Wasiirka Xanaanada Xoolaha Oo Shacbiga Ugu Baaqay Inay Iska Xil Saaraan Caafimaadinta Xoolaha
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Oo Shacbiga Ugu Baaqay Inay Iska Xil Saaraan Caafimaadinta Xoolaha March 20th, 2011 Hargaysa (maantaSomaliland.)- Wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha iyo deegaanka Dr. Cabdi Aw Daahir Cali, ayaa sheegay in xoolaha nool ay yihiin laf dhabarta koobaad ee dhaqaalaha dalka Somaliland, isla markaana ay ka qayb qaataan kaabayaasha dhaqaale ee bulshada, waxaanu tilmaamay […]
Xildhibaanno ka Tirsan Golaha Degaanka Hargeysa oo Shaaca ka Qaaday inay Hayaan Caddaymo Musuqmaasuq
Xildhibaanno ka Tirsan Golaha Degaanka Hargeysa oo Shaaca ka Qaaday inay Hayaan Caddaymo Musuqmaasuq “Saddexdii wax ka qaban lahaa amma gujin lahaa mushaharbay ka qaataan Jiciir, Hantidhawraha Guud mushaharbuu ka qaata oo wa la og yahay, Xeer-ilaalintana cid baa ka qaadata mushahar oo waa la og yahay, CID-dana cidbaa ka qaadata oo iyana waa […]
Khilaaf Hadheeyay Golaha Deegaanka Hargeysa Iyo Dooda Maayarka Ito Mudaneyaasha Ka Soo Horjeeda
Khilaaf Hadheeyay Golaha Deegaanka Hargeysa Iyo Dooda Maayarka Iyo Mudaneyaasha Ka Soo Horjeeda Hargeysa (maantaSomaliland.) – Golaha deegaanka Caasimadda Hargeysa ayaa maanta mar kalle u kalla baxay laba kooxood. Islamarkaana dagaal afka ah oo aan waxba la isu reebin is weydaarsaday. Ugu horeyn Tobaneeyo Xildhibaan oo ka tirsan Golaha deegaanka ee caasimada Hargeysa oo shalay […]
….Xidhiidhiyaha Qaramadda Madoobay Uqaabilsan Arimaha Aadaminimada Iyo Dib U Dejinta Mark Bowdan Oo Maanta Socdaal Ku Yimi Magaalada Burco. Burco(maantasomaliland) Mar.20, 2011 –
……. Xidhiidhiyaha Qaramadda Madoobay Uqaabilsan Arimaha Aadaminimada Iyo Dib U Dejinta Mark Bowdan Oo Maanta Socdaal Ku Yimi Magaalada Burco. Burco(maantasomaliland) Mar.20, 2011 – Subaxnimadii maanta abaaro tobankii subaxnimo ayaa Mr. Mark Bowden oo ah masuulka qaramda midoobay u qaabilsan xidhiidhka arimaha Bani aadan-nimada ee Soomaliland iyo Soomaliya uu ka soo degay gegida diyaaradaha ee […]
Faysal Cali Waraabe Oo Su’aal Geliyay Inuu Mar Sadexaad Isa Soo Sharaxayo Iyo In Kale
Faysal Cali Waraabe Oo Su’aal Geliyay Inuu Mar Sadexaad Isa Soo Sharaxayo Iyo In Kale Hargeysa (maantaSomaliland.)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo muddo laba jeer ah ku guul daraystay doorashooyinkii Madaxtooyada ee Somaliland ka qabsoomay sanadihii 2003-dii iyo 2010-kii, ayaa ka war-wareegay isla markaana su’aal geliyay inuu banaynayo xilka […]
Khilaafka U Dhexeeya Kaluumaysatada Wadaniga Ah Iyo Maraakiibta Kaluumaysiga Ee Shisheeyaha Ah Oo Sii Xoogaysanaya Iyo Dagaal Laga Cabsi Qabo In Uu Ka Dhex Qarxo.
Khilaafka U Dhexeeya Kaluumaysatada Wadaniga Ah Iyo Maraakiibta Kaluumaysiga Ee Shisheeyaha Ah Oo Sii Xoogaysanaya Iyo Dagaal Laga Cabsi Qabo In Uu Ka Dhex Qarxo. Saylac (maantasomaaliland) Mar.20, 2011 – Wararka ka imanaya Magaalada Saylac ee xarunta gobolka Selal, ayaa sheegay in uu sii xoogaysanaya khilaaf ka u dhexeeya kalluumaysatada wadaniga ah iyo maraakiibta kalluumaysiga […]
Hargeysa, March, 20, 2011-(maantasomaliland)- Wasiirka Wasaaradda Macdanta,Biyaha iyo Tamarta Somaliland Dr. Xuseen Cabdi Ducaale ayaa sheegay inay Xukuumaddu Ruqsad u siisay shirkadda Horn Mining Company inay ciida Iron-ta ee adduunka gabaabsiga ah ka
Hargeysa, March, 20, 2011-(maantasomaliland)- Wasiirka Wasaaradda Macdanta,Biyaha iyo Tamarta Somaliland Dr. Xuseen Cabdi Ducaale ayaa sheegay inay Xukuumaddu Ruqsad u siisay shirkadda Horn Mining Company inay ciida Iron-ta ee adduunka gabaabsiga ah ka gurtaan dhul dalxiiseedka dulleedka Berbera ee Batalaale. Wasiir Xuseen oo maanta hortegay Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay inaanay jirin wax shuruuc ah […]
Dadweynaha Reer Laascaanood Oo Cadho weyn Ka Muujiyay Bandow Ay Xukuumada Somaliland Ku Soo Rogtay Magaaladaas.
Dadweynaha Reer Laascaanood Oo Cadho weyn Ka Muujiyay Bandow Ay Xukuumada Somaliland Ku Soo Rogtay Magaaladaas. Laascaanood (maantasomaliland) Mar.19, 2011 – Dadka ku nool Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa cadho weyn ka muujiyay bandow ay ku soo rogtay xukuumada Somaliland, ka dib markii saddex habeen ka hor dablay hubaysani toogasho ku dishay […]
Wasaarada Warfaafinta Oo Ka Hadashay 58 Shaqaale Ah Oo Ay Ka Hakiyeen Mushaha
Wasaarada Warfaafinta Oo Ka Hadashay 58 Shaqaale Ah Oo Ay Ka Hakiyeen Mushaha
Hargeysa (maantaSomaliland)- Masuuliyiinta Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyi gelinta Somaliland ayaa ka hadlay cabasho ka soo yeedhay 58 shaqaale ah oo ka tirsan TV-ga Qaranka kuwaasi oo ka cabanayay in mushaharkoodii laga hakiyay ka dib markii ay saxeexi waayeen buug ay dhawaan wasaaraddu soo rogtay in shaqaaluhu saxeexaan.
War-saxaafadeed aan cidina ku saxeexnayn oo laga soo saaray Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyi gelinta ayaa lagu sheegay in mushaharka shaqaalaha loo hakiyay si loo hubiyo kuwa shaqadooda ka soo baxa iyo kuwa sag-saaga ah.
waxa kale oo wasaarada Warfaafintu ay ku hanjabtay inay talaabo adag ka qaadi doonto wax ay ugu yeedheen shaqaalaha aan xilkooda gudan.
War-saxaafadeedkaasina wuxuu u qornaa sidan:-
“Iyadoo la tixgelinayo lana raacayo nidaamka isbedel ee saacadaha shaqada la soo galo, loona baahan yahay in waxqabad dhab ah oo la taaban karo ay ka muuqdaan wasaaradda warfaafinta iyo wacyi -gelinta hawlaheeda kala duwamn , ayaa waxa lagama maarmaan noqotay in wasaaraddu soo saarto war-saxaafadeed ku lug leh arrintan oo u dhigan sidan.:
War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta , waxa uu farayaa dhammaan shaqaalaha iyo madaxda wasaaradda inay dhawraan saacadaha shaqada , gaar ahaan ta wasaaradda oo hawlaheeda shaqo ku saleysan yihiin kaltan shaqo, sidaa darteed waxa looga digayaa in cid allaale cidii u gudan weyda hawsha loo xilsaaray sida ay tahay laga qaadi doono tallaabo sharciga waafaqsan. War-saxaafadeedku waxa uu intaa ku darayaa in shaqaalihii laga hakiyey mushaharka ee Telefishanka ay ujeeddadu ahayd in la kala hubiyo qofka shaqeeyey iyo ka aan sooba shaqo tegin , waxana la siiyey digniin intii gudan weyday xilkooda, waxanu warsaxaafadeedku uga digayaa in aanay dib dembe xil gudasho la’aan ugu kicin.”
xuseen xarbi
hargaysa
‘Imika Waxaan Ahay Guddoomiye Xisbi Ee MurashMa Ihi’ax’
Hargeysa (maantaSomaliland.)-Guddoomiyaha xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay inaanay xiligan haboonayn in la furo ururo siyaasadeed, basle loo baahan yahay in la galo doorashadii Goleyaasha deegaanka oo uu tilmaamay inay aad u muddo dhaaftay. Waxa kale oo uu sheegay in ragga ku baaqaya in la furro ururada siyaasada ay […]
LAAS-GEEL: “Dadkii Ku Noolaa goobtaa 3000 oo Sano Ka Hor oo Taariikh u reebay dadka maanta nool ”
(maantasomaliland)Raadadka sawir gacmeedka ah ee ku xardhan buuraha Laas-geel waxa lagu tilmaamaa inay yihiin kuwa ugu faca weyn bariga qaaradan Afrika. Waxaa la rumaysan yahay inay ka badbaadeen taariikh laga soo bilaabo 3000 dhalashadii Nebi Ciise ka hor (CS). Muuqaalada sawiradan oo ay ka mid yihiin, dad, xoolo, ugaadh iyo xayawaano kale. Sannadkii 2003, ayaan […]