in Somaliland fadhiid u noqontay sugidda iCitiraaf ay ka hesho Beesha Caalamka, halkii ay ahayd inay wax qabsato.

Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) ayaa sheegay in Citiraaf Raadinta Somaliland dib u dhigtay hawlo badan iyo Horumar dadka iyo dalku qabsan lahaa. Waxa uu sheegay in Somaliland fadhiid u noqontay sugidda iCitiraaf ay ka hesho Beesha Caalamka, halkii ay ahayd inay wax qabsato. “Dadku wax bay qorshaystaan oo ragganimo ayaa la isku dayaa si […]

Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay dilka fanaanada caanka ah, Saado Cali Warsame, oo maanta lagu toogtay magaalada Muqdisho.

Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay dilka fanaanada caanka ah, Saado Cali Warsame, oo maanta lagu toogtay magaalada Muqdisho.

Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay dilka fanaanada caanka ah, Saado Cali Warsame, oo maanta lagu toogtay magaalada Muqdisho. Saado Cali ayaa sidoo kale xildhibaanad ka ahayd baarlamaanka Soomaaliya. Dablay hubaysan ayaa rasaas ku furay baabuurka waday Saado Cali, oo marayay xaafadda Hodan ee Muqdisho. Waxaa la sheegayaa in qof kale oo ka tirsan shaqaalaha baarlamaanka oo […]

Shirkadaha Isgaadhsiinta ugu Balaadhan geyiga somalidu degto ee Hormuud Telecom ,Somtel iyo Nationlink ayaa heshiis saddex geesood ah oo dhinaca telefoonadda ah kula saxeexday Magaaladda Mugdisho ee Caasimadda Dalka somaliya .

Shirkadaha Isgaadhsiinta ugu Balaadhan geyiga somalidu degto ee Hormuud Telecom ,Somtel iyo Nationlink ayaa heshiis saddex geesood ah oo dhinaca telefoonadda ah kula saxeexday Magaaladda Mugdisho ee Caasimadda Dalka somaliya . Heshiiskani oo Nuxurkiisu Yahay siddii Telefoonadda macaamiisha shirkadahaasi islu xidhiidhi karaan iyaddoo shirkad kastaaba adeegsanayso telefoonkeeda si Macaamiishu uga marmaan telefoono badan oo ay […]

Shirkadda ALNUUR Furniture oo mar kale ka farxisay Agoomaha Hargeysa

Shirkadda ALNUUR Furniture oo mar kale ka farxisay Agoomaha Hargeysa

Shirkadda qalabka guryaha iyo xafiisyada ee ALNUUR Furniture ayaa dhar, kabo iyo agabka carruurtu ku ciyaaraan kaga farxisay 429 carruur ah oo ku jira xarunta agoomaha ee magaalada Hargeysa, si ay munaasibadda Ciidda Fitriga farxadda ula qaybsadaan carruurta kale ee nasiibka u helay in waalidkood nool yahay. Md. Maxamed Yuusuf Cilmi oo ku hadlayay magaca […]

Alle ha u Naxariistee Fanaanada Caanka ahayd Saado Cali Warsame ahaydna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somalia ayaa lagu toogtay Magaalada Muqdisho. Waxaa sidoo kale la geeriyooday Ruux kale oodarawalkeedii ahaa

Alle ha u Naxariistee Fanaanada Caanka ahayd Saado Cali Warsame ahaydna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somalia ayaa lagu toogtay Magaalada Muqdisho. Waxaa sidoo kale la geeriyooday Ruux kale oodarawalkeedii ahaa Dablay hubaysan oo aan la garanayn haybtooda ayaa Toogtay Saado Cali Warsame. Dad goob-joog ah ayaa Warbaahinta u sheegay in Dablaydu gaari ku hor jartay […]

Marwada Madaxweynaha Somaliland oo sharaxaad ka bixisay Shir Caalami ah oo London lagu soo gabagabeeyay

Marwada Madaxweynaha Somaliland oo sharaxaad ka bixisay Shir Caalami ah oo London lagu soo gabagabeeyay

Shir Caalami ah oo lagaga hadlayay Xuquuqda gabdhaha, gaar ahaana Cidhib tirka Gudniinka Fircooniga ah iyo ka hor taga Hablaha lagu guursado Da’yaraanta ayaa shalay lagu soo gabagabeeyay Magaalada London ee Ingiriiska. Shirka waxaa ka soo qayb galay in ka badan 50 Dal oo dunida ah iyo Hay’addaha Qaramada midoobay, NGOs iyo Hay’addo ay khusayso […]

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan ayaa faah-faahin ka bixiyay hawl-galo ay ciidamada ammaanku wadeen maalmihii u dambeeyay kuwaas oo la xidhiidhay adkaynta nabad-gelyadda, ilaalinta nabadgalyada wadooyinka iyo la dagaalanka maandooriyeyaasha.

(maantasomaiand)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan ayaa faah-faahin ka bixiyay hawl-galo ay ciidamada ammaanku wadeen maalmihii u dambeeyay kuwaas oo la xidhiidhay adkaynta nabad-gelyadda, ilaalinta nabadgalyada wadooyinka iyo la dagaalanka maandooriyeyaasha. Taliyaha ciidanka Booliska oo maanta u warramayay saxaafaddu waxa uu xusay inay soo qabteen 120 qof oo iskugu jira dhalinyarro rabshado […]

Siyiisiinta Asxaabta Qaranka, kuwa Xukuumadda iyo ganacsato ayaa ku sii qul-qulaya Dalka Jabuuti, halkaas oo ay kaga qayb gali doonaan xaflad Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle uu ku bixinayo Inan uu dhalayse

(Maantasomaliland)Siyiisiinta Asxaabta Qaranka, kuwa Xukuumadda iyo ganacsato ayaa ku sii qul-qulaya Dalka Jabuuti, halkaas oo ay kaga qayb gali doonaan xaflad Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle uu ku bixinayo Inan uu dhalay. Xafladdan oo si heer sare ah Dawladda Jabuuti u qaban qaabisay ayaa lagu waramayaa inay ugu yaraan Somaliland ka tagi doonaan sodomeeyo […]

Musharaxa Madaxwaynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa xalay guri ku yaala degmadda Ibraahim Koodbuur ee magaaladda Hargeysa kulan kula yeeshay Madaxdhamqeed, waxgarad, aqoonyahan, siyaasiyiin, xildhibaano iyo dhalinyaro tiro badan oo ka soo jeeda beelaha Subeer Awal.

-Musharaxa Madaxwaynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa xalay guri ku yaala degmadda Ibraahim Koodbuur ee magaaladda Hargeysa kulan kula yeeshay Madaxdhamqeed, waxgarad, aqoonyahan, siyaasiyiin, xildhibaano iyo dhalinyaro tiro badan oo ka soo jeeda beelaha Subeer Awal. Shirkan oo socday mudo dhawr saacadood ah ayaa lagu gorfeeyey arrimo door ah, kuwaas oo ku taxaluqa xaaladaha […]

Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa maanta kulan la qaatay Guddida Arimaha dibadda iyo Qorshaynta u qaabilsan Golaha wakiilad

Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa maanta kulan la qaatay Guddida Arimaha dibadda iyo Qorshaynta u qaabilsan Golaha wakiilad

Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa maanta kulan la qaatay Guddida Arimaha dibadda iyo Qorshaynta u qaabilsan Golaha wakiilada. Kulanka ayaa lagaga wada hadlay Arimo la xidhiidha Wasaaradda Qorshaynta iyo Deeqaha Somaliland dibadda ka hesho. Wasiir Sacad Cali Shire ayaa faahfaahin ka bixiyay Dulucda Kulanka Xarunta Baarlamaanka ku dhex maray isaga iyo […]

Xisbiga Ucid ayaa si Adag u Canbaareeyay xadhiga Laba Hawl-wadeen oo ay sheegeen inay u xidhan yihiin Wasaarada Duulista iyo Hawada warsaxaafadeed

Xisbiga Ucid ayaa si Adag u Canbaareeyay xadhiga Laba Hawl-wadeen oo ay sheegeen inay u xidhan yihiin Wasaarada Duulista iyo Hawada warsaxaafadeed

        JAMHUURIYADDA SOMALILAND                                                                                 REPUBLIC OF SOMALILAND       Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka                                                                                                           {UCID}                                                                                                                                                                                 Justice and Welfare Party     Ref/UCID/4139/2014                                                                                                Date: 21/07/2014   WAR SAXAAFADEED HARGEYSA Ujeedo/Canbaareyn Aad U Xoogan  Wasaarada Duulista Iyo Hawadda JSL Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka UCID Waxaa Uu War_Saxaafadeedkan Si Aan La Soo Koobi Karin Ugu Canbaareynayaa Xadhiga Dulmiga,Sharci_Darada Iyo Xaqdarada […]

Badhasaabka gobolka maroodi jeex Maxamed Maxamuud Xaaji Jeeniyare ayaa maanta saxaafada uga waramay qaabka ay maal maha ciida oo suuqyada magaaladu camiranyihiin ay usugayaan nabada gelyada ciidamada boolisku

Badhasaabka gobolka maroodi jeex Maxamed Maxamuud Xaaji Jeeniyare ayaa maanta saxaafada uga waramay qaabka ay maal maha ciida oo suuqyada magaaladu camiranyihiin ay usugayaan nabada gelyada ciidamada boolisku isagoo sidoo kalana kawar bixiyay rag dhalinyaro ubadan oo rabshado ka sameeyay suuqa bacadlaha oo ay qaar qabteen. Ugu horayna waxa uu badhasaabku isagoo ka jawaabaya su’aal […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com