Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 691)

Hay’adda Sirdoonka Somaliland ayaa habeen hore hargeysa ku xidhay sarkaal sare oo ka tirsan Ciidanka Dalka Jabuuti, kaasoo dhawr kii sano ee u danbeeyey ka shaqayn jiray Baanka Dalka Jabuuti ku leeyahay Hargeysa ee BCIMR.

Hay’adda Sirdoonka Somaliland ayaa habeen hore hargeysa ku xidhay sarkaal sare oo ka tirsan Ciidanka Dalka Jabuuti, kaasoo dhawr kii sano ee u danbeeyey ka shaqayn jiray Baanka Dalka Jabuuti ku leeyahay Hargeysa ee BCIMR. Breaking_NewsSarkaalkan Sirdoonka Somaliland xidheen oo la yidhaa Muuse C/raxmaan Cali kuna magac dheer (Muuse Dee Dee) ayay habeen hore Sirdoonka […]

gudoomihyaha xisbiga ucid ee dalka uk mudane xuseen bisad waxaa uu salaamayaa dhamaan muslimiinta ku nool aduunka gaar ahaan shacbiga somaliland gaar ahaan taageerayaasha xisbiga ucid meel kasta oo ay joogaan ciidal fidriga awgeed

gudoomihyaha xisbiga ucid ee dalka uk  mudane xuseen bisad waxaa uu salaamayaa dhamaan muslimiinta ku nool aduunka gaar ahaan shacbiga somaliland gaar ahaan taageerayaasha xisbiga ucid meel kasta oo ay joogaan ciidal fidriga awgeed waxaanu leeyahay sanadkaan sanadkiisa ku gaadha bash bash iyo barwaaqo aamiin

Labada Cishee Ciidkan Kaddib Waxannu Qaadaynaa hawlagallo qaar nool baana ku dhiman doona “Badhasaabka Sanaag Oo Munaasibaddii Iidal-fidriga Bulshada Ceerigaabo Kala hadlay”

Badhasaabka gobolka Sanaag Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ayaa qudbad dhinacyo badan taabanaysey oo dadweynaha Ceerigaabo uu uga soo jeediyey munaasibaddii lagu tukanayey salaadda Iidal-fidriga wuxu kaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin nabadgelyada iyo la-dagaallanka xaalufinta iyo weliba waddada Ceerigaabo sidii bulshadu gacanteedii uga geysan lahayd. Isagoo arrimahaas ka hadlayana Badhasaab-Ramaax wuxu hadalkiisa ku bilaabay“Labadan […]

Anigoo Ah Qoraa Farhan Mohamed Sultan Nur (Rakad) Oo Hambalyada Ciidul Fidriga Awgeed U Diraya Dhamaan Umada Islaamka Iyo Bulshada Somaliland Meelkasta Oo Ay Joogaan

Asc waxaan hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin u dirayaa dhamaan umada islaamka ah gaar ahaan reer somaliland meelkasta oo ay joogaan anigoo leh  ciid wanaagsan, ciidal caafiya ku ciida ciida ciideeda caafimaad iyo cimri dherer kuna gaadha sanadka sanadkiisa  waxaanan si gaara hambalyada ugu dirayaa dhamaan dadka kala ah  Labadayda waalid iyo  […]

Magacan loo yaqaannoRasta oo ay la baxeen dhallinyaro badan oo Soomaaliyeed intaan ka warqabno muddooyinkii

Magacan loo yaqaannoRasta oo ay la baxeen dhallinyaro badan oo Soomaaliyeed intaan ka warqabno muddooyinkiiSida aynu ogsoonahay beryahanba waxa dhaqankeenna ku soo biirayey la bixista magacyo qalaad ( ha ahaadeen kuwo Carbeed amaba kuwo reer Galbeede). Magacyadan badankoodu waxay ku soo dhex dhuunteen diinta islaamka, waa kuwa xaga carabta innagaga yimiye. Kuwo kale oo aynu […]

Madaxweynaha Somaliland oo dhanbaal lacag ah ugu deeqay dib u dhiska wadada gobalka hawd iyo Agoomaha baligubadle iyo hargaysa kana soo diray maanta dalka ingiriiska

Madaxweynaha Somaliland oo dhanbaal lacag ah ugu deeqay dib u dhiska wadada gobalka hawd iyo  Agoomaha baligubadle iyo hargaysa kana soo diray maanta dalka ingiriiska

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo 11-kii maalmood ee u dambeeyey ku sugnaa magaalada London ee waddanka Ingriiska, ayaa farriin Lacag fiican xambaarsan ka soo diray dalkaas uu safarka ku joogo, farriintaas oo lagu sheegay in Madaxweyne Siilaanyo Lacag dhan Boqol Kun oo Doollarka Maraykanka ah uu ugu deeqay ama kaga qayb-qaadanayo dhismaha Waddada […]

Halkan Hoose ka daawada Heesahaas Ciidul-fidriga ee Kooxda Xiddigaha Geeska

Halkan Hoose ka daawada Heesahaas Ciidul-fidriga ee Kooxda Xiddigaha Geeska:

Guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka Somaliland ayaa si balaadhan looga Oogay Salaadda CIidal Fidriga, iyagoo kumanaan dad weyne ahi iskugu soo baxeen Goobaha Salaadda lagu tukado Xiliyadda Ciida.

Guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka Somaliland ayaa si balaadhan looga Oogay Salaadda CIidal Fidriga, iyagoo kumanaan dad weyne ahi iskugu soo baxeen Goobaha Salaadda lagu tukado Xiliyadda Ciida.

Guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka Somaliland ayaa si balaadhan looga Oogay Salaadda CIidal Fidriga, iyagoo kumanaan dad weyne ahi iskugu soo baxeen Goobaha Salaadda lagu tukado Xiliyadda Ciida. Gobolada iyo Degmooyinka ayaa si nabad galyo ah ay Dadweynuhu uga Ciideen sida ay ku soo waramayaan Wariyeyaasha Gobolada. Waxaan Shacabka kala qayb galin sanadkan Wasiirada, XIldhibaanada […]

Sheekh Aadan X. Maxamuud Xiiray(Aadan Siiro), ayaa hadal uu Bulshada Somaliland u jeediyay Salaaddii Ciidal Fidriga ee Maanta waxa uu ku sheegay inay haboon tahay Xil ka qaadis lagu sameeyo Masuuliyiin uu tibaaxay in wadamada Jaarka ahi ka Cawdeen, kuwaasi oo aanu Magacaabin.

Sheekhu waxa uu talooyin u soo jeediyay Xukumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Shacabka Somaliland. “Walaalayaal, laba Arimood ayaan maanta odhanayaa. Mid waxaan Odhanayaa Qoladan Maanta Talada haysa, midna waxaan Odhanayaa Umadda Inteeda Kale. Xukumadda Maanta joogta ee Kulmiye Hogaaminayo, Waxaynu kula talinaynaa inay Kooxaysiga Yareeyaan. Waxaynu kula talinaynaa inay Noqoto Xukumad wada socota, oo aan […]

madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna ku simaha madaxweynaha ayaa tukashadii salaada ciida kala qayb galay dadweynaha ku dhaqan caasimada Hargeysa

madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna ku simaha madaxweynaha ayaa tukashadii salaada ciida kala qayb galay dadweynaha ku dhaqan caasimada Hargeysa

madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna ku simaha madaxweynaha ayaa tukashadii salaada ciida kala qayb galay dadweynaha ku dhaqan caasimada Hargeysa. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo ay weheliyaan xubno ka mid ah golaha wasiirada ee xukuumada,maayar ku xigeenka caasimada Hargeysa, badhasaabka gobolka maroodi jeex iyo masuuliyiin kale ayaa salaadii ciida shacabka caasimada […]

Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, MurashaxaMadaxweynaha, Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka ee Xisbiga UCID, Guddida Fulinta, Xubnaha G/Dhexe, G/Haweenka, G/Dhalinyarada iyo dhamaan Taageerayaasha Xisbiga UCID waxay ay Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa shacbiga Somaliland (meel kasta oo ay joogaan gudo iyo debedba)

Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, MurashaxaMadaxweynaha, Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka ee Xisbiga UCID, Guddida Fulinta, Xubnaha G/Dhexe, G/Haweenka, G/Dhalinyarada iyo dhamaan Taageerayaasha Xisbiga UCID waxay ay Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa shacbiga Somaliland (meel kasta oo ay joogaan gudo iyo debedba), iyo guud ahaanba Shucuubta Islaamka, munaasibadda Ciida Barakaysan, ee Ciidal Fidriga awgeed. Xisbiga […]

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan oo maanta ayaa waxa uu ka hadlay sida ay ciidanka boolisku amaanka u adkeyeen inta lagu gudo jiro maal-maha ciida ee aroorta ka bilabmaysa.

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan oo maanta ayaa waxa uu ka hadlay sida ay ciidanka boolisku amaanka u adkeyeen inta lagu gudo jiro maal-maha ciida. Sidoo kale waxa uu taliyuhu faray ciidanka taraafikada oo kacan ka helaya ciidanka dawlada hoose in ay sharciga waafajiyaan baabuurta sida khaldan ugu xad gudba sharciga. […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com