Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 599)

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud ayaa Xilal Cusub u Magacaabay Cabdi-kariin Axmed Mooge, iyo Maxamed Iid Dhinbiil Sidaasi Waxa lagu sheegay Warsaxafadeed ka soo baxay madaxtooyada Somaliland.Waxanu u dhignaa sidan.

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud ayaa Xilal Cusub u Magacaabay Cabdi-kariin Axmed Mooge, iyo Maxamed Iid Dhinbiil Sidaasi Waxa lagu sheegay Warsaxafadeed ka soo baxay madaxtooyada Somaliland.Waxanu u dhignaa sidan. “Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-2624/072014 ku magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda […]

Tartankii Sannadlaha ahaa ee xifdiga Qur’aanka Kariimka ah ee maalmahan ka socday magaaladah Hargeysa ayaa shalay galab lagu soo gebo-gabeeyey masjidka Cali-Mataan ee badhtamaha Magaalada Hargeysa .waxaana maalgalintiisa bixisay shirkada dahabshiil

– Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu soo gunaanaday tartankaasi oo ay ka qayb-galeen arday isaga kala timi gobollada dalka oo dhan. Waxaana kasoo qayb-galay masuuliyiiin uu ugu horreeyo wasiirka diinta iyo awqaafta Sheekh Khaliil C/laahi Axmed, Culimo-u-diin gobollo kala duwan isaga kala yimi iyo dadweyne tiro badan. Munaasibaddan ayaa lagu […]

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe ayaa habeennimadii xalay kulan afura la qaatay jaaliyadda Somaliland iyo tageerayaasha xisbiga,

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe ayaa habeennimadii xalay kulan afura la qaatay jaaliyadda Somaliland iyo tageerayaasha xisbiga,

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe ayaa habeennimadii xalay kulan afura la qaatay jaaliyadda Somaliland iyo tageerayaasha xisbiga, waxaana kasoo qayb-galay qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota. Waxaa erayo soo dhaweyn ah ka jeediyay madaxa xisbiga UCID ee dalka Maraykanka, Xasan Yoonis oo ku billaabay inay ku sugan yihiin […]

Daawo-Muuqaal:-Xaflad Loogu Wan Qalayeen Urur Ka Taliya Aayaha Beesha Subeer Awal Oo Lagaga Dhawaaqay Magalada Hargaysa

Daawo-Muuqaal:-Xaflad Loogu Wan Qalayeen Urur Ka Taliya Aayaha Beesha Subeer Awal Oo Lagaga Dhawaaqay Magalada Hargaysa

Qunsulka dawladda Turkiga u qaabbilsan Xafiiskeeda Somaliland, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland, kaasoo ay ka wadahadleen qodobbo kala duwan oo ay is-barasho iyo wada-shaqayni ka mid yihiin.

Qunsulka dawladda Turkiga u qaabbilsan Xafiiskeeda Somaliland, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland, kaasoo ay ka wadahadleen qodobbo kala duwan oo ay is-barasho iyo wada-shaqayni ka mid yihiin. QUNSULKA TURKIGA U FADHIYA SOMALILAND OO LA KULMAY WASIIRKA ARRIMAHA DIBEDDA Waxa sidaa lagu sheegay War-Saxaafadeed uu caawa soo saaray Afhayeenka Wasaaradda […]

Dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa dib u furtay Xadka ay la wadaagto Somaliland, isla markaana fasaxday isu-socodka Gaadiidka iyo Dadka isaga gudbaya labada dal oo tan iyo markii ay Qaraxyadu ka dhaceen waddanka Jabuuti 24-ka Bishii May ee sannadkan 2014-ka, sida uu xaqiijiyey Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde.

Dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa dib u furtay Xadka ay la wadaagto Somaliland, isla markaana fasaxday isu-socodka Gaadiidka iyo Dadka isaga gudbaya labada dal oo tan iyo markii ay Qaraxyadu ka dhaceen waddanka Jabuuti 24-ka Bishii May ee sannadkan 2014-ka, sida uu xaqiijiyey Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde. Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed […]

Xukumadu Waa In Ay Xal U Heshaa Arinta Haatuf Iyo Hubaal … Warsaxaafaded Muj. Xasan Ciise Jaamac.

Xukumadu Waa In Ay Xal U Heshaa Arinta Haatuf Iyo Hubaal … Warsaxaafaded Muj. Xasan Ciise Jaamac.

Imika iyo haatan, xukumada waxa waajib ku ah inaanay qaladkeeda ku adkaysan ee ay sida ugu dhakhsaha badan u soo deyso madaxa Haatuf ee dulmiga ku xidhan Nin wasiir ah ayaa laga soo sheegay in dulmiga ay xukumadani ka gashay Haatuf iyo Hubaal uu dulmiga ay xukumadani ku hayso saxaafada guud ahaan ka dib dulmigii […]

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Magaaladda Hargeysa, gaar ahaan Xildhibaanada Guddida Dhulka ee Golaha Deegaanka Caasimadda, ayaa dhaliilo u soo jeediyey Wasiirul Dawlaha Madaxtooyadda Maxamed Muuse Abees, waxayna ku dhaliileen isla markaana sheegeen inay ayaan daro tahay in isaga oo ah Wasiir Qaran inuu la soo safto oo uu isku soo koobo Degmada Salaxlay oo uu dhalasho ahaan ka soo jeedo.

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Magaaladda Hargeysa, gaar ahaan Xildhibaanada Guddida Dhulka ee Golaha Deegaanka Caasimadda, ayaa dhaliilo u soo jeediyey Wasiirul Dawlaha Madaxtooyadda Maxamed Muuse Abees, waxayna ku dhaliileen isla markaana sheegeen inay ayaan daro tahay in isaga oo ah Wasiir Qaran inuu la soo safto oo uu isku soo koobo […]

Wasaaradda Duulista waxay maanta tijaabisay qalabkii lagu maamuli lahaa hawada sare,

Ugu dambayn dawladda Somaliland waxay ka digaysaa halisaha ku iman kara daganaanshaha iyo badqabka Mushaaxida hawada sare hadii Qaramada Midoobay ay qaado talaabo aanay isla ogalayn War Saxaafadeed “ Wasaaradda Duulista Hawada iyo gaadiidka cirka Somaliland oo in muddo ah ku hawlanayd u diyaar garowga sidii ay ula wareegi lahayd una maamuli lahayd hawadeeda sare […]

Fadlan Ka Qeyb Qaado Dib U Dhiska Masjidka Al Aqsa Ee Yaala Xaafadda Xero Awr Ee Magaalada Hargeisa ogaysiis sadaqo jaariya. by xuseen xarbi,

Fadlan Ka Qeyb Qaado Dib U Dhiska Masjidka Al Aqsa Ee Yaala Xaafadda Xero Awr Ee Magaalada Hargeisa ogaysiis sadaqo jaariya. by xuseen xarbi,

Hadaba Wixii Tabarucat Ah Ee Aad Ku Darsanayso Ku Soo Hagaaji Account-Dan. Dahabshiil Account: Hrgd30855 Zaad Account: 4812666-4721122 Salaama Account: 60047750 Iyadoo Lagu Jiro Bishii Barakeysneyd Ee Ramdaan, Iyadoo Bishan Camalka Wanaagsan Ee La Qabto Ka Ajar Badan Yahay Bilaha Kale, Waxa Dhammaan Laga Codsanayaa Umadda Muslimka Ah, Gaar Ahaan Dadka Soomaaliyeed Inay Ka Qeyb […]

Hargeysa:Maamulka Degmada 26 june oo u Hanjabay dadka cashuurta bixin waaya

-Maamulka Degmada 26 june, ayaa soo saaray fariin uu dadweynaha kaga codsanayo inay bixiyaan Cashuurta ku waajibtay. Maamulku wuxuu sheegay in qofkii Cashuurta laga doonayo ku bixin waaya laba bilood guddahood la ganaaxi doono. War qoraal ah oo uu saaray Guddoomiye ku-xigeenka Degmada C/raxmaan Maxamed Jaamac (hadhiye), ayaa sidoo kale waxa mahad naq loogu jeediyay […]

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la filayaa todobaadka soo socda inuu safar ugu baxo wadanka Ingiriiska. Sidaas waxa Geeska Afrika u xaqiijiyay war galeen xogogaal ah.

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la filayaa todobaadka soo socda inuu  safar ugu baxo wadanka Ingiriiska. Sidaas waxa Geeska Afrika u xaqiijiyay war galeen xogogaal ah.

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la filayaa todobaadka soo socda inuu safar ugu baxo wadanka Ingiriiska. Sidaas waxa Geeska Afrika u xaqiijiyay war galeen xogogaal ah. Wararka uu Geeska Afrika helay waxay sheegayaan in Madaxweynuhu ka hor safarkiisa London sii mari doono magaalada Addis Ababa ee wadanka Itoobiya, waxaana laga yaabaa sida ay […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com