Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 4)

Maayarka Baligubadle oo Lagu Eedeeyay Fadeexado musuqmaasuq iyo Lunsi Hanti Qaran

Maayarka Baligubadle oo Lagu Eedeeyay Fadeexado musuqmaasuq iyo Lunsi Hanti Qaran

Maayarka Baligubadle oo Lagu Eedeeyay Fadeexado musuqmaasuq iyo Lunsi Hanti Qaran December 29th, 2010 Baligubadle – Maayarka Degmada Baligubadle ee Xarunta Gobolka Hawd Colaad Jaamac, ayaa lagu eedeeyay fadeexado musuqmaasuq iyo cashuuro ka soo xarooday Tuulooyinka Degmadaas oo uu ku-tukri-falay. Musuqmaasuqa lagu eedeeyay Maayarka Baligubadle, ayaa soo sababay mushahar la’aan soo foodsaartay shaqaalaha Dawladda Hoose […]

Taliyaha Cusub ee loo soo magacaabay gobolka Gabiley Taliye Axamed Maxamuud Guutaale oo isaguna ka hadlay

Taliyaha Cusub ee loo soo magacaabay gobolka Gabiley Taliye Axamed Maxamuud Guutaale oo isaguna ka hadlay

Cali Case waxaa kale oo uu ka waramay in taliyaha iyo ku xigeenka xilka laga qaaday ahaayeen laba nin oo bilaa balwad ahaa markastana usoo jeeday ilaalinta nabad galyada guud ahaan gobolka Gabiley, isagoo Bashasaab ku xigeenku si kooban uga waramay waxyaabo faro badan oo ay soo wada qabteen tan iyo intii ay wada shaqaynayeen […]

XUKUUMADA OO DIB U SOO CELISAY GUDIDII NABADGELYADA

XUKUUMADA OO DIB U SOO CELISAY GUDIDII NABADGELYADA

XUKUUMADA OO DIB U SOO CELISAY GUDIDII NABADGELYADA,WAXAANA MAANTA MANDHEERA LOO DIRAY 148 MAXBUUS OO LAGA KALA QAADAY SALDHIGA DHEXE IYO SALDHIGA NEW HARGEISA Dec 29 12 2010 Xukumadda Somaliland ayaa maanta si rasmi ah u soo celisay xeerkii xukunka deg deg ahaa ee lagu qaadi jiray dadka amaanka qaranka wax u dhimaaya, madaxweynaha Somaliland […]

shir lagu falanqeenayo sidii tacliinta sare nidaam lagu horumariyo loogu samayn lahaa

shir lagu falanqeenayo sidii tacliinta sare nidaam lagu horumariyo loogu samayn lahaa

Hargeysa December 28th, 2010 (maanta somaliland)- shir lagu falanqeenayo sidii tacliinta sare nidaam lagu horumariyo loogu samayn lahaa uga furtay Huteelka Maasoor ee magaalada Hargeysa masuuliyiinta 17 Jaamacadood oo ka mid ah Jaamacadaha u diwaan gashan Wasaaradaasi. Wasiirka Wasaarada qorshaynta iyo xidhiidhka caalamiga ah Md. Sacad Cali Shire oo ka hadlay ka hadlay furitaankii shirkaasi […]

Ciidamada qaranka oo la sheegay in ay ku ruqaansadeen Tuulada xadka ee Tuka-raq iyo Puntland oo

Ciidamada qaranka oo la sheegay in ay ku ruqaansadeen Tuulada xadka ee Tuka-raq iyo Puntland oo

Ciidamada qaranka oo la sheegay in ay ku ruqaansadeen Tuulada xadka ee Tuka-raq iyo Puntland oo ciidamo u soo dirtay Buuhoodle. Waxa La Sheegay In Ciidanka Puntland Uu Wato Dayr Iska Toos Oo Ka Mid Ahaa Maxaabiistii………… (maantasomaliland)- Ciidamada Qaranka Somaliland ee jiida hore ee Gambadha ee Sool fadhigoodu ahaa ayaa la sheegay inay shalay […]

Madaxweyne Siilaanyo oo la sheegay inuu Chief of Cabinetka Xilka ka qaadayo,

Madaxweyne Siilaanyo oo la sheegay inuu Chief of Cabinetka Xilka ka qaadayo,

Madaxweyne Siilaanyo oo la sheegay inuu Chief of Cabinetka Xilka ka qaadayo, Sifirna u magacaabayo Wasiirka Madaxtooyadda Xulashada Siilaanyo ee Sifir ayaa la sheegayaa inay tahay arrin uu u arko inuu wax kaga bedeli doono Warar la isla dhexmarayo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Somliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu wado qorshe uu xilka kaga qaadayo […]

Maayarka Caasimada Oo Shaaca Ka Qaaday Lacago Is Biirsaday Oo Kaga Maqan Dawlada Dhexe

Maayarka Caasimada Oo Shaaca Ka Qaaday Lacago Is Biirsaday Oo Kaga Maqan Dawlada Dhexe

Maayarka Caasimada Oo Shaaca Ka Qaaday Lacago Is Biirsaday Oo Kaga Maqan Dawlada Dhexe, Meel Ka Dhacna Ku Tilmaamay In Faro Galin Lagu Sameeyo Hanti-Dhawrka Guud tilmaamayna in kharashaadka ay ku dhiseen jidadka caasimada ay ku suurto galiyeen bilihii August Maayarka caasimada Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir ayaa sheegay in dawlada dhexe ay ku leeyihiin […]

Xukumada Somaliland Oo Soo Bandhigtay Maanta Lacago Foojariya Oo Ciidanka Boolisku Ka Soo Qabteen Suuqyada Caasimada Iyo Taliye Cilmi Kabaal Oo Digniin U Diray

Xukumada Somaliland Oo Soo Bandhigtay Maanta Lacago Foojariya Oo Ciidanka Boolisku Ka Soo Qabteen Suuqyada Caasimada Iyo Taliye Cilmi Kabaal Oo Digniin U Diray

Xukumada Somaliland Oo Soo Bandhigtay Maanta Lacago Foojariya Oo Ciidanka Boolisku Ka Soo Qabteen Suuqyada Caasimada Iyo Taliye Cilmi Kabaal Oo Digniin U Diray Shakhsiyaad Faraha Kula Jira Falalka Noocan Oo Kale Ah. Hargeysa (Maant-Somaliland) Dec, 27. 2010- Xukumada Somaliland, ayaa maanta soo bandhigtay lacag foojari oo dad cadow ku ah xasiloonida ka jirta Somaliland, […]

Shirweynihii 5aad ee Dallada Dhalinyara Somaliland ee Sonyo oo maanta Furmay.

Shirweynihii 5aad ee Dallada Dhalinyara Somaliland ee Sonyo oo maanta Furmay. Shirweynahan waxa lagu casuumay oo ka soo qaybgelay Madaxweyne Ku Xigeenka…………. Hargaysa(Maanta Somaliuland):-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Eng. C/raxman C/laahi Ismaciil ( Saylici) ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirweynihii 5aad ee Dallada Dhalinyarada ee Somaliland SONYO waxanu shirkaasi ka furmay Hotel Ambasodor ee maglada […]

Xildhibaano Ka tirsan G.Barlamaanka oo Soo Dhaweeyay Baadhista Hanti dhawrka

Xildhibaano Ka tirsan G.Barlamaanka oo Soo Dhaweeyay Baadhista Hanti dhawrka

Xildhibaano Ka tirsan G.Barlamaanka oo Soo Dhaweeyay Baadhista Hanti dhawrka ee Laamaha Dawlada ee Gobalka Saaxil ee Caasimadiisa Berbera Hargeysa (Somaliland-Maanta)- Xildhibaano ka tirsan Goleyaasha Wakiilada iyo deegaanka Berbera ayaa shalay soo dhaweeyay talaabada uu hanti dhawrka guud ku baadhayo laamaha dawlada ee magaalada Berbera iyo gobolka Saaxil. Mudaneyaashaasi waxay sidaasi ku sheegeen shir jaraa’id […]

Dil Xalay Ka Dhacay Agagaarka Tiyaatarka Magalada Hargeysa iyo Tuugta oo kusoo badanaysa Caasimada Fara baasna ku haysa

Dil Xalay Ka Dhacay Agagaarka Tiyaatarka Magalada Hargeysa iyo Tuugta oo kusoo badanaysa Caasimada Fara baasna ku haysa

Dil Xalay Ka Dhacay Agagaarka Tiyaatarka Magalada Hargeysa iyo Tuugta oo kusoo badanaysa Caasimada Fara baasna ku haysa Hargeysa (Somaliland-maanta)- Waxa xalay Toori lagu dilay agagaarka tiyaatirka nin dhalinyaro ah oo magaciisa la odhan jiray Marxuum- Guuleed Cabdoo Cadaawe, waxaana la sheegay in ninkii dilay oo ay saaxiib ahaayeen marxuumka uu aabihii keenay. Sidoo kale, […]

Masiibooyinka Dhaca Waa Mid Bani’aadamku Sabab U Yahay

Masiibooyinka Dhaca Waa Mid Bani’aadamku Sabab U Yahay

Masiibooyinka Dhaca Waa Mid Bani’aadamku Sabab U Yahay Barkhad-ladiif M. Cumar Masiibooyinka dhaca waa mid bani’aadamku gacmihiisa ku gaysto, isagoo dhaadin waxa ay bari iman doona, ayuu ficilo dulmi iyo bani’aadmiga ka baxsan ku talaabsadaa. Inta uu bani’aadmiga iska ilaalinayo isla markaana aanu xasuusnayn in uu ilaahay arkayo ayuu ku kaca waxyaalo aan fiicnayn. Qisooyinku […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com