Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 835)

Amiirka leh dhaxalka isla markaana ah Taliye Ku xigeenka ciidammadda qalabka sida ee dalka Imaaraadka carabta Maxamed Binu Saa’id, ayaa qaabiley weftigii uu Hoggaaminayay madaxweynaha Somaliland

Amiirka leh dhaxalka isla markaana ah Taliye Ku xigeenka ciidammadda qalabka sida ee dalka Imaaraadka carabta Maxamed Binu Saa’id, ayaa qaabiley weftigii uu Hoggaaminayay madaxweynaha Somaliland

Dubia (maantaSomaliland)- Amiirka leh dhaxalka isla markaana ah Taliye Ku xigeenka ciidammadda qalabka sida ee dalka Imaaraadka carabta Maxamed Binu Saa’id, ayaa galabta xafiiskiisa ku qaabiley weftigii uu Hoggaaminayay madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ee socdaalka ku jooga wadankaasi. Taliye Ku xigeenka ciidammadda qalabka sida ee Imaaraadka carabtu waxa uu weftiga Madaxweynaha ku […]

Xubno Wasiirro Ah Oo Kulan Nabad-gelyadda Lagu Adkaynayo Layeeshay Reer Awdal.

Xubno Wasiirro Ah Oo Kulan Nabad-gelyadda Lagu Adkaynayo Layeeshay Reer Awdal.

(MSL-Boorame)Waxa maanta magaalada Boorama soo gaadhay wefdi Wasiirro ah oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga Md. Axmed Xaaji Cali Cadami isla markaana ay ku wehelinayaan Wasiirrada Xanaanada Xoolaha Dr. Cabdi Aw Daahir iyo Wasiirka Duulista iyo Hawada Md. Maxamuud Xaashi oo la filayo inuu isagu galabta soo gaadho Boorama. Ujeedada safarkan Wasiirrada oo la sheegay […]

Kulmiye wuu karayaaye: Miyuu kabmayaa, korayaa, mise wuu kadmayaa? Qormadii: 7-aad Boobe Yuusuf Ducaale

Kulmiye wuu karayaaye: Miyuu kabmayaa, korayaa, mise wuu kadmayaa? Qormadii: 7-aad Boobe Yuusuf Ducaale

Maanta waxaynu markhaati ka nahay oo aynu meel walba ku arkaynaa muranka iyo is-maan-dhaafka aanay ka gurman iyo dil-dillaaca kusoo …. Qormadii: 7aad Beryaha go’aankaa la gaadhayo ama la qaadanayaba, waxaan ka tirsanaa Golaha Wasiirrada. Waxaan xusuustaa maalin Madaxdii xisbiga Kulmiye nala soo fadhiisteen kulankii Golaha Wasiirrada oo Kal-fadhigaa Golaha Dhexe ee Kulmiye loo diyaar-garoobayay. […]

Maamulaha Guud Ee Shirkadda Dahabshiil Waa Ganacsadaha Ugu Marti-qaadka badan Somaliland Shirarka Caalamiga AH

Maamulaha Guud Ee Shirkadda Dahabshiil Waa Ganacsadaha Ugu Marti-qaadka badan Somaliland Shirarka Caalamiga  AH

Hargeysa(MAANTASOMALILAND.) Maamulaha Guud ee shirkadda Dahabshiil Md. Cabdirashiid Maxamed Siciid ayaa ah masuulka ugu marti qaadka badan shirarka caalamiga ah,lagu qiimeeyo aaminaada ganacsiga wadamada soo koraayo sidii loo dardar-gelin lahaa lacagaha ay dadku isku xawilaan. Maamulaha Guud ee shirkadda Dahabshiil Md. Cabdirashiid Maxamed Siciid Shirkan caalamiga ah ee uu nasiibka u helay ka qayb galkooda […]

Hargeysa (MAANTASomaliland)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto GENARAL Cabdilaahi Fadal Iimaan oo uu wehelinayey Taliyaha hogaanka ciidankaasi Maxamed X Nuur Khaliif ayaa maanta warbixin ku saabsan xaaladda amniga wadanka siiyey gudida joogtada ah ee golaha wakiilada Somaliland.

Hargeysa (MAANTASomaliland)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto GENARAL Cabdilaahi Fadal Iimaan oo uu wehelinayey Taliyaha hogaanka ciidankaasi Maxamed X Nuur Khaliif ayaa maanta warbixin ku saabsan xaaladda amniga wadanka siiyey gudida joogtada ah ee golaha wakiilada Somaliland. Sareeye Guuto Fadal waxa uu warbixintiisa ku sheegay in ay jiraan caqabado soo noqnoqda oo ay ka hawlgalaan […]

Wasiirka Madaxtooyadda dawladda Imaaraadka carabta Sh. Mansuur Binu Saa’id ayaa saaka si milgo iyo maamuus sare leh u qaabiley Weftigii madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ee shalay socdaalka shaqo ku tagay dalkaasi.

Dubia (maantaSomaliland.)- Wasiirka Madaxtooyadda dawladda Imaaraadka carabta Sh. Mansuur Binu Saa’id ayaa saaka si milgo iyo maamuus sare leh u qaabiley Weftigii madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ee shalay socdaalka shaqo ku tagay dalkaasi. Wasiirka Madaxtooyadda ee Imaaraadka Carabtu waxa uu si meeqaam sare leh ugu soo dhaweeyay xafiiskiisii Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed […]

“Madaxwaynaha Waxa Loo Soo Dhaweeyay Sidii Madaxwayne la qiimaynayo” Afhayeen Dhuxul

“Madaxwaynaha Waxa Loo Soo Dhaweeyay Sidii Madaxwayne la qiimaynayo” Afhayeen Dhuxul

Abu dubai (msl) Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul oo ka mid ah weftiga Madaxwaynaha ee socdaalka ku jooga dalka Imaaraadka Carabta, ayaa ka waramay sida loo soo dhaweeyay. Afhayeenku waxa uu sheegay in si fiican loo soo dhaweeyay isla-markaana loo qaabilay sidii Madaxwayne la qiimanayo oo kale. Afhayeenka oo arimahaa ka hadlayana waxa uu […]

Madaxwayne Siilaanyo Oo U Baxay Imaaraadka Carabta, Kaxaystayna Masuuliyiin Aan La Ogeyn Waxay Ka Tari Karaan Safarkiisa (Sawirro)

Madaxwayne Siilaanyo Oo U Baxay Imaaraadka Carabta, Kaxaystayna Masuuliyiin Aan La Ogeyn Waxay Ka Tari Karaan Safarkiisa (Sawirro)

Berbera (MSL) Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti uu hogaaminayo ayaa goor dhawayd ka dhoofay madaarka diyaaradaha Magaalada Berbera. Madaxwayne Siilaanyo iyo weftigiisa, ayaa safar shaqo ku tagay dalka Imaaraadka Carabta oo uu uga bilaabmayso booqasho dhowr maalmood qaadan doonta. Weftiga Madaxwaynaha oo ay xubno ka yihiin Wasiirrada Maaliyadda, Madaxtooyada, Arimaha dibada, […]

Sheekh Aaden Xaaji Maxamuud Xiirey (Aaden Siiro), ayaa ku baaqay in la dhowro wixii shscabka reer Somaliland ku heshiiyeen, isaga oo sidoo kalena soo jeediyey in xukuumaddu la tashato dadkeeda.

Hargeysa (msl)Sheekh Aaden Xaaji Maxamuud Xiirey (Aaden Siiro), ayaa ku baaqay in la dhowro wixii shscabka reer Somaliland ku heshiiyeen, isaga oo sidoo kalena soo jeediyey in xukuumaddu la tashato dadkeeda. Sheekh Aaden Siiro, waxa uu tilmaamay in qofka hogaamiyaha ah looga baahan yahay inuu dadka la tashado, halkii kaligii go’aan ka gaadhi lahaa masiirkooda. […]

Dawladaha Qadar iyo Imaraadka Carabta oo ka wada tirsan waddamada Khaliijka, ayaa siyaasad kala fog ku kala wajahay Somaliland iyo Soomaaliya

Dawladaha Qadar iyo Imaraadka Carabta oo ka wada tirsan waddamada Khaliijka, ayaa siyaasad kala fog ku kala wajahay Somaliland iyo Soomaaliya

Hargeysa (maantaSomaliland.)-Dawladaha Qadar iyo Imaraadka Carabta oo ka wada tirsan waddamada Khaliijka, ayaa siyaasad kala fog ku kala wajahay Somaliland iyo Soomaaliya, arrintan ayaa hadda uun u soo baxday dibada, iyadoo Dawladda Imaraadka Carabtu, ay diyaarad khaasa u soo dirtay Madaxweynaha Somaliland Axmed Silaanyo, oo la filaayo inuu maalinta Sabtida Ah ka dhoofi doono garoonka […]

qaar ka mida golaha guurtida oo booqday xabsiga hargaysa maalintii shalay

Hargeysa (maantaSomaliland.)-Xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa waxa Ingiriisku dhisay sanadkii 1947, hase ahaatee waxa guud ahaanba la dumiyey oo dib loo dhisay sanadkii 2006. Bishan March 18, 2013, guddiga joogtada ah ee golaha guurtida iyo xubno warbaahinta ka socda, ayaa booqday xagsiga dhexe, waxaana ujeedadu ahayd golaha guurtida oo maxaabiista ku jirta xabsigaa ugu deeqay […]

Ogaysiis muhiim u ah akhristayaasha

Shacbi waynaha la socda qormooyinka shabakadan caalamiga ah.waxaan u sheegaynaa in wixii afkaar ah ay ku koobantahay qofka qora balse aanay ahayn war ama faalo ay shabakadu leedahay tafatiraha guud ee maanta somaliland.com xuseen xarrbi

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com