Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 833)

Website-ka Uu Xirsi Mulkiyadiisa Iska Leeyahay ee Somalilandtoday Oo Maanta Qirtay Fadeexad Culus

Website-ka Uu Xirsi Mulkiyadiisa Iska Leeyahay ee Somalilandtoday Oo Maanta Qirtay Fadeexad Culus

Guddoomiyaha Maqaarsaarka ah ee Muniir Axmed Cigaal ayaa maanta si waafi ah u qirtay in uu wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan uu maalmihii ugu dambeeyay culays weyn ku saarayay sidii uu Ganacsadaha Caanka ah ee Axmed Cismaan Geelle halkan ka akhriso wararkii lagu faafiyay mareegta dhawaan soo baxa ah ee Somalilandtoday Gudoomiya […]

Raysal wasaraha somaliya oo booqasho ugu ambabaxay wadamada somliya ka cawinaya dhinaca amniga

Raysal wasaraha somaliya oo booqasho ugu ambabaxay wadamada somliya ka cawinaya dhinaca amniga

Muqdisho (MSL) Raysal-wasaaraha Somaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa maanta safarkiisii u horeeyay ugu ambo-baxay dalalka Ciidamadoodu Somaliya u joogaan nabad ilaalinta. Raysal-wasaaraha Somaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wefti uu hogaaminayo ayaa safar ugu baxay dalalka Itoobiya, Kenya, Jabuuti, Uganda iyo Burundi, kuwaasi oo la sheegay in lagu martiqaaday. Raysal-wasaraha oo aan la sheegin […]

Taariikh Nololeedkii Marxuum-Sh. Axmed Sh. Nuux Furre Guddoomiye Ku xigeenkii koowaad ee G/Guurtida

Taariikh Nololeedkii Marxuum-Sh. Axmed Sh. Nuux Furre Guddoomiye Ku xigeenkii koowaad ee G/Guurtida

• ALLE u Naxariistee Sh. Axmed Sh. Nuux Fure, waxa u ku dhashay Magaaladda Hargeysa 1931kii, Hooyadiina waxa la odhan jiray Caasha Xaashi. • ALLE u Naxariistee Sh. Axmed Sh. Nuux Fure wuxuu ahaa Sheekh weyn oo dhinaca Diinta ah, kana so jeeday Qoys dhinaca Diinta si weyn loogu tix-geliyo, gaar ahaana Aabihii aya aha […]

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga ka Jaray Xarun Laba Dabaq ah oo loo dhisay wasarada Kalluumaysiga

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga ka Jaray Xarun Laba Dabaq ah oo loo dhisay wasarada Kalluumaysiga

Hargeysa (MSL) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme laba dabaq ka kooban oo Wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka bada loo dhisay. Wasiirka Kalluumaysiga iyo khayraadka Badda Mudane Cabdilaahi jaamac Cismaan Geel-jire oo ka hadlay furitaankii munaasibadii xadhiga lagaga jarayay dhismahan cusub ayaa sheegay in uu wax weyn ka tarayo […]

Madaxweyne Siilaanyo Oo Cafis Madaxweyne Xorriyadeedii Ugu Soo Celiyay Marwo Nadra Maxamed Jaamac.

Madaxweyne Siilaanyo Oo Cafis Madaxweyne Xorriyadeedii Ugu Soo Celiyay Marwo Nadra Maxamed Jaamac.

Hargeysa (MSL)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa la sheegay in uu Cafis Madaxweyne Xorriyadeedii ugu Soo Celiyay Marwo Nadra Maxamed Jaamac oo ay maxkamadi ku xukuntay 8 bilood oo xadhig ah ka dib markii ay fariin u dirtay Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Cali Xaaji Xasan. Sii daynta Marwo Nadra Maxamed Jaamac ayaa waxa […]

Gudoomiye Ku Xigeenkii 1 Aad Ee Golaha Guurtida Somaliland Oo Maanta Asqaran Loogu Sameeyay Hargeysa

Gudoomiye Ku Xigeenkii 1 Aad Ee Golaha Guurtida Somaliland Oo Maanta Asqaran Loogu Sameeyay Hargeysa

Hargeysa (MSL)Caasimada Somaliland ee Hargeysa, ayaa maanta si heer qaran ah loogu aasay Guddoomiye ku xigeenkii koowaad ee Golaha Guurtida Somaliland Sheekh Axmed Sheekh Nuux Furre oo Salaadii Subax ee saaka geeriyooday. Aaska Marxuumka, ayaa waxa ka qayb-galay dadwayne tiro badan, oo ay ka mid yihiin Masuuliyiinta Golayaasha qaranka Somaliland, xukuumadda, Baarlamaanka, waxgarad iyo dadwayne […]

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo 15 Gaadhi Ka Guddoomay Hay’adda IFAD

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo 15 Gaadhi Ka Guddoomay Hay’adda IFAD

Hargeysa (MSL)Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta hay’adda IFAD, kala wareegay 15 gaadhi oo ay ugu deeqday Wasaaradaha Beeraha, Caafmaadka iyo Xanaanada xoolaha, kuwaasi oo loogu tallo-galay inay fududeeyaan hawlahooda shaqo ee ay qaranka u hayaan. Gaadiidka oo isugu jira TOYOTA Landcruser iyo Ambulance, ayaa wasaarada beeraha la siiyay 6 gaadhi, […]

Xisbiga UCID Oo Ka Hor Yimid Wada-hadalada Somaliland Iyo Somaliya Ee Xukuumaddu Sida Fudud U Iclaamisay “Shirka Turkiga Wax midho Ahi Kama Soo Baxayaan”

Xisbiga UCID Oo Ka Hor Yimid Wada-hadalada Somaliland Iyo Somaliya Ee Xukuumaddu Sida Fudud U Iclaamisay “Shirka Turkiga Wax midho Ahi Kama Soo Baxayaan”

Hargeysa(MSL)Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID Cali Maxamed Yuusuf, ayaa sheegay inaan wada-hadalada ka Somaliland iyo Somaliya ee Turkiga ka furmayaa aanay wax midho ahi ka soo baxaynin. Mujaahid Cali Guray oo arimahaa ka hadlayaana waxa uu yidhi “Shirka Turkiga haddii labada dhinac la isku soo hor fadhiisanayo, inkastoon hubo inaan wax midho ah […]

Xukuumdda Oo maalintii Afraad maxkamad la’aan ku Haysa xabsiga Aqoonyahan jiir

Xukuumdda Oo maalintii Afraad maxkamad la’aan ku Haysa xabsiga Aqoonyahan jiir

Hargeysa(MSL)waxa maalintii afraad xabsiga ku jira aqoonyahan jiir oo ka mida aqoonyahanada somaliland isla markaan ah nin ay madaxwaynaha isku qabiil yihiin oo baryihii ugu dambaysay soo bandhigayey maqaalo uu ku sheegayo god dalooloyinka xukuumadda uu hogaamiyo axmed siilanyo. lama garanayo sababta keentay in la xidho balse ilo wareedyo hoose ayaa sheegaya in xadhigiisa laga […]

Dadweynaha Reer Boorama Oo Sameeyay Mudaharaad Ay Kaga Soo Horjeedaan Wax qabad La’aanta Dawlada Hoose.

Dadweynaha Reer Boorama Oo Sameeyay Mudaharaad Ay Kaga Soo Horjeedaan Wax qabad La’aanta Dawlada Hoose.

Borama(MSL)- Dadweynaha ku nool Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, ayaa maanta sameeyay banaanbax aad u weyn oo kaga soo horjeedaan maamulka Golaha deegaanka Magaaladaas. Boqolaal qof oo dhalinyaro u badan, ayaa saaka ku xoomay xarunta Golaha deegaanka Boorama,kuwaasoo ka cabanayey wax qabad la’aan ay ka tirsanayaan dawlada hoose. Waxaana ay dadka mudaharaadayey saxaafada u […]

Maxkamada Sare Ee Ciidamada Somaliland Oo Xukuno Ku Riday Ragg Hore Intooda Badan Hore Dil Loogu Xukumay.

Maxkamada Sare Ee Ciidamada Somaliland Oo Xukuno Ku Riday Ragg Hore Intooda Badan Hore Dil Loogu Xukumay.

Hargeysa (MSL) Maxkamada Sarre ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Waxaay Xukunaddii hore ay ugu ridday ka khafiifisay 22 Qof oo Weerar u geystay Xeero Ciidan oo ay Ciidanka Qaranku lahayeen oo la yidhado X-Xerada soodanta ee magalada hargeysa. Dadkan ayaa Hore Maxkamada Derajada Kowaad ee Ciidaanka Qaranku ku Xukuntay 17Qof oo Dil, iyo 5Qof […]

Madaxweynaha Somaliland oo uu weheliyay madaxweyne Ku xigeenkiisa, ayaa maanta ka qeyb galay kalfadhi aan caadi ahayn oo ay Golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE

Madaxweynaha Somaliland oo uu weheliyay madaxweyne Ku xigeenkiisa, ayaa maanta ka qeyb galay kalfadhi aan caadi ahayn oo ay Golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE

Hargeysa (MSL)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo uu weheliyay madaxweyne Ku xigeenkiisa Mudane C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta ka qeyb galay kalfadhi aan caadi ahayn oo ay Golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE ku qabsadeen Huteelka Maansoor ee Caasimadda Hargeysa. Kalfadhigan aan caadiga ahayn waxa kale oo ka soo qeyb galay Xubnaha […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com