Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 760)

Madaxweynaha Somaliland Oo Baaq Nabadeed U Diray Kooxaha Dagaalada ka Wada

Hargeysa (maantasomaliland)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta soo saaray baaq nabadeed oo uu u diray kooxaha nabadgelyo darrada ka wada bariga dalka. Sidaasi waxa lagu sheegay war saxaafadeed uuAfhayeenka Madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir soo saaray kaasi oo u dhignaa sidan:- “Bismillaahi Raxmaani Raxiin, marka hore waxaan tacsi u dirayaa cid kasta […]

Shirkadda Telecom Oo Faahfaahin Ka Bixisay Adeegyada Ay Bulshada U Qabato

Shirkadda Telecom Oo Faahfaahin Ka Bixisay Adeegyada Ay Bulshada U Qabato Maamulka shirkadda isgaadhsiinta Telecom ayaa sheegay in ay yihiin shirkaddii ugu horaysay ee dalka ka hirgelisay adeega ku shubashada lacagta ee Mobile-ka , isla markaana ay wadaan qorshayaal cusub oo ay dadwaynaha ugu soo kordhinayaan adeegyo cusub oo faa’iido u leh dhinacyada horumarka dhaqaalaha. […]

Hagoogane (maantasomaliland)-Warar Xogogaal ah oo aanu goor dhawayd ka helnay Xogo ku dhaw dhaw jiida hore ee furinta dagaalku ka dhacay shalay ee hagoogane ayaa sheegay in 70 nin oo lagu tuhunsanyahay inay ka tirsanyihiin kooxaha Alshabaab oo ku jira dhaam wayn oo biyaha laga cabi jiray wakhtiga gu,ga oo ka qodan deegaankasi kuwaasi oo dhufays ka dhigtay,isla markaana ku haysta hubkii iyo raashinkii ay isticmaalayeen.

70 Nin oo loo malaynayo inay ka tirsanyihiin alshabaab oo Ciidanka Qaranku Ku gadolinium Dhaam ku yaala Hagoogane. Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa ku Wareegsan isla markaana gaadh ka haya Nimankaasi ku jira dhufayska Hagoogane (maantasomaliland)-Warar Xogogaal ah oo aanu goor dhawayd ka helnay Xogo ku dhaw dhaw jiida hore ee furinta dagaalku ka dhacay shalay […]

Xisbiyada Qaranku Maxay Ka Yidhaahdeen Dagaalkii Maanta Ka Dhacay Hag

Xisbiyada Qaranku Maxay Ka Yidhaahdeen Dagaalkii Maanta Ka Dhacay Hag Hargeysa21 /3/11 (maantaSomaliland)- Sadexda xisbi qaran ayaa si isku mid ah uga hadlay dagaalka ka socda deegaanka u dhaxeeya Buuhoodle iyo qori lugud, waxaanay sheegeen in codow soo weeraray ciidamada qaranka isla markaasna waxay ku baaqeen in loo midoobo difaaca dalka. Hoggaamiyeyaasha sadexda xisbi qaran […]

Magaalada Hargeysa Oo Si Weyn Looga Xusay Maalinta Dhaliyarada Somaliland Oo Ku Suntan 29 Guurada Ka Soo Wareegatay Maalintii Dhagar Xuurka Dhalinyaradii UFFO

Magaalada Hargeysa Oo Si Weyn Looga Xusay Maalinta Dhaliyarada Somaliland Oo Ku Suntan 29 Guurada Ka Soo Wareegatay Maalintii Dhagar Xuurka Dhalinyaradii UFFO Hargeysa(Maantasomaliland)- waxa Guud ahaan dalka maanta si weyn looga xusay maalinta dhalinyarada Somaliland oo ku beegan 20. Febuary oo sida oo kale ku astaysan xuska sanad Guuradii 29 ee ka soo wareegatay […]

Ciidanka Amaanka Magaalada Hargeysa Oo Xalay Saqdii Dhexe Gacanta Ku Dhigay Rag Looga Shakiyey Falal Argagixiso Oo Laga Fuliyo Gudaha Somaliland.

Ciidanka Amaanka Magaalada Hargeysa Oo Xalay Saqdii Dhexe Gacanta Ku Dhigay Rag Looga Shakiyey Falal Argagixiso Oo Laga Fuliyo Gudaha Somaliland. Hargeysa) Feb. 20, 2011 – Ciidanka amaanka ee magaalada Hargeysa oo kaashanaya hay’ada sirdoonka qaranka ayaa xalay gacanta ku dhigay todoba nin mar ay hawlgal ka fuliyeen hotel ka mida hoteelada caasimada ku yaalla […]

Guddida Gurmadka Abaaraha Qaranka Oo Galabta Shaaciyey In Gacantooda Ay Soo Gashay Lacag Qadarkeedu Dhan Yahay 258,568 Oo Dollarka Ma. raykanka Ah

(Hargeysa ) Feb. 19, 2011- Guddida abaaraha qaranka dalka, ayaa galabta ku dhawaaqay inay gacantooda soo gashay lacag cadadkeedu dhan yahay 258, 568 Dollar, taasoo ay guddida abaaraha ay soo gaadhsiiyeen shirkedaha ganacasiga iyo qaar ka mida hay’adaha wadaniga oo kaga qaybgalaya wax ka qabashada abaaraha ba’an iyo biyo la’aanta dalka ka jirta, isla markaana […]

Xukumada Somaliland Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadalo Ka Soo Yeedhay Maamu-gobolleedyada Puntland iyo Galmudug, Digniina U Jeedisay Cida Ku Hawlan Hurinta Shaqaaqada Ka Taagan Kalshaale.‏

Hargeysa maantasomaliland) Feb. 19, 2011- Xukumada Somaliland, ayaa si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay maamul-gobolleedyada Puntland iyo Galmudug oo sheegay inay u qabayanayaan shir dib u heshiisiineed kooxaha ku hirdamaya gacan ku haynta siyaasada Somaliya, isla markaana ay Somaliland qayb ka tahay cida shirkaas loo qabanayo. Xukumada, ayaa sheegtay in aanay Somaliland shirkaasi […]

Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Oo Ku Tilmaamay Shirkii Uu Kaga Qaybgalay London Guul Diblumaasiyadeed, Eedayn Culusna U Soo Jeediyay Xisbiyada Mucaaradka.

Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Oo Ku Tilmaamay Shirkii Uu Kaga Qaybgalay London Guul Diblumaasiyadeed, Eedayn Culusna U Soo Jeediyay Xisbiyada Mucaaradka. Hargeysa (maantasomaliland) Feb. 19, 2011- Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar, oo saaka ka soo dagay madaarka caalamiga ee Magaalada Hargeysa ka dib markii u dhawaan kaga qayb galay Magaalada London shir […]

Madaxwayne siilaanyo oo maanta qaabilay wafti uu hogaaminaayo wasiir ku xideenka arimaha dibada ee dalka norway oo socdaal maanta dalka ku yimid‏

Hargeysa(MaantaSomaliland-) Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti culus oo ka socday dalka Norway oo uu Hoggaaminayay Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibada MR. ESPEN BARTH EIDE. Weftigaasi oo ka koobnaa lix xubnood waxay saaka ka soo degeen madaarka caalamiga ah ee Magaalada Hargeysa waxaana iyagoo ammaankooda aad loo adkeeyay […]

War Deg dega: Wasiir ku xigeenka Hawlaha Guud ee Dawlada TFG Oo Maanta Lagu Xidhay Hargaysa

Hargeysa (maantasomaliland):- Wasiir kuxigeenka Wasaarada hawlaha guud iyo Guryeynta Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Cali oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland ayaa ku xidhan Madaarka Caalamiga ah ee  Egal International Airport ee Magaalada Hargeysa. Sidaa waxa Shabakada Wararka ee maantasomaliland  u xaqiijiyey sarkaal ka tirsan hawlwadeenada Airport-ka Hargaysa waxaana masuulkan xadhigiisa loo cuskaday inuu si sharci-daro […]

Hay’ada NPA Oo Hawlo Biyo Dhaamis Ah Ka Bilowday Gudaha Magaalada laascaanood‏

Hay’ada NPA Oo Hawlo Biyo Dhaamis Ah Ka Bilowday Gudaha Magaalada laascaanood  February 16, 2011 Waxaa qaybo kamid ah magaalada lagu arkayay dad badan oo safaf ku jira oo ka faa’iidaysanaya hawlahan Hay’ada NPA ayaa hawlo Biyo Dhaamis ah ka bilowday gudaha magaalada Laascaanood iyadoo biyahaas gaadhsiinaysay dadka ku nool xaafadaha kala duwan ee magaalada […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com