Home » Entries posted by MaantaSomaliland (Page 60)

Dekadda Berbera oo maanta aan waxba laga Cashuurin iyo Xafiisyadii Maaliyadda oo Haawanaya. iyo afar doonyod oo dakada barbera ka gostay oo u waregay tekada bosaso cashuur lagu kordhiyay awgeed‏

Saaka oo aan booqanay dekeda iyo xafiisyada maaliyada ee kastamka Berbera hadaynu ku horeyno dhinaca barxadaDekeda weyn ee magaalada Berbera oo manta oo kale(Sabtida)looga bartay in ay ka bilaabmaan shqooyin xoogan oo ay kula baxayaan badeecadahooda kala duwan ee dekeda uga soo dega Haddaba saaka oo aan booqanay dekeda iyo xafiisyada maaliyada ee kastamka Berbera […]

ganacsatada Somaliland oo ku dhawaaqay inay joojiyeen gebi ahaanba soo dejinta badeecadaha kasoo degayay Dekeda Berbera! maxay tahay sababtu?

Gudida Ganacsatada oo xalay shir Jaraa,id ku qabtay Ganacsatada wax kala soo degta Dekeda wayn ee magaalada Berbera ayaa si wayn uga biyo diiday Digreeto ka soo baxday Wasaarada Maaliyada Jamhuuriyada Somaliland. Gudida Ganacsatada oo xalay shir Jaraa,id ku qabtay Xafiiskooda Magaalada Berbera ayaa sheegay in Digreeto ka soo baxday Wasaarada Maaliayda taas oo sheegaysa […]

Wasiirkii Hore ee Duulista iyo Hawadda Dr.Cismaan Xasan Mirre waxa uu tacsi u Diray, Qoysaska, labada Marxuum, Ibraahin Maygaag Samatar iyo Cali Asad

Wasiirkii Hore ee Duulista iyo Hawadda Dr.Cismaan Xasan Mirre waxa uu tacsi u Diray, Qoysaska, labada Marxuum, Ibraahin Maygaag Samatar iyo Cali Asad Cismaan Xasan Mirre waxa uu illaahay uga baryay inuu Naxariistii jano ka waraabiyo Wasiirkii Hore ee Duulista iyo Hawadda Dr.Cismaan Xasan oo Goordhawayd Soo Gaadhsiiyay Dhanbaal Tacsi ah Xafiiska Shabakadda Wararka ee […]

Ogaysiis: Xuska Sanad-guuradda 38-aad ee ka soo wareegtay Geeridii Alle ha u naxariistee Abwaankii Waynaa Marxuum C/laahi Suldaan Timacadde.

Shabakadda Timacade News Network (TNN) oo Sanadkiiba hal mar ku qabata Caasimadda Dalka somaliland ee Hargeisa Maamulka Shabakadda Caalamiga ah ee Timacade News Netwrok (TNN) WWW.Timacadenews.com wuxuu kugu Marti qaadayaa ka soo qayb galka Munaasab balaadhan oo lagu Xusayo Sanadguuradii 38-aad ee ka soo Wareegtay Geeridii Alle ha Naxariistee Halyaygii, Waddanigii, Abwaankii Waynaa ee Marxuum […]

Laba nin oo xoola dhaqato ah oo xalay lagu dilay deegaanka oog‏

Qorilugud, February,2 .2 (maantasomalilan)Koox dablay hubaysan oo lala xidhiidhinayo inay ka tirsan yihiin Malayshiyada SSC, ee maalintii doraad dagaalku dhexmaray Ciidanka Somaliland ee ku sugan duleedka Buuhoodle ayaa xalay weerar gaadmo ah ku fuliyay laba nin oo ka tirsan deegaanka Oog. Kadib markii sida ay wararka sheegayaan inay kooxdaa dablayda ahi weerartay labadaa nin oo […]

Madaxtooyada Tacsi…………….

Madaxtooyada Tacsi: Madaxweynaha JSL Oo Diraya Tacsi Ku Aadan Geerida Marxuum Ibraahim Maygaag Samatar Oo Xalay 1.2.11 Ku Baxay Magaalada Tokyo Ee Dalka Jabaan. Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Qaraabadii iyo Asxaabtii iyo Guud ahaanba Shacbiga Reer Somaliland ee uu ka baxay ALLE ha u naxariistee MARXUUM […]

Golaha Wasiirada Somaliland oo maanta Go;aamiyay wakhtiga uu Bilaabanayo Korodhsiimaha Mushaharka Shaqaalaha Dawlada iyo Ciidamadu.

Hargaysa(maantasomaliland)-Xukuumada Somaliland ayaa maanta sheegtay in korodhsiimaha mushaharka shaqaalaha dawlada iyo ciidamadu uu si rasmi ah u bilaabmi doono bisha January ee sanadkan. Sidaasina waxaa lagu sheegay qoraal kooban oo maanta ka soo baxay madaxtooyada Somaliland oo uu ku saxeexanyahay Af-hayeenka Madaxtooyada Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse),arintan ayaa ka danbaysay ka dib markii ay maanta […]

Jaaliyada Sucuudiga Oo Dalka Soo Gaadhsiiyay Agab Isboorti

Hargeysa (Somalilandmaanta)-Jaaliyadda Somaliland ee ku nool dalka Sucuudi Arabia ayaa shalay soo gaadhsiiyey 240 xabo oo kubado ah ururka waayo arag ee horumarinta ciyaaraha. xafladdii wareejinta deeqdan oo lagu qabtay Huteelka Hadhwanaag, waxa ka soo qeyb galay wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta, gudoomiyaha Xisbiga UCID, Salaadiin, qaar ka mid ah dhalin yarada kubadda cagta xubnaha guddida […]

Hargeysa: Xus Loo Sammeeyey Mujaahidiintii Fuliyay Hawlgalkii Afduubka Diyaaradii Somali Airline 1984‏

Hargeysa: (Maanta SomalLand)iXus Loo Sammeeyey Mujaahidiintii Fuliyay Hawlgalkii Afduubka Diyaaradii Somali Airline 1984 Somali Newsgeysa January 26, 2011Xaflad lagu xusayay Mujaahidiintii fuliyey hawlgalkii 1984-kii ay ku afduubeen Dayuuradii Somali-Airline Arport-ka Xamar ee kala ahaa Mujaahidiinta Alle ha u naxariitee Cawil Cadami Burhaan, Baashe Muuse Maxamed iyo Axmed Waraabe, islamarkaanaa lagaga hadlayay guudba taariikh halgameedkii ururkii […]

Waanu ogolahay intii aanu Qeylinaynay inLeeg in Nalagu Qayliyo

“Wuxuu Cimrigeenu ina Tusay UDUB oo Saxaafadii u ooyaysa iyo KULMIYE oo Saxaafadii lagu Canaananayo” (Hargeysa)-Guddoomiyaha Xisbiga  tallada haya ee xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi,  ayaa jawaabo kala duwan ka bixiyay dhaliilo loo jeediyay xukuumadiisa oo la xidhiidhay  xadhiga mid ka mid ah salaadiinta Somaliland iyo xadhiga Guddoomiyihii Wargeyska Madaxa banaan ee Waaheen  Maxamuud […]

Madexweynaha somaliland M/Weyne Siilaanyo Oo la Kulmay Wefti Ka Socday Raasul Khayma Oo Al-Jabiri ku jiro

Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefti arrimo ganacsi u socday oo ka socday Imaarada Raasul Khayma, sidaasna waxa lagu sheegay war saxaafadeed kooban oo uu galabta soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse). Warsaxaafadeedkaasi waxa lagu sheegay inuu weftigaasi ka mid ahaa Ganacsadihii Sucuudiyaanka ahaa Al-jabiri […]

Madaxwayne Siilaanyo oo Dhanbaal hambalyo u diray Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele

Madaxwayne Siilaanyo oo Dhanbaal hambalyo u diray Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele. Aniga oo la socda in uu jamhuuriyadda Djibuti ka socdo dhaqdhaqaaq qiimo weyn ugu fadhiya oo laagu diyaar garoobayo doorashada War-Saxaafadeed Date: 22/01/2011 Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) wuxuu Dhambaal Hambalyo iyo bogaadin ah u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Mudane Ismaaciil […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com