Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Aragti (Page 62)

MUSHARAX WARIYE XUSEEN XARBI IYO DHAMAAN BAHDA SHABAKADAWARARKA EE MAANTA SOMALILAND.COM WAXAY TACSI U DIRAYAAN EHELADII UU KA BAXAY MARXUUM cali xuseen xayd (CALI ADAAX)

MUSHARAX WARIYE XUSEEN XARBI IYO DHAMAAN BAHDA SHABAKADAWARARKA EE MAANTA SOMALILAND.COM WAXAY TACSI U DIRAYAAN EHELADII UU KA BAXAY MARXUUM cali xuseen xayd (CALI ADAAX)

MUSHARAX WARIYE XUSEEN XARBI MAXAMED JAAMAC DAAUUD ENG daauud maxamed khayre yuusuf cali xasan xarbi sacad xarbi siciid xarbi maxamed xarbi muna jaamac faadumo xarbi dhamaan waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum cali xuseen xayd (cali adaax) oo kamid ahaa duqayda reer burco ilaahay haka waraabiyo naxariisti janno […]

Walee Madaxada Somaliland ayaan Baran Nidaamka Dawladnimo

Walee Madaxada Somaliland ayaan Baran Nidaamka Dawladnimo

Walee Madaxada Somaliland ayaan Baran Nidaamka Dawladnimo Dadkii goob jooga ka ahaa sida rakaabkii ka soo degay ama kuwii raacayay diyaarada Ethiopia Airline, shaqaalaha Madaarka iyo dadweyne kale oo ajanabi ku jiro marka laga reebo aan idinla socodsiyo sheeko la yaab leh oo ka dhacday madaarka Caalamiga ah ee Cigaal. April 12, 2015.Maalintaa waxa dhoofayay […]

Mawqifkii Cigaal Ka Taagnaa Nidaamka Dimuqraadiyadda Iyo Dhibka Somalia Ku Hayso Somalilan

Mawqifkii Cigaal Ka Taagnaa Nidaamka Dimuqraadiyadda Iyo Dhibka Somalia Ku Hayso Somalilan

Qaybtan taxanaha buugga dhaxalkii gobonnimada oo ka mid ah khudbad uu Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland Allaah ha naxariistee Maxamed Xaaji Ibraahi Ciggaal ka jeediyey fagaaraha Khayriyada Hargeysa 18 May 2001, waxa uu ka hadlay nidaanka dimuqraadiyadeed ee Somaliland iyo sida Soomaaliya ugu hawlan tahay inay burburiso dawladnimada ka jirta Somaliland, taasoo uu marxuum Cigaal […]

Waa hees cusub oo uu sameeyey Abwaan ismaaciil Yuusuf Cabdi (Jiheeye), waana Hees ku saabsan siyaasadda, ee bal idinkuna garaadkiina qiimeeya waxay idiinla muuqato.

Waa hees cusub oo uu sameeyey Abwaan ismaaciil Yuusuf Cabdi (Jiheeye), waana Hees ku saabsan siyaasadda, ee bal idinkuna garaadkiina qiimeeya waxay idiinla muuqato.

hees cusub oo uu sameeyey Abwaan ismaaciil Yuusuf Cabdi (Jiheeye), waana Hees ku saabsan siyaasadda, ee bal idinkuna garaadkiina qiimeeya waxay idiinla muuqato. Siyaasadda weydey, Garaad ku sar-gooya, Sugnaanshiyo haybad, Saaceedu ma hawro. Siyaasadda weydey, Aqoon ku saleysan, Sareediyo daacad, Sidkeed isma buuxsho, Siyaasadda weydey, Sabaalin u heellan, Saluugga Dadkeedu, Suuldaaro ma weydo. Siyaasadda weydey, […]

MADAXWEYNE SIILAANYO: HOGAAMIYE DIB U SOO NOOLEEYEY KITAABKA ALLE. QALINKII WELI CABSIIYE

MADAXWEYNE SIILAANYO: HOGAAMIYE DIB U SOO NOOLEEYEY KITAABKA ALLE. QALINKII WELI CABSIIYE

Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ilaahay cimrigiisa ha dheereeye wuxuu dib u soo nooleeye xukunka iyo ku dhaqanka Kitaabka Alle, taas oo shalay lagu diirsaday dilkii qisaasta ahaa ee ka dhacay gobolka Saaxil. Madaxweyne Umada Somaliland abaal weyn ayey kuugu haysaa in sharciga la mariyo qofkii qof si badheedh ah u qudha uga […]

IMISA AYAA KU BAXDA AMAANTA MADAXWAYNE SIILAANYo by qalinkii mujaahid cali xaraaro

IMISA AYAA KU BAXDA AMAANTA MADAXWAYNE SIILAANYo by qalinkii mujaahid cali xaraaro

Shir weynihii xisbigii hanti wadaaga kacaanka somaliyeed waxyaalihii lagaga hadlayey iyo heesihii qiirada lahaa iyo ereyadii lagu amaanayey, Maxamed Siyaad Barre ayaa maantana lagu Amaanayaa Axmed Siilaanyo, haddaad yara daawato t.v.ga Axmed Siilaanyo ama aad akhrido wargeyska Dawan ama aad dhegeysato idaacada Hargeysa, waxa markiiba ku hor imanaya idaacadii Muqdisho t.v.gii Muqdisho iyo wargeyskii Xidigta […]

HAN IYO HAMMI SARE LAHOW Q-1AAD: WAXA QOREY KHADAR ISMAACIIL HAYBE

HAN IYO HAMMI SARE LAHOW Q-1AAD: WAXA QOREY KHADAR ISMAACIIL HAYBE

Bismilah wal-xamdulilaah wasallaalahu wasalam calaa rasuulilaah marka hore waxaan mahad u celinayaa allaah cwj ee ii suurto geliyey inaan maqaalkan qoro ku saababsan hanka ayo hammiga sare ee qof leeyahey,sida qofku ugu baahan yahay cunto iyo biyo ayuu ugu baahan yahay inuu lahaado hansare laakiin haadanay qofka u calaamadaysnayn meel uu hiigsanayo oo uu doonayo […]

Maxaa Sababay Xadhiga Sheekh Aadan Sune. By Shakuur Shakir

Maxaa Sababay Xadhiga Sheekh Aadan Sune. By Shakuur Shakir

sheekh aadan cabdirahman warsame aadan sune ayaa maalintii sedexaad waxa uu ku xidhanyhay xarunta CIDA Sheekh aadan sune ayaa ah culimada ugu caansan magaalada hargeisa iyo waliba Somaliland. Sheekh adan sune waxa lagu tirayaa shakhsiyaadka hadalka cad ee aan habayaraatee wixii runa aan mad madow galin waxaana jirta inuu si ba,an runta u sheego hadba […]

gudoomiyaha shabakada wararka ee maantasomaliland musharax xuseen xarbi iyo dhamaan bahda maantasomaliland.com oo tacsi u diraya marxuum xildhibaan maxamed barkhad miigane

gudoomiyaha shabakada wararka ee maantasomaliland musharax xuseen xarbi iyo dhamaan bahda maantasomaliland.com oo tacsi u diraya marxuum xildhibaan  maxamed barkhad miigane

gudoomiyaha shabakada waraka ee maanta somaliland.com musharax xuseen xarbi iyo dhamaan bahda shabakada maanta somaliland waxay tacsi u dirayan marxuum maxamed barkhad miigane oo mudo dheer ahaa xildhibaan ka tirsan golaha wakiilada ee jamuuriyada Somaliland. Waxa hadab dhanbaal tacsi ah soo gaadhsiiyay shabakada Madaxwayne kuxigeenka somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici, ayaa tilmaamay shaqsiyadda Marxuumka isaga oo […]

MIYAYNAAN QALDANAYN MARKAYNU ISGARAB-QOTOMINAY LABA QOF OO AAN ISKU QIIMO AHAYN?

MIYAYNAAN QALDANAYN MARKAYNU ISGARAB-QOTOMINAY LABA QOF OO AAN ISKU QIIMO AHAYN?

caalamka marka qof la qiimaynayo waxaa dib loo eegaa taariikhdiisa iyo waxa uu qarankiisa usoo taray ama uu usoo qabtay ,kadib waxaa lagu maamuusaa wadamada qaarkood darajooyin magacyo kala duwan ay ugu kala yeedhaan sida “ SIR” waa darajo aad u saraysa oo lagu xurmeeyo qofkaa lasiiyey. Dadkaa darajadaa lagu qiimeeyo waxaa ku jira kuwa […]

Hambaly meher wacan Sadiîq faysal faarax iyo Nimco ciise c/laahi

Hambaly meher wacan Sadiîq faysal faarax iyo Nimco ciise c/laahi

hooyo Hinda Axmed diiriye Boqor cismaan buurmadaw aabo fu,sad Axmed maxamed musharax wariye xuseen xarbi , nuur jamac ducaale, saleebaan mawliid cabdi iyo dhamaan bahda shabakada caalamiga ah ee maanta somaliland waxay hanbalyo meher wacan u dirayaan meherka Sadiîq faysal faarax iyo Nimco ciise c/laahi oo huteel shiraaqle ee magaalada hargaysa kadhacay 7/3/2015

XAASHEE NIN LIBIN KAA XISTIYEY XUMIHII WAA YAAB, WAAR KA DAAYA XAJIINTA URURKII UFO!! W/Q:MUJAAHID CALI XARAARO

XAASHEE NIN LIBIN KAA XISTIYEY XUMIHII WAA YAAB, WAAR KA DAAYA XAJIINTA URURKII UFO!! W/Q:MUJAAHID CALI XARAARO

Mujaahid-Cali-Xaraaro1Hadaba Ururadan Imimka Jira Ee Loo Yaqaan Ururada Bulshada (Civil.Society) Sida SONYO Ama SONSAF Maaha Kuwo La Garab Dhigi Karo Waxaan Halkan Ku Arkaayey Urur Dhalin Yaro Leedahay Oo Is Bar Bar Dhig Ku Sameeyey Ururkii La Odhan Jirey UFO Iyo Urur Kooda Oo La Yidhaahdo SONYO, Horta Dal Iyo Dadkiisa Cida Hore U Mar […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com