Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Aragti (Page 53)

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga mu’caaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro , ayaa shalay kullan ay albaabadu u xidhanyihiin la yeeshay Guddoomiyayaasha Xisbiga WADDANI ee lixda gobol ee ugu weyn somaliland

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga mu’caaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro , ayaa shalay kullan ay albaabadu u xidhanyihiin la yeeshay Guddoomiyayaasha Xisbiga WADDANI ee lixda gobol ee ugu weyn somaliland,kaasoo ka qabsoomay guriga uu Guddoomiye cirro ka degan-yahay Magaalada Hargeysa. Kullankan oo ahaa mid al-baabadu u xidhanyihiin ayaa waxa shir […]

NUXURKA KHUDBAD UU GUDDOOMIYE CIRRO KA JEEDIYAY MADAL XISBIGIISU UU KU SOO BANDHIGAYAY BARNAAMIJKIISA SIYAASADEED

NUXURKA KHUDBAD UU GUDDOOMIYE CIRRO KA JEEDIYAY MADAL XISBIGIISU UU KU SOO BANDHIGAYAY BARNAAMIJKIISA SIYAASADEED

Khudabadda Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md Abdirahman Mohamed Abdillahi (Cirro) MUNAASABADDA SOO BANDHIGIDDA QAYBYO QORAALKA BARNAAMIJKA SIYAASIGA AH EE XISBIGA WADDANI Bismilaahi Raxmaani raxiim, Wa salalaahu calaa sayidiina Muxumad wa calaa Aalihi wa saxbihi Ajamiciin. Dhamaan waan idinku salaamayaa salaanta Islaamka: Salaamu Calykum wa raxmatulaahi wa barakaatuhu. Waxa farxad weyn ii ah inaan nasiib u yeesho […]

DAAWO; Madaxweynaha Ruushka ayaa sheegay in cawaaqib xumo ay ka dhalan doonto diyaaradooda dagaal ee Turkigu ku soo riday Suuriya.

DAAWO; Madaxweynaha Ruushka ayaa sheegay in cawaaqib xumo ay ka dhalan doonto diyaaradooda dagaal ee Turkigu ku soo riday Suuriya.

Madaxweynaha Ruushka ayaa sheegay in cawaaqib xumo ay ka dhalan doonto diyaaradooda dagaal ee Turkigu ku soo riday Suuriya. Valadamir Putin ayaa dhabarjebin ku tilmaamay weerarka uu militariga Turkigu ku soo riday diyaaradooda dagaalka. Telefishonka Al-Carabiya ayaa soo bandhigay sawir laga arkaya wax u muuqda maydka mid ka mid ah duuliyaashii diyaaradda. Militariga Turkiga waxay […]

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiilada Dr Cali Yuusuf Axmed ayaa ka hadlay wararka soo baxaya ee sheegay in Madax dhaqameedada Somaliland iyo Somaliya

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiilada Dr Cali Yuusuf Axmed ayaa ka hadlay wararka soo baxaya ee sheegay in Madax dhaqameedada Somaliland iyo Somaliya

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiilada Dr Cali Yuusuf Axmed ayaa ka hadlay wararka soo baxaya ee sheegay in Madax dhaqameedada Somaliland iyo Somaliya ay ka wada hadli doonaan qadiyada labada dhinaca, isla markaana la sheegay inuu Turkigu daba ka riixay, waxaanu tilmaamay in aanay Madax dhaqameedku xaq u lahayn inuu ka hadlo qadiyada […]

NOOTAAYADA SHARCIGA AH EE SHAAHID

NOOTAAYADA SHARCIGA AH EE SHAAHID

NOOTAAYADA SHARCIGA AH EE SHAAHID WAXAAD KA HELAYSAA NOOTAAYADA SHARCIGA AH EE SHAAHID ADEEG HUFAN WAXAY KU TAAL OO AY KU XIGTAA KAALINTA PEPSIGA

Gudoomiyaha shabakada wararka ee maanta somaliland.com ahna musharaxa u taagan doorashada baarlamanka ee soo socota mudane xuseen xarbi isagoo ku hadlaaya magaciisa ka taageerayaashiisa iyo ka bahda shabakada maanta somaliland.com waxaa uu tacsi u dirayaa, guud ahaan shacbi weynaha Somaliland,

gudoomiyaha shabakada wararka ee maanta somaliland.com ahna musharaxa u taagan doorashada baarlamanka ee soo socota mudane xuseen xarbi isagoo ku hadlaaya magaciisa ka taageerayaashiisa iyo ka bahda shabakada maanta somaliland.com waxaa uu tacsi u dirayaa, guud ahaan shacbi weynaha Somaliland, Waxgaradka, waayeelka, Boqorada, Ugaasyada, Salaadiinta, Cuqaasha, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo gaar ahaan Bahda Saxaafada, […]

Shirkadda wadaniga ah ee SBI ayaa Isniintii dorraad daah-furtay nooc cusub oo ka mid ah waxsoosaarka sharaabka shirkadda, kaasi oo ah sharaabka Faantada liin macaanta

Shirkadda wadaniga ah ee SBI ayaa Isniintii dorraad  daah-furtay nooc cusub oo ka mid ah waxsoosaarka sharaabka shirkadda, kaasi oo ah sharaabka Faantada liin macaanta

Shirkadda wadaniga ah ee SBI ayaa Isniintii dorraad  daah-furtay nooc cusub oo ka mid ah waxsoosaarka sharaabka shirkadda, kaasi oo ah sharaabka Faantada liin macaanta. Warsaxaafadeed ay shirkadu shalay ka soo saartay magaalada Hargeysa, ayaa u dhignaa sidan “SBI waxay Soo bandhigtay daah-furka Sharaabka cusub ee Faantada Liin-macaanta Taasoo ka Qabsoontay  Maanta xafiiska wayn ee […]

WARIYE AXMED XASAN CAWKE OO JIGJIGA KU GEERIYOODAY

WARIYE AXMED XASAN CAWKE OO JIGJIGA KU GEERIYOODAY

Allaah haw u naxariistee waxa goor dhaweyd Magaalo Madaxda Dawlad Deegaanka soomaalida Ethiopia ee Jigjiga Ku geeriyooday Marxuum Axmed Xasan Cawke oo ka mid ahaa foolaadka Suxufiyiinta Soomaalida. Marxuumka oo hada maydkiisa loo soo wado dhinaca Somaliland ayaa waxa lagu soo waramayaa in uu u dhintay wadnaha oo istaagay.   Rabbi haw u naxariistee Marxuum […]

Somaliland: Sahra Halgan Salutes Her Motherland and Adopted Country of France, Musically

Somaliland: Sahra Halgan Salutes Her Motherland and Adopted Country of France, Musically

  Somalilan. Even after returning home to Somaliland Artist Sahra Halgan remains fond of her adopted country France. Though she has been busily engaged initial with establishing Xido Dhawr-Cultural Centre and now management of her unique cultural entertainment hotspot in Hargeisa the artists found time enough to produce her latest 12 track album Faransiskaiyo Somaliland. […]

Guddigii Somaliland u qaabilsanaa wada hadalada Somaliya ee ka tirsanaa dawladda Somaliland ayaa marka laga reebo hal xubin waxay ka mid noqdeen masuuliyiintii iska casilay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo kuwo ay Madaxweyne Siilaanyo kala fogaadeen.

Guddigii Somaliland u qaabilsanaa wada hadalada Somaliya ee ka tirsanaa dawladda Somaliland ayaa marka laga reebo hal xubin waxay ka mid noqdeen masuuliyiintii iska casilay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo kuwo ay Madaxweyne Siilaanyo kala fogaadeen. Guddiga wada hadalka oo ka koobnaa wasiiro, xubno ka tirsan shirguddoonka guurtida iyo wakiilada iyo xildhibaanka guddoomiyaha ka ah guddiga […]

DAWO ;Cabdi haybe laambad oo ka sheekeeyay qiso soo martay oo aanu noloshiisa iloobayn

DAWO ;Cabdi haybe laambad  oo ka sheekeeyay qiso soo martay oo aanu noloshiisa iloobayn

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Saleeban Ciise Axmed (Xaglo-toosiye)Wuxuu furay albaab cusub oo ay hore ugu dhici waayeen, kana maagayeen inay garaacaan Siyaasiyiinta ay isku haybta yihiin ee hargeysa joogay tan iyo markii Somaliland gooni-isutaaga ku dhawaaqday

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Saleeban Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), waxa uu xaqiijiyey guul siyaasaddeed oo uu ku bedelay falsafad siyaasaddeed oo gaamurtay, taasoo suurto-galnimada in loo babac dhigaan ay Hal-xidhaale ku ahayd Bulshada Somaliland, maalmo ka hor qabsoomida Shirkii Golaha dhexe ee Kulmiye oo uu kamid ahaa Murrashaxiintii u tartamay Jagada madaxweyne ku-xigeenka. Saleebaan Ciise Axmed […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com