Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 567)

Gudoomiye xigeenka 3-aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray, ayaa sheegay in Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo tahay tii ugu necbayd Mujaahidiinta SNM islamarkaana aanay xilal ka qaban Raggii u soo halgamay dalku.

Gudoomiye xigeenka 3-aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray, ayaa sheegay in Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo tahay tii ugu necbayd Mujaahidiinta SNM islamarkaana aanay xilal ka qaban Raggii u soo halgamay dalku. Waxa uu Xukumadda ku dhaliilay talaabada ay ku hor istaagtay Xuska Maalinta Shuhadada SNM ee Sahra Halgan Qabanqaabisay. Waxa uu sheegay in Xalay isagoo […]

-Gudoomiyaha Madasha wadatashiga iyo toosinta Somaliland Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa Ayaan daro ku tilmaamay in Xuskii SNM ee Sahra Halgan Qabanqaabisay la joojiyo, waxa uu sidoo kalena sharaxay waxyaabo ay ku heshiiyeen Mujaahidiinta iyo Muuse Biixi.

-Gudoomiyaha Madasha wadatashiga iyo toosinta Somaliland Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa Ayaan daro ku tilmaamay in Xuskii SNM ee Sahra Halgan Qabanqaabisay la joojiyo, waxa uu sidoo kalena sharaxay waxyaabo ay ku heshiiyeen Mujaahidiinta iyo Muuse Biixi. Mujaahid Xasan Guure Oo Warbaahinta kula hadlayay Hotelka Lake Asal ee Hargeysa waxa uu sheegay in Xafladda Jimciyadda […]

SOMALILAND: Veteran Journalist Hussein Harbi Announces Candidacy for the Upcoming Parliamentary Elections

SOMALILAND: Veteran Journalist Hussein Harbi Announces Candidacy for the Upcoming Parliamentary Elections

(maantaSomaliland ) -Somaliland’s upcoming parliamentary race is heating up, with a veteran journalist Hussein Abdi Muhumed Harbi throwing his hat into the ring. Hussein Harbi is best known locally as the former deputy director of stated-controlled Dawan Newspaper and has held senior roles at various news organizations across Somaliland. Currently he is the chief editor […]

Fanaanada Caanka ah ee Sahra Axmed Maxamuud ( Sahra Halgan) ayaa Sheegtay in Wasaarada Arrimaha Guduhu u soo qortay warqad ay kaga joojinayso Xuska 30-Guurada Maalinta Shuhadada SNM oo ku beegan 17/10/2014-ka oo ay ku qaban lahayd Hutelkeeda Hiddo Dhawr ee Magaalada Hargeysa.

Fanaanada Caanka ah ee Sahra Axmed Maxamuud ( Sahra Halgan) ayaa Sheegtay in Wasaarada Arrimaha Guduhu u soo qortay warqad ay kaga joojinayso Xuska 30-Guurada Maalinta Shuhadada SNM oo ku beegan 17/10/2014-ka oo ay ku qaban lahayd Hutelkeeda Hiddo Dhawr ee Magaalada Hargeysa. Sahra Halgan waxaa oo ay sheegtay in Warqad Caawa loo soo Gudbiyey […]

Gudoomiyaha Jimciyadda Muhaahidiinta SOOYAAL Xasan Cabdi Maxamed, ayaa Iclaamiyay wakhtiga la qabanayo Xuska 30 guurada Shuhadada SNM ee ku beegnayd 17 October.

Gudoomiyaha Jimciyadda Muhaahidiinta SOOYAAL Xasan Cabdi Maxamed, ayaa Iclaamiyay wakhtiga la qabanayo Xuska 30 guurada Shuhadada SNM ee ku beegnayd 17 October.

“Waxaan doonaynaa inaanu Iclaamino 17-ka October oo ku beegan Maalinta Jimcaha, kuna beegan Xuska Shuhadada SNM ee Jimciyadda Sooyaal sanad walba qabato,markaa 17-ka October oo ku beegan Maalin Jimce ah waxay u riixmaysaa maalinta Sababtida, iyadoo Sagaalka Subaxnimo ee Sabtida uu Xusku ka dhici doono Hotel Maansoor” ayuu yidhi Gudoomiyaha Sooyaal Oo Hargeysa kula hadlay […]

Dawladda Boqortooyada Ingiriiska, ayaa si buuxda u ballanqaaday inay taageero ka gaysan doonto,

Dawladda Boqortooyada Ingiriiska, ayaa si buuxda u ballanqaaday inay taageero ka gaysan doonto,

Dawladda Boqortooyada Ingiriiska, ayaa si buuxda u ballanqaaday inay taageero ka gaysan doonto, isla markaana ka go’an tahay sidii looga shaqayn lahaa in Somaliland noqoto dal dhaqaale ahaan deggan, barwaaqana ku noolaadana mustaqbalka. Warsaxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen wasiirrada Arrimaha Afrika, ahna Kaaliyaha Xoghayaha Xafiiska Arrimaha Dibadda ee UK Mr. James Duddridge […]

waxaa maanta xarunta dawlada hoose ee magaalada hargaysa ka dhacday arin aan hore uga dhicin waligeed

waxaa maanta xarunta dawlada hoose ee magaalada hargaysa ka dhacday arin aan hore uga dhicin waligeed

waxaa maanta xarunta dawlada hoose ee magaalada hargaysa ka dhacday arin aan hore uga dhicin waligeed taasi oo ku saabsanayd kadib markii xildhibaanada dawlada hoose ay ka si caadi ah u yimaadeen ugana soo xaadireen kalfadhigoodii caadiga ahaa xildhibaanadaasi oo dhamaa todoba waxay shabakada maanta somaliland u xaqiijiyeen in markii ay is yidhaahdeen hoolkoodii gala […]

UK- SL Investment Conference Rallies Businesses to Seize Investment Opportunities in Somaliland

The one day UK and Somaliland co-hosted Investment Conference has urged investors to tap in into the huge opportunities existing in Somaliland’s rich agricultural and investment opportunities to create a thriving economy and reduce its dependency on aid. Below is a press statement released by the UK Government upon completion of the Conference in London […]

Guddoomiyaha gobolka Maroodijeex Maxamed Maxamuud Cali (Jeeniyare), ayaa sheegay inay xabisiyada dhigi doonaan kooxo dhaliinyarro ah oo rebshadaha ka sameeya caasimadda, isaga oo waalidiintana ugu baaqay inay xakameeyaan wiilashooda

Guddoomiyaha gobolka Maroodijeex Maxamed Maxamuud Cali (Jeeniyare), ayaa sheegay inay xabisiyada dhigi doonaan kooxo dhaliinyarro ah oo rebshadaha ka sameeya caasimadda, isaga oo waalidiintana ugu baaqay inay xakameeyaan wiilashooda. Maxamuud Cali (Jeeniyare), oo shalay xafiiskiisa ugu waramay wargeyska DAWAN, waxa kale oo uu sheegay in ciidamada amaanku ku hawlan yihiin wax ka qabashada dhaliinyaradan oo […]

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta si rasmi ah khudbad ka jeediyay shir dawladda Ingiriisku soo qaban qaabisay oo loogu tallo galay in lagu soo bandhigo khayraadka Somaliland ka jira iyo fursadaha ganacsi ee yaalla.

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta si rasmi ah khudbad ka jeediyay shir dawladda Ingiriisku soo qaban qaabisay oo loogu tallo galay in lagu soo bandhigo khayraadka Somaliland ka jira iyo fursadaha ganacsi ee yaalla. Shirkaasi oo ahaa shir balaadhan waxa ka soo qeyb galay masuuliyiin ka tirsan wasaaradda horumarinta afrika u […]

Gudoonka Golaha Guurtida Somaliland, ayaa sheegay in la hakiyey Xeerka Diwaangalinta Madaniga ah iyo Diwaangalinta Codbixiyaha, kaasi oo dhawaan golaha wakiiladu Ansixiyay.

Gudoonka Golaha Guurtida Somaliland, ayaa sheegay in la hakiyey Xeerka Diwaangalinta Madaniga ah iyo Diwaangalinta Codbixiyaha, kaasi oo dhawaan golaha wakiiladu Ansixiyay.

Gudoonka Golaha Guurtida Somaliland, ayaa sheegay in la hakiyey Xeerka Diwaangalinta Madaniga ah iyo Diwaangalinta Codbixiyaha, kaasi oo dhawaan golaha wakiiladu Ansixiyay. Shirgudoonka ayaa Fadhigii caadiga ahaa ee golaha waxay ka sheegeen in Go’aanka lagu hakiyey Xeerkan, iyagoo sababta ku sheegay in Xeerkani yahay mid xaasaasi ah islamarkaana lagu arkay waxyaabo badan oo Iskhilaafsan,sidaasi darteedna […]

War Deg-deg ah :Laba Qof Oo Ay Ku Jirto Haweenay Wadatay Laba Ciyaala Oo Da’doodu Kayartahay 5-sanno Jir Oo Ku Geeriyooday Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Deegaanka Xamaas

War Deg-deg ah :Laba Qof Oo Ay Ku Jirto Haweenay Wadatay Laba Ciyaala Oo Da’doodu Kayartahay 5-sanno Jir Oo Ku Geeriyooday Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Deegaanka Xamaas

War Deg-deg ah :Laba Qof Oo Ay Ku Jirto Haweenay Wadatay Laba Ciyaala Oo Da’doodu Kayartahay 5-sanno Jir Oo Ku Geeriyooday Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Deegaanka Xamaas. Labada ciyaala ee ay wadatay gabadha geeriyootay ayaa mid kamida oo da’diisa lagu qiyaasay 3-sanno jir uu kujiraa xaalad miyir la’aana Hargaysa() Baabuur rakaab ah oo ka […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com