Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 651)

Shirkadda Al-nuur Furniture Oo Xarunta Agoomaha Hargeysa Ku Deeqday Ka Kooban Dhar iyo Kabo

Shirkadda Al-nuur Furniture Oo Xarunta Agoomaha Hargeysa Ku Deeqday Ka Kooban Dhar iyo Kabo

Shirkadda Al-nuur Furniture Oo Xarunta Agoomaha Hargeysa Ku Deeqday Ka Kooban Dhar iyo Kabo     Hargeysa,(MSL) Shirkadda agabka guryaha iyo xafiisyada ee ALNUUR Furniture ayaa maanta deeq maryaha ciidda ah ku wareejisay maamulka Xarunta Agoomaha ee magaalada Hargeysa.   Munaasibadda wareejinta deeqdan ayaa maanta lagu qabtay xarunta agoomaha ee magaalada Hargeysa, iyada oo ay […]

Guddi Nabadgelyada ee Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa Shacabka ku dhaqan Caasimada Hargeysa iyo Gobolada kale ugu baaqay in ay Xoojiyaan Nabadgelyada oo ay isha ku hayaan Dadka nabadgelyo darada ka wada Magaalooyinka Somaliland.

Guddi Nabadgelyada ee Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa Shacabka ku dhaqan Caasimada Hargeysa iyo Gobolada kale ugu baaqay in ay Xoojiyaan Nabadgelyada oo ay isha ku hayaan Dadka nabadgelyo darada ka wada Magaalooyinka Somaliland.

Guddi Nabadgelyada ee Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa Shacabka ku dhaqan Caasimada Hargeysa iyo Gobolada kale ugu baaqay in ay Xoojiyaan Nabadgelyada oo ay isha ku hayaan Dadka nabadgelyo darada ka wada Magaalooyinka Somaliland. Sidaasi waxay ku sheegen Shirjaraa’id oo ay ku qabteen Magaalad Hargeysa. Guddomiyaha Guddi Hoosadka Nabadgelayda ee Golaha guurtida  Axmed Muuse Obsiiye […]

Fadhigii Golaha Wakiilada ee maanta oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha Golahaasi Md. Cabdrixmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey miisaaniyad sanadeedkii Qaranka ee 2014-ka. Miisaaniyadaas oo dhan 152 million oo Dolarka maraykanka ah.

Fadhigii Golaha Wakiilada ee maanta oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha Golahaasi Md. Cabdrixmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey miisaaniyad sanadeedkii Qaranka ee 2014-ka. Miisaaniyadaas oo dhan 152 million oo Dolarka maraykanka ah. Fadhiga maanta oo ay soo xaadireen 61 mudane waxaa ansixinta miisaaniyadda ogolaaday 59 xildhibaan, waxa ka aamusay Hal […]

Ma dhabaa Qoyska Reer Siilaanyo inay Turkiga kaga tashadeen Doorashada soo socota?

Ma dhabaa Qoyska Reer Siilaanyo inay Turkiga kaga tashadeen Doorashada soo socota?

  Madaxweyne Siilaanyo iyo wefti ka kooban Sadex wasiir oo kala ah Arrimaha Dibeda, Ganacsiga iyo Macdanta ayaa muddo toddobaad ka badan Dalka Turkiga u safray iyagoo mudadii ay joogeen kulamo la yeeshay Raysal wasaaraha Dalkaasi iyo madax kale iyagoo kala hadlay arrimo ay ka mid yihiin fahamka siayaasadeed ee ay Turkigu ka qabaan Somaliya […]

War iminka na soo gaadhay ayaa sheegayo in dab xoogan uu ka kacay gudaha safaarada Turkiga ku leedahay magaalada Muqdisho .

War iminka na soo gaadhay ayaa sheegayo in dab xoogan uu ka kacay gudaha safaarada Turkiga ku leedahay magaalada Muqdisho .

War Deg-Deg ah : Safaarada Turkiga ee magaalada Muqdisho oo gubaneysa   Muqdisho(MAANTA SOMALILAND)War iminka na soo gaadhay ayaa sheegayo in dab xoogan uu ka kacay gudaha safaarada Turkiga ku leedahay magaalada Muqdisho . Waxaa la arkayaa qiiq iyo holac ka baxayo xarunta safaarada Turkiga ee magaalada Muqdisho waxaana kusii qul qulayo gawaarida dab damiska […]

Wafti uu Hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada ee Somaliland Xirsi Xaaji Cali Xassan ayaa Galabta u caraabay Gobolka Sanaag gaar ahaan Magaalada Ceerigaabo

Wafti uu Hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada ee Somaliland Xirsi Xaaji Cali Xassan ayaa Galabta u caraabay Gobolka Sanaag gaar ahaan Magaalada Ceerigaabo

Hargeysa(MAANTASAOMALILAND) Wafti uu Hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada ee Somaliland Xirsi Xaaji Cali Xassan ayaa Galabta u caraabay Gobolka Sanaag gaar ahaan Magaalada Ceerigaabo oo ay safar ugu baxeen. Ujeeda safarka wasiiradaasi uu hogaaminayo wasiir Xirsi ayaa lagu sheegay in ay ka mid tahay ololaha xukumadu ugu jirto qaadhan ururinta dhismaha wadada ceerigabo iyo burco isku xidha […]

Wasiirka Duulista iyo hawada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ku Hanjabay in Qalalaase iyo Nabadgelyo daro ay ka dhicidoonto hawada Labada dal ee Somaliland iyo Somaliya

  “Anaku waxaanu nahay Bulsho Bisil Khasaaro yaqaan ah, oo ka soo doogtay dhibaato badan, nabadana taqaana colaadana taqaana,  waxaanu naqaana raggu wuxu gallo iyo wuxu guddo.”.   Hargeysa(MSL) Wasiirka Duulista iyo hawada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi  ayaa ku Hanjabay  in Qalalaase iyo Nabadgelyo daro  ay  ka dhicidoonto hawada Labada dal ee Somaliland iyo […]

Guddoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland Cabdilaahi Xasan Nugaal, ayaa faahfaahin ka bixiyay socdaal isaga iyo Masuuliyiin ka tirsan Hay’adda Waddooyinka Somaliland kaga soo laabteen waddanka Shiinaha, halkaasoo ay agab dhinaca dhismaha waddooyinka ah ay ka soo iibiyeen.

Guddoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland Cabdilaahi Xasan Nugaal, ayaa faahfaahin ka bixiyay socdaal isaga iyo Masuuliyiin  ka tirsan Hay’adda Waddooyinka Somaliland kaga soo laabteen waddanka Shiinaha, halkaasoo ay agab  dhinaca dhismaha waddooyinka ah ay ka soo iibiyeen.

(MSL)Guddoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland Cabdilaahi Xasan Nugaal, ayaa faahfaahin ka bixiyay socdaal isaga iyo Masuuliyiin  ka tirsan Hay’adda Waddooyinka Somaliland kaga soo laabteen waddanka Shiinaha, halkaasoo ay agab  dhinaca dhismaha waddooyinka ah ay ka soo iibiyeen. Cabdilaahi Xasan Nugaal, oo Maanta warbaahinta la hadlay, ka dib markii laba maalmood ka hor ay dalka ku […]

Wefti balaadhan oo ka socda dawlad deegaanka Soomaalida itoobiya oo uu hoggaaminayo Madaxa Xarunta xisbiga dimuqraadiga shacbiga Soomaalida Itoobiya Axmed Maxamed Shugri isla markaana ay xubno ka yihiin xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada iyo masuuliyiin kale ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid Somaliland.DAAWO SAWIRADA

Wefti balaadhan oo ka socda dawlad deegaanka Soomaalida itoobiya oo uu hoggaaminayo Madaxa Xarunta xisbiga dimuqraadiga shacbiga Soomaalida Itoobiya Axmed Maxamed Shugri isla markaana ay xubno ka yihiin xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada iyo masuuliyiin kale ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid Somaliland.DAAWO SAWIRADA

(MSL)Wefti balaadhan oo ka socda dawlad deegaanka Soomaalida itoobiya oo uu hoggaaminayo Madaxa Xarunta xisbiga dimuqraadiga shacbiga Soomaalida Itoobiya Axmed Maxamed Shugri isla markaana ay xubno ka yihiin xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada iyo masuuliyiin kale ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid Somaliland. Weftigan ka socda dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya waxa kulan balaadhan […]

maayarka berbera oo cadeeyay inaanu kabixin xisbigiisii ucid DAAWO

Maayarka berbera oo dhawaan xukuumdau xaflad u qabatay in uu ku soo biiray  xisbul xaakimkaa ayaa hadana waji siyaasadeedkiisii hore soo baxay DAAWO BY XUSEEN XARBI

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu muddo toban maalmood ah uu socdaal shaqo ugu maqnaa dalka Turkiga oo ay ka heleen marti-qaad rasmi ah. Madaxweynaha Somaliland oo galabta ka soo degay madaarka Hargeysa ee Cigaal International Airport,DAAWO SAWIRADA

(msl)Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu muddo toban maalmood ah uu socdaal shaqo ugu maqnaa dalka Turkiga oo ay ka heleen marti-qaad rasmi ah. Madaxweynaha Somaliland oo galabta ka soo degay madaarka Hargeysa ee Cigaal International Airport, ayaa sheegay in dalka Turkiga loogu […]

Maamulka Dekadda Berbera iyo maamulka kastamka Berbera, ayaa war-saxaafadeed wada jir ah oo ay soo saareen ay ku beeniyeen inaanay jirin warar sheegayay in shirkadda shiidaalka ka qodaysa ee Genel Energy ay Kontiinaro ay macdan ku soo guratay ka dhoofinayso marsadda Berbera, siday faafiyeen qaar ka mid ah saxaafadda dalku.

(msl)Maamulka Dekadda Berbera iyo maamulka kastamka Berbera, ayaa war-saxaafadeed wada jir ah oo ay soo saareen ay ku beeniyeen inaanay jirin warar sheegayay in shirkadda shiidaalka ka qodaysa ee Genel Energy ay Kontiinaro ay macdan ku soo guratay ka dhoofinayso marsadda Berbera, siday faafiyeen qaar ka mid ah saxaafadda dalku. War-saxaafadeed ay si wada jir […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com