Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 723)

Vulputate Nibh Cras

Vulputate Nibh Cras

Donec sed odio dui. Duis mollis, est non commodo luctus, nisi erat porttitor ligula, eget lacinia odio sem nec elit. Sed posuere consectetur est at lobortis. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Donec ullamcorper nulla non metus auctor fringilla. Donec id elit non mi porta gravida at eget metus. Fusce dapibus, tellus ac cursus […]

Euismod Nibh Tellus

Taliyihii Ciidanka Qaranka Oo Munaasibad Albaabadu U Xidhan Yihiin Xilka Lagaga Tirsaday Iyo Saxaafada Oo Laga Horjoogsaday

  Hargeysa )(maantasomaliland.com) – Taliyihii ciidanka Qaranka Somaliland Maxamed Cabdilaahi Xasan (Jidhif)   oo  maalintii Khamiistii ee toddobaadkii hore Madaxweyne Siilaanyo  xilka laga qaaday maanta xilka ku wareejiyay xaflad albaabadu u xidhnaayeen oo si qarsoodi ah loogu qabtay xarunta taliska ciidanka ee Magaalada Hargeysa. Munaasibada xil wareejinta, ayaa loo ogolaaday in ay ka qaybgalaan , saraakiil […]

M/Ku xigeenka oo Lacag Guddoon siiyay dhaawacyadii ciidanka qaranka iyo maleeshiyada Buuhoodle ee dhawaan dagaalku dhex maray+sawiradii

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C/raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylicii) ayaa maanta Booqday dhaawacyadii ku dhaawacmay dagaalkii Arbacadii la soo dhaafay ka dhacay deegaanka Sool-joogto oo ku yaala duleedka magaalada Buuhoodle. kaasi oo u dhaxeeyay ciidammadda qaranka iyo maleeshiyo Nabad diid ah. Madaxweyne ku xigeenku wuxuu cisbitaalka magaalada Burco ku Booqday 37 askari oo […]

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar si weyn shalay suuqa loo soo geliyey oo sheegayey inuu iska casilay Xilka Wasiirnimo ee Xukuumadda Madaxweyne Siillaanyo, ka dib markii Khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo qaar ka mid ah Golaha Wasiirada+sawir

“Wakhtigani ma aha kii la is-casili lahaa,Anigana igama suurtowdo…”   Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar si weyn shalay suuqa loo soo geliyey oo sheegayey inuu iska casilay Xilka Wasiirnimo ee Xukuumadda Madaxweyne Siillaanyo, ka dib markii Khilaaf soo kala dhex galay isaga […]

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa la sheegay inuu ka cadhooday Talaabo golaha wasiiraddu qaadeen, taasi oo ay ku dalbadeen in Mushaharka loogu kordhiyo.

Hargeysa (maantasomaliland.com)  Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa la sheegay inuu ka cadhooday Talaabo golaha wasiiraddu qaadeen, taasi oo ay ku dalbadeen in Mushaharka loogu kordhiyo. Talaabadan golaha wasiiradu qaaday ayaa lagu sheegay inay ahayd qoraal ay u gudbiyeen Shir-guddoonka golaha wakiilada Somaliland, taasi oo ku doonayeen in loo ansixiyo cadadka ay […]

Wasiirka wasaaradda arimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo maanta hortagay golaha wakiiladda Somaliland ayaa mid mid uga sheekeeyay Marxaladaha adag ee wasaaradiisa soo waajahay inta uu xilka wasaaraddaasi hayey. Wasiirka Wasaaradda arimaha guduhu waxa uu sheegay in dhibaatooyinka dalka ka dhacay tan iyo intii uu xilka hayey ay ugu waaweynaayeen shaqaaqadii dadku ku dhinteen ee ka dhacday gudaha Magaaladda Ceerigaabo iyo dagaalka sokeeye ee hadda ka taagan deegaanada Buuhoodle, taasi oo uu sheegay in wada hadal lagu xalinayo.

Hargeysa (maantasomaliland.com)  – Wasiirka wasaaradda arimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo maanta hortagay golaha wakiiladda Somaliland ayaa mid mid uga sheekeeyay Marxaladaha adag ee wasaaradiisa soo waajahay inta uu xilka wasaaraddaasi hayey. Wasiirka Wasaaradda arimaha guduhu waxa uu sheegay in dhibaatooyinka dalka ka dhacay tan iyo intii uu xilka hayey ay ugu waaweynaayeen […]

-Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Ku-simaha guddoomiyaha Xisbiga UDUB ahna guddoomiye Xisbigeenka Xisbigaasi Md. Axmed Yuusuf Yaasin ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey Tuulada Karin oo ku taala Afka Buurta Daallo ee Magaalada Ceerigaabo.iyada oo loo galbiyey Xafiiska Xisbiga.sida uu warkan noogu soo diray Weriye Mustafe Cabdi Maxamed (Janaale) oo la socda weftigaasi daawo sawirda waftiga .

Ceerigaabo (maantSomaliland.com):-Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Ku-simaha guddoomiyaha Xisbiga UDUB ahna guddoomiye Xisbigeenka Xisbigaasi Md. Axmed Yuusuf Yaasin ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey Tuulada Karin oo ku taala Afka Buurta Daallo ee Magaalada Ceerigaabo.iyada oo loo galbiyey Xafiiska Xisbiga.sida uu warkan noogu soo diray Weriye Mustafe Cabdi Maxamed (Janaale) oo la socda weftigaasi. […]

Gudida Diiwaan-gelinta Ururada Oo socdaalo qiimayn ah ugu kicitimaya gobolada dalka daawo sawirada xubnaha gudida

  SHargeysa (maantasomaliland.com)- Gudoomiyaha Gudida diiwaangelinta iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka Mudane C/risaaq Jaamac Cumar ayaa maanta sheegay in laba wefti oo ka tirsan gudidani ay maalinta beri ah socdaal shaqo ugu ambo bixi doonaan Gobolada Galbeedka iyo Bariga dalka. Gudoomiyaha Gudida Diiwaan-gelinta Ururada Siyaasadda iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka oo maanta u waramayay qaar ka mid […]

Sollicitudin Nullam Lorem

Sollicitudin Nullam Lorem

Donec sed odio dui. Duis mollis, est non commodo luctus, nisi erat porttitor ligula, eget lacinia odio sem nec elit. Sed posuere consectetur est at lobortis. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Donec ullamcorper nulla non metus auctor fringilla. Donec id elit non mi porta gravida at eget metus. Fusce dapibus, tellus ac cursus […]

Slider thumbnail

Pharetra Quam Vulputate

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com