Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 652)

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu muddo toban maalmood ah uu socdaal shaqo ugu maqnaa dalka Turkiga oo ay ka heleen marti-qaad rasmi ah.

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu muddo toban maalmood ah uu socdaal shaqo ugu maqnaa dalka Turkiga oo ay ka heleen marti-qaad rasmi ah.   Madaxweynaha Somaliland oo galabta ka soo degay madaarka Hargeysa ee Cigaal International Airport, ayaa sheegay in dalka Turkiga […]

Gudoomiyaha Shirkadda Kaluumaysiga Wadajir ee Degmada Maydh Cige Axmed Ismaaciil ayaa soo dhoweeyay hawlagalada kaluumaysi ee shirkada Pountas marine dhowaan ka bilaabi doonto xeebaha Somaliland.

Gudoomiyaha Shirkadda Kaluumaysiga Wadajir ee Degmada Maydh Cige Axmed Ismaaciil ayaa soo dhoweeyay hawlagalada kaluumaysi ee shirkada Pountas marine dhowaan ka bilaabi doonto xeebaha Somaliland.

Gudoomiyaha Shirkadda Kaluumaysiga Wadajir ee Degmada Maydh Cige Axmed Ismaaciil ayaa soo dhoweeyay hawlagalada kaluumaysi ee shirkada Pountas marine dhowaan ka bilaabi doonto xeebaha Somaliland. Gudoomiyaha oo u waramay saxaafada ayaa ku tilamaamay talaabo wanaagsan hirgelinta shirkada pountas oo maal gelin xoog leh ku samaynaysa dhinaca ka faa’iidaysiga khayraadka bada. [Iskaashato ahaan waanu soo dhoweynaynaa […]

RAALI GALIN DHAAAMAAN AAAAAAKHRISTAYAASHA SHABAKADA MAANTASOMALILALAN

DHAMAAN AKHRISTAYAASHAYADA WAXAANU KA RAALI GALIN NAYNAA SHALAY ILAA MAANTA OO AANU SHALAY ILAA MAANTA OO XAGA FARSAMADA HAWADA KAGA MAQNAYN BALSE SIDII CAADIGA AHAYD AAD HADA WAXII KA DANBEEYA AAD UGA HELI DOONTAAN AAAKHBAARTII XUSEEN XARBI

Wasiirrada Madaxtooyadda iyo Warfaafinta Somaliland ayaa maanta kormeer ku soo maray dhismaha iyo dayactirka lagu samaynayo jidka isku xidha Hargeysa iyo Berbera oo maraya marxalad gabo-gabo ah isla markaana ku siman illaa degmadda Dacar-budhuq oo la gaadhsiin doono magaaladda xeebta ku taalla ee Berbera.DAAWO SAWIRADA

Wasiirrada Madaxtooyadda iyo Warfaafinta Somaliland ayaa maanta kormeer ku soo maray dhismaha iyo dayactirka lagu samaynayo jidka isku xidha Hargeysa iyo Berbera oo maraya marxalad gabo-gabo ah isla markaana ku siman illaa degmadda Dacar-budhuq oo la gaadhsiin doono magaaladda xeebta ku taalla ee Berbera. Dayactirkan lagu sameynayo jidka laamiga ah ee isku xidha Hargeysa iyo […]

Wakaaladaha Wararku Maxay ka Qoreen Doonidii Ku Haligantay Xeebaha Talyaaniga?

Wakaaladaha Wararku Maxay ka Qoreen Doonidii Ku Haligantay Xeebaha Talyaaniga?

(maantasomaliland):-Kooxaha gurmadka ayaa illaa hadda ka soo saaray 111 meyd burburka doontii ku degtay duleedka Sicily ee Talyaaniga taasi oo ay ku naf waayeen qiyaastii 300 oo qof. Waxaana nolol lagu soo badbaadiyay khamiistii dad gaadhaya 155 qof. Hase yeeshee jawiga badda oo kacsanayd ayaa ka hor istaagtay shalay Jimcihii inay soo saaraan tiro badan […]

Daawo Muuqaalka La Helay Oo Ku Saabsan Tiriada Nimankii Weerartey Xarunta Ganacsiga Westgate Lana Xaqiiqsaday Inay Somaliyihiin.

Soo Dhaweyn Balaadhan Oo Wadanka Finland Loogu Sameeyay Musharxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Jamal Cali Xuseen(DAAWO)

Ciidamo An La Garaneynin Oo Watay Diyaaradaha Dagaalka Ee Helakobtariska Oo Waaberigii Saaka Weerar Ku Qaaday Guri Ku Yaala Degmada Baraawe

Ciidamo An La Garaneynin Oo Watay Diyaaradaha Dagaalka Ee Helakobtariska Oo Waaberigii Saaka Weerar Ku Qaaday Guri Ku Yaala Degmada Baraawe

(maantasomaliland):-Diyaarado dagaal oo aan la ogeyn dalka laga leeyahay ayaa waaberigii hore ee saaka weerar ku qaaday guri ku yaala degmada Baraawe ee gobolka Shabeelada Hoose halkaasi oo ay ku sugnaayeen horjoogayaal ka tirsan kooxda argigixisada ah ee Al-Shabaab. Weerarkan ayaa la sheegayaa in ay geysteen ciidammado aan la garaneyn dalka ay ka socdaan, waxa […]

Musharaxa Jagada Madaxweynaha Ee Xisbiga UCID Ee Madaxweynaha Oo Soo Dhaweeyay Socdaalka Madaxweyne Siilaanyo Ee Turkiga

Musharaxa Jagada Madaxweynaha Ee Xisbiga UCID Ee Madaxweynaha Oo Soo Dhaweeyay Socdaalka Madaxweyne Siilaanyo Ee Turkiga

(maantasomaliland):-Musharaxa jagada Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa soo dhaweeyay safarka Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed (Siilaanyo) iyo weftiga uu hogaaminaayaa ay ku joogaan dalka Turkiga. Jamaal Cali Xuseen oo ku sugan wadanka Finland caasimadiisa Helsinki waxa uu sheegay inuu u arko socdaalka madaxweyne Siilaanyo ee Turkiga guul isla markaana uu wax weyn ku […]

Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Ansixiyay Xeerka Booliska

Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Ansixiyay Xeerka Booliska

(maantasomaliland):-Fadhigii maanta ee Golaha Wakiiladda oo uu shir gudoominayay Guddoomiyaha golahaas Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, ayaa mudanayaasha aqalkaasi waxay cod gacan taag ah ku meel mariyeen xeerka booliiska Somaliland iyo mooshin ku saabsan inay xildhibaanada goluhu mushaharadooda boqol dolar uga jaraan mashruuca wadada isku xidha Burco iyo Ceerigaabo. Fadhigaasi oo ay ka soo xaadireen 49 […]

Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (xaglo Toosiye) Oo Tababar u xidhay Adeegeyaasha Caafimaadka Gabiley

Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (xaglo Toosiye)  Oo Tababar u xidhay Adeegeyaasha Caafimaadka Gabiley

(maantasomaliland):-Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (xaglo Toosiye) ayaa maanta magaalada Gebiley tababar ugu soo xidhay daryeelayaasha caafimaadka ee deegaankaasi, daryeelayaashaas oo bixin doona barnaamijka loo yaqaan “Marwo Caafimaad”. Ka qayb galayaashii tababarkan ayaa noqon doona dufcadii labaad ee daryeelayaal caafimaad ah ee dhamaysta tababarka “Marwo caafimaad” Badhasaabka Gobolka Gebiley iyo odayaasha deegaankaasi […]

cawayska jimcaha

http://www.youtube.com/watch?v=7jWyvIUjzzk  riwaayadii dacaraiyo sooraan

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com