Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 716)

DAAWO: Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Ka hadlay walxo la qarxiyay iyo Siyaasi la xidhay

DAAWO: Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Ka hadlay walxo la qarxiyay iyo Siyaasi la xidhay

Guddoomiyaha Maddasha Wadda-tashiga iyo Toosinta Somaliland Xasan Guure Jaamac ayaa Khilaafka ka taagan Xisbiga taladda haya ee KULMIYE ku sababeeyay Dimuquraadiyad la’aan uu xusay inay hore uga jirin Xisbiga dhexdiisa.

Guddoomiyaha Maddasha Wadda-tashiga iyo Toosinta Somaliland Xasan Guure Jaamac ayaa Khilaafka ka taagan Xisbiga taladda haya ee KULMIYE ku sababeeyay Dimuquraadiyad la’aan uu xusay inay hore uga jirin Xisbiga dhexdiisa. “Haddii Dimuquraadiyadda KULMIYE dhexdiisu dhantaalanto, waxa dhantaal-maya Dimuquraadiyaddii Somaliland , sidda ay u muuqata-ba Xisbiga KULMIYE markii hore Dimuquraadiyad kuma dhisnayn. Anigu Xisbiga KULMIYE ayaan […]

Wasiirada Waxbarashada oo Beenisay warar la isla dhexmarayo oo sheegaya in ay Iscasishay.

Wasiirada Waxbarashada oo Beenisay warar la isla dhexmarayo oo sheegaya in ay Iscasishay.

Wasiirka Wasaarada waxbarashada Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa Beenisay warar caawa laysla dhex marayey oo sheegayey in ay iscasishay, halka warar kalena sheegayaan in xilka laga qaadayo caawa. Wasiir Samsam oo madaxtooyada ka soo baxday Goordhaweyd ayaa waaheen Khadka Telefoonka ugu sheegtay in caawa Casho Xukuumadu ugu sameysay madaxtooyada wafti ka socday dalka imaaradka Carabta, […]

“Markay noqoto mabaa’diida iyo karaamadayda diyaar uma ihi inaan qaato wax aanan Aaminsanayn oo ila khaldan”

“Markay noqoto mabaa’diida iyo karaamadayda diyaar uma ihi inaan qaato wax aanan Aaminsanayn oo ila khaldan”

Wasiirkii hore Wasaaradda Ganacsiga iyo maal-gashiga Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, oo xalay madaxwyne Axmed Siilaanyo, xilka ka qaaday ayaa sheegay in xil ka qaadistiisu ay ka dhalatay ka dib markii ay madaxweynaha isku arragti ka noqon waayeen furdaaminta khilaafka xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE. “Marka hore jecelahay inaan madaxweynaha uga mahad celinayaa sida […]

Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad ee Xisbiga KULMIYE Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ugu baaqay in uu dhex-dhexaad ka noqdo Khilaafka Xisbiga KULMIYE

Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad ee Xisbiga KULMIYE Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ugu baaqay in uu dhex-dhexaad ka noqdo Khilaafka Xisbiga KULMIYE Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed waxa uu sheegay in uu aad uga xun yahay Fara-galin toosa oo ay Xisbiga KULMIYE ku hayaan Xubno Wasiiro ahi “Waynu la […]

Muuse Biixi oo isna Caawa ku dhawaaqay Guddida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa caawa soo saaray Liiska xubnaha guddida fulinta ee Xisbigaasi, saddex maalmood kaddib markii Shir-guddoonka shirweynaha saddexaad ee Xisbigaasi shaaciyay guddi kale oo fulineed. Warsaxaafaddeed goordhaweyd ka soo baxay Xisbiga Kulmiye, ayaa lagu shaaciyay Liiska Guddid fulinta ee Xisbiga, taasoo khilaafaysa tii hore shir-guddoonku ugu dhawaaqay. Guddidan ayaa ka […]

DAAWO

DAAWO

DAAWO.Wasiirka Cadaalada Mr. Caydiid oo Nidar ku maray in aanu Muuse Biixi Xisbiga Kulmiye ka talin doonin, isagoo hanjabaad iyo dood iskugu daray.

Wasiirka Cadaalada Mr. Caydiid oo Nidar ku maray in aanu Muuse Biixi Xisbiga Kulmiye ka talin doonin, isagoo hanjabaad iyo dood iskugu daray.

Daawo Muuqaal: Shir-Guddoonkii Shirweynaha Kulmiye Oo Liiska Golaha Dhexe iyo Gudida Fulinta ee uu Khilaafku Ka Dhashay Sheegay In Ay Ku Wareejin Doonaan Hogaanka Kulmiye

Daawo Muuqaal: Shir-Guddoonkii Shirweynaha Kulmiye Oo Liiska Golaha Dhexe iyo Gudida Fulinta ee uu Khilaafku Ka Dhashay Sheegay In Ay Ku Wareejin Doonaan Hogaanka Kulmiye – See more at: http://hadhwanaagnews.ca/detail.aspx?id=130985#sthash.cqnkuqyD.dpuf

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Xilkii Ka Qaaday Wasiirkii Ganacsiga Iyo Maal-gashiga Somaliland – See more at: http://ramaasnMadaxweyne-Siilaanyo-Oo-Xilkii-Ka-Qaaday-Wasiirkii-Ganacsiga-Iyo-Maal-gashiga- una magacaabay wasiir cusub

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Wasaaradda Ganacsiga Somaliland, Dr.Maxamed Cabdilaahi Cumar Warsaxaafadeed hada ka soo baxay Qasriga Madaxtooyada Somaliland ayaa u dhignaa Sidan “Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-2516/052014 xilkii uu qaranka u hayey kaga qaaday Wasiirkii Hore ee Wasaaradda […]

Magacyada 30 Xubnood Oo Beesha Arab La Siiyey+50 Xubnood Oo Beesha Habar-jeclo la siiyey+47 Xubnood oo Beesha Habar Awal La siiyey+28 Xubnood oo Beesha Gar-xajis la siiyey+40 Xubnood oo Beelaha Samaroon iyo Ciise la siiyey+Beelaha Ayuub iyo Tol-jeclo oo Min 5 Xubnood La Siiyey+ 5 Xubnood oo Beelaha La Hayb-sooco la siiyey+28 Xubnood oo Harti la siiyey+40 Xildhibaan oo Golaha Wakiillada Toos Uga Soo Gelaya+ 10 Xubnood oo Madaxweynuhu soo magacaaabayo, 23 Guddoomiyaha KULMIYE Magacaabayo iyo 6 Xubnood oo Madaxweyne ku xigeenku magacaabayo

Magacyada 30 Xubnood Oo Beesha Arab La Siiyey+50 Xubnood Oo Beesha Habar-jeclo la siiyey+47 Xubnood oo Beesha Habar Awal La siiyey+28 Xubnood oo Beesha Gar-xajis la siiyey+40 Xubnood oo Beelaha Samaroon iyo Ciise la siiyey+Beelaha Ayuub iyo Tol-jeclo oo Min 5 Xubnood La Siiyey+ 5 Xubnood oo Beelaha La Hayb-sooco la siiyey+28 Xubnood oo Harti […]

Wasiir Ku Xigeenka shaqada iyo Arrimaha Bulshada Jamhuuriyadda Somaliland Marwo Shukri Xariir Ismaaciil ayaa faahfaahin ka bixisay Shir heer caalami ah oo ay kaga qeyb gashay dalka Finland.

Wasiir Ku Xigeenka shaqada iyo Arrimaha Bulshada Jamhuuriyadda Somaliland Marwo Shukri Xariir Ismaaciil ayaa faahfaahin ka bixisay Shir heer caalami ah oo ay kaga qeyb gashay dalka Finland. Shirkan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda khaarajiga Finland oo lagu qabtay magaaladda Helisinki waxa diiradda lagu saaray oo lagu faaqiday sidii loo horumarin lahaa haweenka Geeska […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com