Home » Posts tagged with » pictures (Page 4)

Madaxweynaha Somaliland ayaa shacbiga Somaliland u jeediyay fariin la xidhiidha inay si wada jir ah caalamka ugu muujiyaan rabitaankooda la xidhiidha qaranimada Jamhuuriyada Somaliland

Madaxweynaha Somaliland ayaa shacbiga Somaliland u jeediyay fariin la xidhiidha inay si wada jir ah caalamka ugu muujiyaan rabitaankooda la xidhiidha qaranimada Jamhuuriyada Somaliland

(maantasomaliland.com) Hargeysa, Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shacbiga Somaliland u jeediyay fariin la xidhiidha inay si wada jir ah caalamka ugu muujiyaan rabitaankooda la xidhiidha qaranimada Jamhuuriyada Somaliland kana dalbadaan aqoonsiga ay xaqa u leeyihiin. Madaxweynaha Somaliland oo maanta Saxaafada ugu waramayay xarunta madaxtooyada, waxa uu sheegay in dabaal dega labaatan guurada […]

Xukuumadda oo shaaciyey tirada Dadka ku dhintay iyo khasaaraha ka dhashay Roob weyn oo Hargeysa ka da’ay

Xukuumadda oo shaaciyey tirada Dadka ku dhintay iyo khasaaraha ka dhashay Roob weyn oo Hargeysa ka da’ay

(maantasomaliland)Maayarka Caasimadda Hargaysa Eng Xuseen Maxamuud Jiciir, ayaa sheegay inay Roobabkii xalay ka da’ay magaalada Hargaysa ay ku dhinteen laba carruur ah oo uu Gidaar ku dumay, isla markaana ay qaar kalena ku dhaawacmeen Roobabkaas watay Dabaylo xooggan, muddo saacado badan ahna si is-daba-joog u da’ayey. Maayarka Caasimadda Hargaysa Eng Xuseen Maxamuud Jiciir, ayaa sheegay […]

Madaxweynaha Somaliland Oo Soo Dhaweeyay Dilka Hoggaamiyihii Al-Qacida

– Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka hadlay dareenka xukuumadiisa ee la xidhiidha dilka Hoggaamiyihii Ururka Al-qacida, oo ciidamada Maraykanku ay ku khaarajiyeen ku guri yaala dalka Pakistaan oo uu ku dhuumanayay. “Dawlada Somaliland waxay qabtaa waxa dunida oo dhan intiisa badan laga qabo oo ah in argagixisadda caalamka lala dagaalamo, […]

Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay in dawlad Kuwait ay Somaliland ka caawin doonto mashaariic kala duwan

Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay in dawlad Kuwait ay Somaliland ka caawin doonto mashaariic kala duwan

Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay in dawlad Kuwait ay Somaliland ka caawin doonto mashaariic kala duwan oo ayku baxayso 15 milyan oo dollar oo iskugu jira horumarinta adeegyada Biyaha, caafimaadka, waxbarashada iyo waddooyinka. Madaxweynaha Somaliland waxa uu sidaasi ku sheegay galabta oo uu ka soo degay madaarka Magaalada Xeebta ku […]

Bin Laden ciidammada Maraykanka ayaa dilay

Bin Laden ciidammada Maraykanka ayaa dilay

Cusaama Bin Laden Hawl galka lagu dilay madaxa ururka Al Qaacida, Cusaama Bin Laden, waxaa fuliyay ciidammada gaarka ah ee waddanka Maraykanka magaalo ku taalla woqooyiga waddanka pakistan. Madaxweynaha Maraykanka, Barack Obama, ayaa hadal ka soo baxay aqalka cad waxaa uu ku xaqiijiyay dilka Bin Laden. wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Pakistan ayaa sidoo kale […]

Wasaaradda arrimaha gudaha ee Somaliland ayaa ka hadashay maanta fal toogasho oo xalay magaalada Laascaanood dhaawac culus loogu geystay sarkaal sare oo ka tirsan Booliiska Somaliland iyo Saddex qof oo kale.

Wasaaradda arrimaha gudaha ee Somaliland ayaa ka hadashay maanta fal toogasho oo xalay magaalada Laascaanood dhaawac culus loogu geystay sarkaal sare oo ka tirsan Booliiska Somaliland iyo Saddex qof oo kale.

Wasaaradda arrimaha gudaha ee Somaliland ayaa ka hadashay maanta fal toogasho oo xalay magaalada Laascaanood dhaawac culus loogu geystay sarkaal sare oo ka tirsan Booliiska Somaliland iyo Saddex qof oo kale. Agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha, Cabdillaahi Xuseen Cige, oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa, ayaa waxaa kaloo uu jawaab ka bixiyay odayaal […]

Suldaan Lagu Xidhay Magaalada Boorame

Suldaan Lagu Xidhay Magaalada Boorame

(maantasomaliland)(Boorame ) Ciidanka amniga ee magaalada Boorame ayaa xabsiga u taxaabay Suldaan Muuse Cilmi Dugsiiye (Sanburad) oo ka mid ah madaxdhaqameedka Gobolka Awdal, kaddib markii sida la sheegay lagu eedeeyay inuu ku kacay ama ay ka soo yeedheen hadallo xiisad ka dhex abuuray beelaha Gobolka Awdal . Xadhigga suldaankan sida la sheegay uu caleemo saarkiisa […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Page 4 of 41234
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com