Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 602)

Daawo Muuqaal: Taageere Mudaharaad La Jibaysan Oo Caawa Dhex dhacay Kulanka USA Iyo Belgium iyo Ciidamada Amaanka Oo Gacanta Ku Dhigay

Daawo Muuqaal: Taageere Mudaharaad La Jibaysan Oo Caawa Dhex dhacay Kulanka USA Iyo Belgium iyo Ciidamada Amaanka Oo Gacanta Ku Dhigay

“Waxaan kuu caddeynayaa inaanay jirin cid ajaanabi ah oo ku xidhan saldhigyada booliska Berbera. Wixii Ajaanib ah laanta socdaalka ayaa shaqo ku leh, wixii fiise iyo sharci dalka ku jooga, annagu ma faro-gelinno oo ammaankooda ayaanu ilaalinnaa oo meelaha Kaarantaroollada ah kuwa aanu ku aragno, ayaanu raacinnaa ciidan ammaankooda ilaaliya, ama qofka wada ayaanu talooyin siinnaa. Laakiin wixii dambi gala waa halkeeda, wax dambi galay oo lanoo keenayna ma jiraan. Arrintaas iyada oo boolis ah oo ka hawl-galay ma jirto haba yaraatee,” Taliyaha Qaybta Booliska ee gobolka Saaxil. cabdi cali xayd

Maamulka iyo Laamaha Ammaanka ee gobolka Saaxil, ayaa ka hadlay warar maalmihii u dambeeyey hadal-hayntooda laga dareemay meelo badan oo adduunka ka mid ah, taas oo la xidhiidha kalluumaysato u dhalatay dalka Pakistan oo sheegtay inay dhibbaneyaal u ahaa fal-dambiyeedka ka-ganacsiga bani’aadamka, loona soo afduubay dhinaca magaalada Berbera. bakistani Labaatan Qof oo dhalasho ahaan ka […]

Golaha Deegaanka Gabiley Oo Dacwada Maaayarka iyo Musuqmaasuqa dhacey Ugudbiyay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Kadib Markii Wasiiradii Gobolku Qeyb Ka Noqdeen Cabashadooda

Golaha Deegaanka Gabiley Oo Dacwada Maaayarka iyo Musuqmaasuqa dhacey Ugudbiyay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Kadib Markii Wasiiradii Gobolku Qeyb Ka Noqdeen Cabashadooda

-Liiska ay ku qoran yihiin afar iyo toban Xildhibaan oo katirsan Golaha Deegaanka Degmada Gabiley, islamarkaana ay ku sexeexan magacyadoodu, ayaa loo gudbiyay maanta Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan kadib markii Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Cabdicasiis Muxumed Samaale iyo Wasiirada kasoo jeeda Gobolku qeyb ka noqdeen in ay is hortaageen kalsoonida ayb […]

Ucid-Oo-Ka-Qayb-Galay-Shir-Heer-Caalami-Ah-Oo-UU-Somaliland-Ku-Matalayo.aaakhriso isagoo englishah

Ucid-Oo-Ka-Qayb-Galay-Shir-Heer-Caalami-Ah-Oo-UU-Somaliland-Ku-Matalayo.aaakhriso isagoo englishah

Socialists International meeting started this morning in Mexico Coty, where UCID delegates are participating the meeting and share the Somaliland experience with delegates from 79 countries. The issues UCID the delegates are discussing with their counterparts includes includes the problems of Democracy without law and order, a challenge many developing countries are facing. UCID delegates […]

maareeya xigeenka warshada laydhka berbera oo weerar gacan ka hadal ah u gaystay sarkaal ciidanka booliska ah

maareeya xigeenka warshada laydhka berbera oo weerar gacan ka hadal ah u gaystay sarkaal ciidanka booliska ah

maareeye xigeenka warshada korantada berbera ayaa xalay aqdii dhexe weerargacan ka hadal ah u gaystayaskari ciidanka booliska ah oo la yidhaahdo canuud jibriil isaga iyo qoyskiisiiba .isagoo telefoonka noogu waramayana waxaa uu yidhi(waxaa uu gurigayga noola soo galeen koox uu horkacayo maareeye xigeenka iyo madaxa shaqaalaha korantada berbera halkaasi oo uu dhaawac isoo gaadhsiiyay waxaana […]

30 Qof Oo Tahriibayaal Ah Oo Ku Dhintay Doon Maraysay Biyaha Talyaaniga Iyo Kuwo Kale Oo Badan Oo La Soo Badbaadiyay

30 Qof Oo Tahriibayaal Ah Oo Ku Dhintay Doon Maraysay Biyaha Talyaaniga Iyo Kuwo Kale Oo Badan Oo La Soo Badbaadiyay

Soddon qof oo tahriibayaal ah ayaa ku dhintay dooni nooca kaluumaysiga ah oo ay saarnaayeen Lix Boqol oo qof oo maraysay xeebta Jaziiradda Sicily oo ku taalla koonfur galbeed ee dalka Talyaaniga. Ciidamada Badda ee illaalada xeebaha ee dalka Talyaaniga ayaa shaaca ka qaaday meydadka dadkan ku dhintay doontani ay neef qabatoobeen. Warkan oo ay […]

askari ayaa ku dhaawacmay iska hor imaad saaka Tuulaa Toon ee koonfurta Magaalada Hargeysa ku dhex maray Xildhibaanada Golaha Deegaanka Hargeysa iyo Salaxlay.

askari ayaa ku dhaawacmay iska hor imaad saaka Tuulaa Toon ee koonfurta Magaalada Hargeysa ku dhex maray Xildhibaanada Golaha Deegaanka Hargeysa iyo Salaxlay.

askari ayaa ku dhaawacmay iska hor imaad saaka Tuulaa Toon ee koonfurta Magaalada Hargeysa ku dhex maray Xildhibaanada Golaha Deegaanka Hargeysa iyo Salaxlay. Wararka aanu helayno ayaa sida oo kale tibaaxay in gaadhi ay wateen Xildhibaanada Golaha deegaanka dagamada Salaxlay uu isna khasaare Soo gaadhay. Iska hor imaadkan oo ku sal leh dhinaca maamulka dhulka […]

Kooxda Nigeria Oo Ku Hadhay Wareegga 16-ka iyo France Oo Iska Xaadiriyay Kulanka 8 Kooxood

Kooxda Nigeria Oo Ku Hadhay Wareegga 16-ka iyo France Oo Iska Xaadiriyay Kulanka 8 Kooxood

Kooxda xulka Qaranka Nigeria,ayaa lagu reebay wareegga 16-ka ka dib ciyaar adag oo dhex martay xulka Qaranka Faransiiska. Haafkii hore ee Ciyaarta ayay labada qaran ku kala nasteen 0-0 aanay waxba kala dhalin iyadoo labada kooxood ay inta badan ahaayeen qaar mid kastaa dhankiisa aad moodaysay in uu u soo diyaar garoobay in uu guusha […]

Daawo : Guddomiyaha Jaamacada Culuunta Bada Berbera Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay In Ardayda Jaamacadu Ku Biirtay Xisbiga Mucaaridka Ah Wadani

Daawo : Guddomiyaha Jaamacada Culuunta Bada Berbera Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay In Ardayda Jaamacadu Ku Biirtay Xisbiga Mucaaridka Ah Wadani – /detail.aspx?id=133664#sthash.X18nyskn.dpuf by.xuseen xarbi 4052413

Daawo:Madaxwayne Siilaanyo Oo Salaadii Taraawiixda Kula Tukaday Masaajidka Madaxtoyada Golaha Xukuumada

Xalay oo bisha ramadaan ee barakaysani kow ahayd ayaa madaxwaynaha JSL mudane Axmed M.M. Silaanyo kula tukaday qaybo ka mida xukuuda.

Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal ayaa beeniyey hadal ka soo yeedhay Wasiirka boosaha u qaabilsan Dawlada Somaliya kaasi oo uu sheegay in ay Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland ay ka shaqeeyaan dad uga wakiila hawlaha shaqo ee Wasaarada Boosahooda ee Dalka Somaliya.

Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal ayaa beeniyey hadal ka soo yeedhay Wasiirka boosaha u qaabilsan Dawlada Somaliya kaasi oo uu sheegay in ay Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland ay ka shaqeeyaan dad uga wakiila hawlaha shaqo ee Wasaarada Boosahooda ee Dalka Somaliya. Wasiir Abgaal oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa magalada […]

. Sharaabka Waddaniga ah ee SBI,ayaa soo bandhigtay Barnaamij cusub oo Kheyri ah oo ay ugu magac dartay Cab oo Sadaqeyso,kaasi oo looga faa’iideyn doono Bishan Ramaddaan

. Sharaabka Waddaniga ah ee SBI,ayaa soo bandhigtay Barnaamij cusub oo Kheyri ah oo ay ugu magac dartay Cab oo Sadaqeyso,kaasi oo looga faa’iideyn doono Bishan Ramaddaan

Sharaabka Waddaniga ah ee SBI,ayaa soo bandhigtay Barnaamij cusub oo Kheyri ah oo ay ugu magac dartay Cab oo Sadaqeyso,kaasi oo looga faa’iideyn doono Bishan Ramaddaan dadka danyarta iyo kuwa baahan ee waxba haysan oo Macaamiisha Shirkadda qaab noo ciisu dalka ku cudub yahay ay Cabitaanka Sharaabka SBI ku sadeysan doonaan dadka danyarta. Shirkadda Sharaabka […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com