Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 717)

Ciidanka Booliska Iyo Dedaalkii ay u galeen sugidda Amniga iyo Wacdarihii Xuskii 18-ka May

Ciidanka Booliska Iyo Dedaalkii ay u galeen sugidda Amniga iyo Wacdarihii Xuskii 18-ka May

Ciidanka Booliska Iyo Dedaalkii ay u galeen sugidda Amniga iyo Wacdarihii Xuskii 18-ka May May 19, 2014 Ciidanka Booliska Somaliland ayaa tobankii maalmood ee la soo dhaafay qaaday olale balaadhan oo ay ugu diyaar-garoobayeen sidii sanad-gruuradda 23-aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madax-banaanida JSL ay ugu dhici lahayd jawi nabad-gelyo ah taasi […]

Sidii Caalamka Looga Xusay Munaasibadda18-ka May

Sidii Caalamka Looga Xusay Munaasibadda18-ka May

 Hargeysa, (MAANTSomaliland.)- Xuska Qaran ee munaasibadda 18-ka May ayaa guud ahaan daafaha dunida si weyn looga, iyadoo qaaradaha iyo dalal kala duwan ay jaaliyadaha kala qaybgaleen masuuliyiin ka tirsan dawladda Somaliland. London: Wasiirka wasaarada arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa jaalliyada Somaliland reer London kala qaybgalay munaasibadda 18-ka May, […]

HALKAN KA DAAWO MUNAASABADII 18 MAY

DAAWQ XAFLADII 18 MAY

Daawo Video ::Madaxweyne,Axmed Siilaanyo Oo Maanta Xafiiskii Kulan Kulaqaatay Waxgaradka Iyo Aqoonyahan Ka Sojeeda Gobolka Awdal Kuna Dhaqan Dalka Maraykanka???

Daawo Video ::Madaxweyne,Axmed Siilaanyo Oo Maanta Xafiiskii Kulan Kulaqaatay Waxgaradka Iyo Aqoonyahan Ka Sojeeda Gobolka Awdal Kuna Dhaqan Dalka Maraykanka???

Daawo Video ::Madaxweyne,Axmed Siilaanyo Oo Maanta Xafiiskii Kulan Kulaqaatay Waxgaradka Iyo Aqoonyahan Ka Sojeeda Gobolka Awdal Kuna Dhaqan Dalka Maraykanka???

Daawo Muqaalka::Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Maanta U Dhaarisay Jagada Xil Dhimannimo Xil Dhibaan Ka Mid Noqondona Xil Dhibanada Golaha Deeganka Ee Gobolka Maroodi Jeex Ka Dib Markii Uu Ka Baxay Hal Xil Dhiban Golaha Deegaanka Ee Gobolka Maroodi Jeex

Daawo Muqaalka::Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Maanta U Dhaarisay Jagada Xil Dhimannimo Xil Dhibaan Ka Mid Noqondona Xil Dhibanada Golaha Deeganka Ee Gobolka Maroodi Jeex Ka Dib Markii Uu Ka Baxay Hal Xil Dhiban Golaha Deegaanka Ee Gobolka Maroodi Jeex???

DAAWO:Masuuliyiinta Madasha Wada-Tashiga Oo Si Adag U Naqdiyey Imaanshaha Oday Dhaqameedyada Ka Yimi Muqdisho Ee Magaalada Hareysa

ashiga ayaa maanta shir jaraa id oo ay qabteen waxaa ay si kulul ay uga soo horjeesteen imaansha Oday dhaqameeda ka yimi konfurta Somaliya ee…

Wasiirka Madaxtooyada JSL Md Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Maanta Xadhiga Ka jaray Library Cusub oo Casri oo Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee Halkaraan Readers and Writters Club uu ka furay Magaalada Burco.

Wasiirka Madaxtooyada JSL Md Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Maanta Xadhiga Ka jaray Library Cusub oo Casri oo Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee Halkaraan Readers and Writters Club uu ka furay Magaalada Burco. Libraryga ama Maktabaddan oo noqonay Madal Wax akhris oo u furan guud ahaanba Bulshada reer Somaliland ayay furitaankiisa ka soo qaybgaleen wefti […]

Masuuliyiintii Wargeyska Haatuf ayaa Muddo 7 Cisho oo Ruman ah loo diray kadib markii saaka ay Dacwadii u dhexeysay Wargeyska Haatuf iyo Masuuliyiin ka tirsan Xukumada Somaliland ka bilaamatay Maxkamada Gobolka Hargeysa.

Masuuliyiintii Wargeyska Haatuf ayaa Muddo 7 Cisho oo Ruman ah loo diray kadib markii saaka ay Dacwadii u dhexeysay Wargeyska Haatuf iyo Masuuliyiin ka tirsan Xukumada Somaliland ka bilaamatay Maxkamada Gobolka Hargeysa. Dacwadan oo Abaaro Sagaalkii Subaxnimo ka Billaamatay Maxkamada Hargeysa ayaa Garsoorihii Dhageysanayey dacwadu waxa uu dacwadoohoodii dhegeystay Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Xuseen Cabdi […]

Wasiirka Macdanta Iyo tamarta Somaliland Eng. Xuseen Cabdi Ducaalle ayaa shaaca ka qaaday in shirkad Chinese ahi ay u keentay warbixin la xidhiidha sahano ay ku samaysay khayraadka dalka oo ay ku caddaysay inay Somaliland ku jirto macdan xadigeeda lagu qiyaasay illaa shan Boqol oo kun oo tan.

Wasiirka Macdanta Iyo tamarta Somaliland Eng. Xuseen Cabdi Ducaalle ayaa shaaca ka qaaday in shirkad Chinese ahi ay u keentay warbixin la xidhiidha sahano ay ku samaysay khayraadka dalka oo ay ku caddaysay inay Somaliland ku jirto macdan xadigeeda lagu qiyaasay illaa shan Boqol oo kun oo tan. Wasiirka Macdantu waxa uu sidaas ku sheegay […]

-Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland, ayaa waxa maanta galinkii dambe soo gaadhay Madax-dhaqameed tiro badan oo ka socda Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

-Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland, ayaa waxa maanta galinkii dambe soo gaadhay Madax-dhaqameed tiro badan oo ka socda Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Madaxdhaqameedka soo gaadhay caasimadda Somaliland oo ka socda Madaxdhaqameedba beesha Hawiye isla-markaana maanta ka soo degay madaarka diyaaradaha ee Hargeysa, ayaa ah odayaal dhaqameed ay maalmihii u dambeeyay ay saxaafadda Somaliland siyaabo […]

Qaar ka mid ah culimada waaweyn ee dalka oo goob-joog ka ahaa khudbadii madaweynaha Somliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu shalay ka hor jeediyay labada gole baarlamaan ayaa ugu mahad-naqay khudbada uu jeediyay, gaar ahaan guddi culimo ah oo dastuuri ah oo uu madaxweynuhu sheegay inuu dhawaan ku dhawaaqi doono.

Qaar ka mid ah culimada waaweyn ee dalka oo goob-joog ka ahaa khudbadii madaweynaha Somliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu shalay ka hor jeediyay labada gole baarlamaan ayaa ugu mahad-naqay khudbada uu jeediyay, gaar ahaan guddi culimo ah oo dastuuri ah oo uu madaxweynuhu sheegay inuu dhawaan ku dhawaaqi doono. Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Faarax oo […]

Wasiirka Warfaafinta dhaqanka Iyo wacyigelinta Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa shaaca ka qaaday in Madaxweyne Axmed Siilaanyo uu u sharaxan yahay doorashada madaxtinimada ee kal-dambe lagu wado inay ka dhacdo dalka, isagoo iska soo sharixi doona xisbiga uu aasaasay ee tallada dalka haya ee KULMIYE.

Wasiirka Warfaafinta dhaqanka Iyo wacyigelinta Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa shaaca ka qaaday in Madaxweyne Axmed Siilaanyo uu u sharaxan yahay doorashada madaxtinimada ee kal-dambe lagu wado inay ka dhacdo dalka, isagoo iska soo sharixi doona xisbiga uu aasaasay ee tallada dalka haya ee KULMIYE.

Wasiirka Warfaafinta dhaqanka Iyo wacyigelinta Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa shaaca ka qaaday in Madaxweyne Axmed Siilaanyo uu u sharaxan yahay doorashada madaxtinimada ee kal-dambe lagu wado inay ka dhacdo dalka, isagoo iska soo sharixi doona xisbiga uu aasaasay ee tallada dalka haya ee KULMIYE. Wasiir Cabdilaahi Cukuse oo maanta shir jaraa’id ku […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com