Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 738)

Dadweynaha Somaliland ayaa maanta si weyn ugu soo baxay munaasibada sanad guurada 20-aad

Dadweynaha Somaliland ayaa maanta si weyn ugu soo baxay munaasibada sanad guurada 20-aad

Dadweynaha Somaliland ayaa maanta si weyn ugu soo baxay munaasibada sanad guurada 20-aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshada madax banaanida Somaliland ee 18-ka bisha May oo si weyn looga oogay dalka gudihiisa iyo dibadiisaba. Munaasibadanayaa ahayd dabaal degii ugu weynayd ee lagu maamuuso dib ula soo noqoshada madax banaanida Somaliland, waxaana socod […]

Jaaliyada Somaliland Oo Banaan Bax Aqoonsi Raadis Ah La Hortagay Guriga Baarlamaanka Ingiriiska

Jaaliyada Somaliland Oo Banaan Bax Aqoonsi Raadis Ah La Hortagay Guriga Baarlamaanka Ingiriiska London (maantaSomaliland.com)- Boqolaal qof oo ka mid ah jaaliyada Somaliland ee wadanka Ingiriiska ayaa maanta Banaan bax lagu taageerayay Madax banaanida qaranimada Somaliland ku hortagay Guriga Baarlamaanka Dalka Britain. Jaaliyaddu waxay banaan baxan ku soo beegeen dabaal dega munaasibada 20 guurada ka […]

Shacbiga Oo Fariintii U Weynayd u Diray Caalamka Iyo Nuxurka Khudbadii Madaxweyne Somaliland ee 18 may

Shacbiga Oo Fariintii U Weynayd u Diray Caalamka Iyo Nuxurka Khudbadii Madaxweyne Somaliland ee 18 may

Shacbiga Oo Fariintii U Weynayd u Diray Caalamka Iyo Nuxurka Khudbadii Madaxweyne Somaliland ee 18 may May 18th, 2011 Hargeysa(maantaSomaliland.com)- Dadweynaha Somaliland ayaa maanta si weyn ugu soo baxay munaasibada sanad guurada 20-aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshada madax banaanida Somaliland ee 18-ka bisha May oo si weyn looga oogay dalka gudihiisa […]

Xaflad Lagu Xusayay 18-ka May Oo Caawa Lagu Qabtay Madaxtooyada

Xaflad Lagu Xusayay 18-ka May Oo Caawa Lagu Qabtay Madaxtooyada May 18th, 2011 Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa ka qeyb galay xaflad balaadhan oo lagu xusayay sanad guurada 20-aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshada madax banaanida Somaliland oo lagu qabtay xarunta madaxtooyada. Waxa kale oo xafladaasi […]

(war degdeg ah )Waxa caawa fiidkii ee goor dhawayd lagu dilay magaalada Laascaanood Alle ha u naxariistee Ku simihii Guddoomiyaha Maxkamada gobolka Sool

(war degdeg ah )Waxa caawa fiidkii ee goor dhawayd lagu dilay magaalada Laascaanood  Alle ha u naxariistee Ku simihii Guddoomiyaha Maxkamada gobolka Sool

Laascaanood (maantaSomaliland.com)- Waxa caawa fiidkii lagu dilay xaafada koonfurta magaalada Laascaanood ee gobolka Sool Alle ha u naxariistee Ku simihii Guddoomiyaha Maxkamada gobolka Sool ahaana Gudoomiye Ku Xigeenka Maxkamadaasi Marxuum- Maxamed Ibraahim Samatar. ka dib markii niman hubaysan oo madaxa soo duubtay ay rasaaseeyeen isagoo lugaynayay kuna sii socday gurigiisa. Waxa kale oo ku dhaawacmay […]

Wakiilka dawladda Somaliland u qaabilsan kaydka haamaha shidaalka Berbera Mr. Cismaan Cabdi Barkhadle (Shiine), ayaa xabsiga u taxaaabay masuuliyinta hHaamaha Kaydka Shidaalka

Wakiilka dawladda Somaliland u qaabilsan kaydka haamaha shidaalka Berbera   Mr. Cismaan Cabdi Barkhadle (Shiine), ayaa xabsiga u taxaaabay masuuliyinta hHaamaha Kaydka Shidaalka

Wakiilka dawladda Somaliland u qaabilsan kaydka haamaha shidaalka Berbera Mr. Cismaan Cabdi Barkhadle (Shiine), ayaa xabsiga u taxaaabay masuuliyinta hHaamaha Kaydka Shidaalka ee Berbera, kadib markii ay diideen in ay ka qaybqaataan xuska dabbaaldegga 20-guurada dib-ul soo noqoshada madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland oo ku beegan Arbacada berri. Agaasimaha Haamaha Shiidaalka Berbera oo ka hadlay sababta uu […]

Xukuumadda Somaliland ayaa maanta xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa ka sii daysay Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil iyo Muuse Cali Aw Yuuusuf,

Xukuumadda Somaliland ayaa maanta xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa ka sii daysay Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil iyo Muuse Cali Aw Yuuusuf,

Xukuumadda Somaliland ayaa maanta xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa ka sii daysay Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil iyo Muuse Cali Aw Yuuusuf, oo falal argagixiso u xidhnaa ayaa maanta xoriyadoodii loo soo celiyay ka dib madaxweyne Axmed Siilaanyo cafis u fidiyay. Sh. Maxamed Ismaaciil waxa uu jeelka Hargeysa ku xidhnaa todobadii sanadood ee la soo dhaafay, […]

Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wefti balaadhan oo goob joog ka noqda u soo diray munaasibada sanad guurada 20-aad

Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wefti balaadhan oo goob joog ka noqda u soo diray munaasibada sanad guurada 20-aad

Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wefti balaadhan oo goob joog ka noqda u soo diray munaasibada sanad guurada 20-aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii Madax banaanida Somaliland oo maalinta bari ah si weyn looga xusayo dalka gudihiisa iyo dibadiisaba. Weftigan ka socda dalka Jabuuti waxa Hoggaaminaya Wasiirkii hore ee […]

Qareenada oo Daraasad ay Sameeyeen ku Caddeeyey in Xeerka Isgaadhsiintu Waafaqsan yahay Dastuurka‏

Qareenada oo Daraasad ay Sameeyeen ku Caddeeyey in Xeerka Isgaadhsiintu Waafaqsan yahay Dastuurka‏

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Daraasad sharci oo ururka Qareennada Somaliland ku sameeyeen xeerka Isgaadhsiinta Golaha Wakiilladu ansixiyey ayaa caddaysay in aan xeerkaasi gebi ahaanba ka soo horjeedin dastuurka qaranka. Daraasadan oo ururka qareenaddu ay si mugleh u darseen iswaafaqsanaanta xeerka iyo dastuurka oo ay qiimayn qodob qodob ah ku sameeyeen ka dib ay ogaadeen in xeerka Cilmi […]

UDUB Oo shaaciyey wakhtiga Ay Soo Bandhigayaan Waxyaabihii U Horseeday Guul-darrooyinkii Doorashada

UDUB Oo shaaciyey wakhtiga Ay Soo Bandhigayaan Waxyaabihii U Horseeday Guul-darrooyinkii Doorashada

UDUB Oo shaaciyey wakhtiga Ay Soo Bandhigayaan Waxyaabihii U Horseeday Guul-darrooyinkii DoorashadaMay 16th, 2011 Hargeysa(maantaSomaliland.com) Xisbiga UDUB, ayaa markii ugu horreysay shaaca ka qaaday wakhtiga rasmiga ah ee uu soo bandhigayo waxyaabihii u horseeday guul-darrooyinkii uu kala kulmay doorashadii Madaxtinnimada Somaliland ee qabsoontay 26 June 2010, oo si Xisbiga talada haya ee KULMIYE si weyn […]

Taliyaha Booliska Oo Sheegay Inay Si Adag U Adkeeyeen Ammaanka Somaliland Baaqna U Diray Shacbiga “Waxaan Leeyahay Shacbiyow Anagaa Indho Qudhaanjo Iyo Indho Libaaxba Leh ee Nagu Seexda”

Taliyaha Booliska Oo Sheegay Inay Si Adag U Adkeeyeen Ammaanka Somaliland Baaqna U Diray Shacbiga “Waxaan Leeyahay Shacbiyow Anagaa Indho Qudhaanjo Iyo Indho Libaaxba Leh ee Nagu Seexda”

Taliyaha Booliska Oo Sheegay Inay Si Adag U Adkeeyeen Ammaanka Somaliland Baaqna U Diray Shacbiga “Waxaan Leeyahay Shacbiyow Anagaa Indho Qudhaanjo Iyo Indho Libaaxba Leh ee Nagu Seexda” Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Cilmi Rooble Furre (Cilmi Kabaal) ayaa sheegay inay aad u xoojiyeen ammaanka gobolada iyo degmooyinka dalka si ay uga hortagaan falalka […]

Qiimaha Calanka Somaliland oo Cirka Isku shareeray iyo Diyaargarawgii ugu Xooganaa ee Lagu Xuso 18 may oo Somaliland ka Bilaabmay.

Qiimaha Calanka Somaliland oo Cirka Isku shareeray iyo Diyaargarawgii ugu Xooganaa ee Lagu Xuso 18 may oo Somaliland ka Bilaabmay.

Qiimaha Calanka Somaliland oo Cirka Isku shareeray iyo Diyaargarawgii ugu Xooganaa ee Lagu Xuso 18 may oo Somaliland ka Bilaabmay. Dadwaynaha ayaa Muujiyay isla markaana ku Labista Calanka somaliland oo laga Tolay Shaadhadh Daawo Sawiradda Hargeisa (maantasomaliland.com)-Dadwaynaha ku Dhaqan Somaliland ayaa Si aad u heersaraysa ugu Diyaar garoobay Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland 18-may taasi oo […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com