Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Aragti (Page 64)

Inaadeerkaa , Gar iyo Gar-daroba u hiili

Inaadeerkaa , Gar iyo Gar-daroba u hiili

Hawraar Murtiyeed , Soo-jireena ayaa ahayd ” Walaalkaa/Inaadeerkaa Gar iyo Gar-daraba ugu hiili , hawraartaas oo Soo bixiteenkii Islaamkana laggu sharciyeeyey , lagguna Saxay Ujeedadii ay lahayd . Hadaan , kusoo dhawaado , Ujeedayda Hawraartan , Waxaa in dhawaale ah ba soo socotay , Muranka iyo buuqa ka dhashay ,Shirwaynihii 7aad ee Daladda ururadda dhalinyaradda […]

suldaan Cabdilaahi Axmed Cilmi (SULDAANKA BEESHA AXMED CABDALE ) EE EE ARAB Oo Suldaanka Guud ee beelaha ARAB Ku Taageeray Garnaqsigii Madaxweyne Siilaanyo, Raali Gelina Ka Bixiyay Hadal Uu Mudane Ka Tirsan Wakiiladu Ku Weeraray

suldaan Cabdilaahi Axmed Cilmi (SULDAANKA BEESHA AXMED CABDALE ) EE EE ARAB Oo Suldaanka Guud ee beelaha  ARAB Ku Taageeray Garnaqsigii Madaxweyne Siilaanyo, Raali Gelina Ka Bixiyay Hadal Uu Mudane Ka Tirsan Wakiiladu Ku Weeraray Hargeysa(msl)Suldaan Cabdilaahi Axmed Cilmi (Suldaan Laydh) Oo ka mid ah madax-dhaqameedka Beelaha Arab ayaa raali gelin ka bixiyay hadal ka […]

MUSHARAX WARIYE XUSEEN XARBI OO BEENIYAY WARAR BROBAGAANDO AH OO SUUQA LA SOO GALIYAY

MUSHARAX WARIYE XUSEEN XARBI OO BEENIYAY WARAR BROBAGAANDO AH OO SUUQA LA SOO GALIYAY

Wariye xuseen xarbi oo ah musharaxa u taagan inuu ka qub galo tartanka doorashooyinka ee dhawaan ka dhici doona ayaa caawa beeniyay warar brobagaando ah oo ku lidi ah ka qayb qaadashada tartanka baarlamanka oo dhawaanahan suuqa soo galiyeen dad maan gaab ah oo raba inay taageerayaasha tirada badan ee ehel iyo asxaab iyo suxufiyiin […]

doorashau Waa inay dhacdaa Waqtigii loo Cayimay musharax wariye Xuseen xarbi

doorashau  Waa inay dhacdaa Waqtigii loo Cayimay musharax wariye Xuseen xarbi

doorashau waa inay dhacdaa waqtigii loo cayimay hadaanu nahay musharixiinta u tartamaya 2015 waayo caalamkaa ina eegaya , sidaa waxaa yidhi musharaxa wariye xuseen xarbi oo ay weheliyeen musharixiin kale oo ka kala yimid gobalada dalka waxaanu yidhi dawlada iyo hayada kumishanku iyo guurtidu waxay u tahay sumcad taariikhi noqon doonta haday fuliso balse hadii […]

BUSHAARO BUSHAARO AL BEDER ELECTRONICS WAXAA AAD KA HALAYSAA DHAMAAN QALABKA ELECTRONICIS KA EE AAD U BAAHATO HARAGAYSA SOMALILAND

BUSHAARO BUSHAARO AL BEDER ELECTRONICS WAXAA AAD KA HALAYSAA DHAMAAN QALABKA ELECTRONICIS KA EE AAD U BAAHATO HARAGAYSA SOMALILAND

AL BADER ELECTRONICIS OO KU YAALA BADHTAMAHA MAGAALADA HARGAYSA GAAR AHAAN SAKADA ILMA TUYUUB AMA WAXAA UU U DHAXEEYAA FARMASIIGA SOMALILAND IYO INTERNTKA CAGAAR WAYNE AGAGAARKA TOGDHEER TOGDHEER ADOO KA HELI KARA DHAMAAN ADEEGYADA KALA DUWAN SIDA QALABKA SIDA TALAAGADAHA QASAALADAHA MIISKA LABTOPKA LA SAARO IYO WIXII LA MIDA WAXAA KUUGU DIYAARA SHAQAALE JAJABAN OO […]

“Wasiir CUKUSE Adeer Shaqadadii Waad Gabtay Ee Is Casil Oo Kamaad Soo Bixin Xilkii Lagu Igmaday. Adaa ka Masuula Saxaafaddaa Dalka Oo Dhan…..”Fuad Abdi Ismaaciil

“Wasiir CUKUSE Adeer Shaqadadii Waad Gabtay Ee Is Casil Oo Kamaad Soo Bixin Xilkii Lagu Igmaday. Adaa ka Masuula Saxaafaddaa Dalka Oo Dhan…..”Fuad Abdi Ismaaciil

Marka ugu horaysa waxaan caddaynayaa waxani laysku haystaa maaha qodob Constitutional ah,ee waa arin ay Ina dhaxal siisay inagoo ka leexanay jidkii Democratic-ga ahayd. Ragan Ku hirdamaya waxaan ummaddan dan ugu jirin bal waa iga su’aale ayaa doortay? Ilaa 2005 bay meelaha fadhiyaan ku dhow 10 sanno,taasi waxay keentay inay ogadeen inayna jirin shacab iyo […]

SOMALILAND: Veteran Journalist Hussein Harbi Announces Candidacy for the Upcoming Parliamentary Elections Hussein is the first journalist to announce his candidacy for the upcoming parliamentary elections scheduled in June 2015

Somaliland’s upcoming parliamentary race is heating up, with a veteran journalist Hussein Abdi Muhumed Harbi throwing his hat into the ring. Hussein Harbi is best known locally as the former deputy director of stated-controlled Dawan Newspaper and has held senior roles at various news organizations across Somaliland. Currently he is the chief editor of Maanta […]

BUSHAARO BUSHAARO AL BEDER ELECTRONICS WAXAA AAD KA HALAYSAA DHAMAAN QALABKA ELECTRONICIS KA EE AAD U BAAHATO HARAGAYSA SOMALILAND

BUSHAARO BUSHAARO AL BEDER ELECTRONICS WAXAA AAD KA HALAYSAA DHAMAAN QALABKA ELECTRONICIS KA EE AAD U BAAHATO HARAGAYSA SOMALILAND

AL BADER ELECTRONICIS OO KU YAALA BADHTAMAHA  MAGAALADA HARGAYSA GAAR AHAAN SAKADA ILMA TUYUUB AMA WAXAA UU  U DHAXEEYAA FARMASIIGA  SOMALILAND IYO INTERNTKA CAGAAR WAYNE AGAGAARKA TOGDHEER TOGDHEER ADOO KA HELI KARA DHAMAAN ADEEGYADA KALA DUWAN SIDA QALABKA  SIDA TALAAGADAHA QASAALADAHA MIISKA LABTOPKA LA SAARO IYO WIXII LA MIDA WAXAA KUUGU DIYAARA SHAQAALE JAJABAN OO […]

Wax Ka Baro Cudurka Ebola, By: Khalid abdurahman omar (takar)

Ebola oo markii hore loo yaqaanay xumad dhiig bax leh(haemorrhagic fever) waa xanuun si deg deg ah ugu dhaca dadka kaas oo keena dhimasho Bismillaah marki hore waxaan idunku salaamaya salaamta islaamka ASALLAAMU CALAYKUM WARAXMATULLAAH WABARAKAAT maanta qalinka waxaan u qaatay inaan si kooban wax uga qoro cudurka aadka u faafa ee la idhaa EBOLA […]

xuseen xarbi oo ku dhawaaqay in uu ka qayb galayo tartanka baarlamanka somaliland

xuseen xarbi oo ku dhawaaqay in uu ka qayb galayo tartanka baarlamanka somaliland

xuseen cabdi muxumed Xarbi oo ka tirsanaan jiray bahda saxaafada somaliland mudo ku dhaw labaatan sano gaar ahaan ka mid ahaa aasaasayaashii wargayskii geeska afrika ee wasaarada warfaafinta 1994 iyo aasaasayaashii wargayskii maandeeq ee1/1/1998 ee xukuumadii cigaal isagoo ka soo qabtay admin iyo marketink iyo waliba wax soo saarka ilaa uu xuseen cali nuur oo […]

Somaliland: Stockholm Boosts Contents of Annual Development and Humanitarian Envelope

Somaliland: Stockholm Boosts Contents of Annual Development and Humanitarian Envelope

President Silanyo receives Swedish Foreign Minister Yves Rossier at his offices in Hargeisa for discussions on Bi-lateral Relations The governments of Sweden and Somaliland have concurred on the enhancement development and political partnership existing between the two countries. This consensus was reached during a meeting held at the Somaliland presidency in Hargeisa between a visiting […]

Somaliland waxay maraysaa marxalad xaasaasi ah doorashadana ma rabno sidee tii golaha deeganka oo kale CIDINA ma aqbali doonto hab danbe oo xun, waxana la sugaya in ay si xor oo xalaal ah iyo nabad gelyo ku dhaco, waxay u horseedi kartaa Somaliland inay qadarin ka mutaysato bulshadda caalamka, FAALO XUSEEN XARBI

rukunadda ay ku taagan tahay dimuqraadiyaddu waxa ka mid ah inuu hoggaanka dalku ku yimaaddo doorashadda shacabweyne xilkana uu hayo muddo ku cayiman Dastuurka, wakhtiga wakhtigaasi oo aan sinaba loo dhaafi karin duruufo aafooyin oo baahsan oo ku dhaca dalka mooyaane, inkasto oo xaalad adag oo garowshiiyo aan mudnayni la soo darsin dalkeena, haddana dhowr […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com